Qalib Clinic & 4D Ultrasound

Qalib Clinic & 4D Ultrasound Health care services you can trust with its high quality, certified and experienced renowned health proffessionals.

Juma mubarak Clinic & 4D Ultrasound
26/02/2026

Juma mubarak
Clinic & 4D Ultrasound

26/02/2026

Hooyooyinkii ka badbaaday qaliimada kadib markii aan bilownay barnaamijka cusub ee Maternal Fetal Medicine Diagnostic

Way naga go'antahay inaan hormarino baaritaanada casriga ah si lamid ah dunida
Qalib Clinic & 4D Ultrasound
Xarunta baaritaanada casriga ah ee 4D/5D ultrasound
Location: Isgoyska banaadir kasoo horjeedka wasaarada arimaha dibada
Ka jaro numberkaaga : 61 1177748

Hooyada uurka leh way soomi kartaa haddii aysan wax dhibaato ah ku keenayn iyada iyo ilmahaContact :61 1177748Qalib Clin...
26/02/2026

Hooyada uurka leh way soomi kartaa haddii aysan wax dhibaato ah ku keenayn iyada iyo ilmaha
Contact :61 1177748
Qalib Clinic & 4D Ultrasound

Cunto nafaqo leh waa furaha caafimaadka hooyada iyo cunuggeedaContact :61 1177748Qalib Clinic & 4D Ultrasound
24/02/2026

Cunto nafaqo leh waa furaha caafimaadka hooyada iyo cunuggeeda
Contact :61 1177748
Qalib Clinic & 4D Ultrasound

Maternal-Fetal Medicine Diagnostic →“Baaritaanka caafimaadka hooyada iyo ilmaha uurka si loo ogaado xaaladaha khatarta l...
22/02/2026

Maternal-Fetal Medicine Diagnostic →
“Baaritaanka caafimaadka hooyada iyo ilmaha uurka si loo ogaado xaaladaha khatarta leh”

🔹 Maxaa ka mid ah baaritaannada (Diagnostics) ee MFM:

Ultrasound-ka horumarka ilmaha

Cabbirka, dhaqdhaqaaqa, iyo korriinka ilmaha

Baaritaanka dhiigga hooyada

Hormoonnada, sonkorta, infekshannada

Fetal Echocardiography

Qiimeynta qalbiga ilmaha

Amniocentesis / Chorionic Villus Sampling (CVS)

Baaritaanka hiddo-wadaha iyo cudurada dhaxalka ah

Non-Stress Test (NST) iyo Biophysical Profile (BPP)

Kormeerka garaaca wadnaha ilmaha iyo dhaqdhaqaaqa

🔹 Faa’iidada:

Waxay ka hortagtaa khataraha hooyada iyo ilmaha

Waxay ogaaneysaa cudurada ilmaha ama hooyada horay

Waxay u sahlaysaa dhakhtarka inuu sameeyo qorshe daaweyn ama dhalid ammaan ah

💡 Fariin Kooban:
Maternal-Fetal Medicine Diagnostic waa baaritaan horumarsan oo diiradda saaraya caafimaadka hooyada iyo ilmaha, gaar ahaan xaaladaha khatarta leh ama uurka halista ku jira.
Contact :61 1177748
Qalib Clinic & 4D Ultrasound

21/02/2026

Ma soomi karaan Hooyo uurka leh & Tan nuujineysa?

Himiladeennu waa inaan kor u qaadno baaritaannada caafimaad waliba si heer caalami ah Contact :61 1177748Qalib Clinic & ...
19/02/2026

Himiladeennu waa inaan kor u qaadno baaritaannada caafimaad waliba si heer caalami ah
Contact :61 1177748
Qalib Clinic & 4D Ultrasound

Waxan ugu hambalyeyneynaa dhamaan bulshada soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadan. 🌙
17/02/2026

Waxan ugu hambalyeyneynaa dhamaan bulshada soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.

🌙

16/02/2026

Dr Abdiwali ~ Muxuu barnaamijkaan cusub usoo kordhinayaa umalada soomaaliyeed

Way naga go'antahay inaan hormarino baaritaanada casriga ah si lamid ah dunida
Qalib Clinic & 4D Ultrasound
Xarunta baaritaanada casriga ah ee 4D/5D ultrasound
Location: Isgoyska banaadir kasoo horjeedka wasaarada arimaha dibada
Ka jaro numberkaaga : 61 1177748

Waxaan diiradda saareynaa tayada baaritaannada si ay ula jaanqaadaan horumarka caafimaad Clinic & 4D Ultrasound
15/02/2026

Waxaan diiradda saareynaa tayada baaritaannada si ay ula jaanqaadaan horumarka caafimaad
Clinic & 4D Ultrasound

12/02/2026

Mid kamid ah Bandhigyada caafimaad uu ugu muhiimsanaa sanadkaan

Xarunta qalib clinic ayaa soo bandhigtay Barnaamijka
Maternal-Fetal Medicine Diagnostic oo wax badan ka qabanaya caafimaadka hooyada uurka leh & ubadkeeda

Way naga go'antahay inaan hormarino baaritaanada casriga ah si lamid ah dunida

Qalib Clinic & 4D Ultrasound
Xarunta baaritaanada casriga ah ee 4D/5D ultrasound
Location: Isgoyska banaadir kasoo horjeedka wasaarada arimaha dibada
Ka jaro numberkaaga : 61 1177748

Junk Food waxay kordhiyaan dufanka dhiigga Contact :61 1177748 Clinic & 4D Ultrasound
12/02/2026

Junk Food waxay kordhiyaan dufanka dhiigga
Contact :61 1177748
Clinic & 4D Ultrasound

Address

Isgoyska Banaadir Ama Ka Soo Horjeedka Wasarada Arrimaha Dibada
Mogadishu
252

Telephone

+252618101671

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalib Clinic & 4D Ultrasound posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Qalib Clinic & 4D Ultrasound:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram