FuadSinyoora

FuadSinyoora Sinyoora

1% Maalin kasta ka sii fiicnaaw.💪Tallaabooyin yaryar ayaa dhisa horumar aan la joojin karin, sii wad—naftaada mustaqbalk...
30/01/2026

1% Maalin kasta ka sii fiicnaaw.💪

Tallaabooyin yaryar ayaa dhisa horumar aan la joojin karin, sii wad—naftaada mustaqbalka ayaa kaaga mahadcelin doonta.👨

02/01/2026

Habaryar raali ahow, iyo aniga habaryartaada ma ihi ka dhacday.!😀

Kahor intaadan furin sanad cusub ama baal cusub oo noloshaada ah, hubi inaad si fiican u akhrisay cutubyadii h**e oo aad...
01/01/2026

Kahor intaadan furin sanad cusub ama baal cusub oo noloshaada ah, hubi inaad si fiican u akhrisay cutubyadii h**e oo aad wax ka baratay.!😎

01/01/2026.🙏

28/12/2025

17 February 2026,
1st Ramadan! Alhamdulillah.🤍

26/12/2025

Nuurto Jeeloow ka leexo.

 #جمعه مباركه اللهم صل وسلم و بارك على نبينا و حبيبنا و قدوتنا محمد ﷺﷺ ❤🌙🕌   💭🌾جمـ۶ــتڰم طيــبة 💭♥* جمــــﷺــــعة ♥ مبار...
18/12/2025

#جمعه مباركه اللهم صل وسلم و بارك على نبينا و حبيبنا و قدوتنا محمد ﷺ
ﷺ ❤🌙🕌
💭🌾جمـ۶ــتڰم طيــبة 💭♥* جمــــﷺــــعة ♥ مباركــــﷺـــــة * ♥
أسأل الله لكم راحة القلب وتفريج الكرب وغفران الذنب♥

❤️【جــــٍمعٍہ_مبـــآرٍگہ】❤️

12/10/2025

HAMBALYO:🇸🇴👏
12 October 1954________________12 October 2025.

Maanta waa maalin weyn waxa ay ku beegan tahay markii 71 sanno ka hor la taagay Calanka Soomaaliyeed oo ka turjumaya Qarannimada, Gobonnimada, Midnimada iyo Wadajirka ummadda Soomaaliyeed oo halgan dheer u soo gashay sidii ay xornimadeeda u hanan lahayd, Calan xor ahna u yeellan lahayd.🎉

FuadSinyoora.

Hooyadu waa tan guriga oo dhan dhabarka ku sidata.!💗
08/10/2025

Hooyadu waa tan guriga oo dhan dhabarka ku sidata.!💗

Waxay si wadajir ah u raadiyaan cunto qoyska.😚
11/07/2025

Waxay si wadajir ah u raadiyaan cunto qoyska.😚

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615543588

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FuadSinyoora posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to FuadSinyoora:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram