Himilo Hospital - Galdogob

Himilo Hospital - Galdogob Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Himilo Hospital - Galdogob, Hospital, Mogadishu.
(1)

๐Š๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐จ๐จ๐ฐ ๐ข๐ฌ๐›๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‡๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐จ,
๐†๐š๐ฅ๐๐จ๐ ๐จ๐›, ๐Œ๐ƒ๐† ๐๐‹ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š
Tell: โ˜Ž๏ธ 090-5564992 /5564982
HOOYADA & DHALLAANKA
QALLIIMADA GUUD
CUDURRADA GUUD & CARRUURTA
DHAKHTARKA NEERFAHA & MADAXA
DIGITAL X-RAY/ULTRASOUND

Mid kamida xaaladaha caafimaad ee bulshadeena kusoo badanaya weeyaan xanuunkan METABOLIC SYNDROME oo ah isku darka xaaal...
23/04/2026

Mid kamida xaaladaha caafimaad ee bulshadeena kusoo badanaya weeyaan xanuunkan METABOLIC SYNDROME oo ah isku darka xaaalahaan hoos kuxusan ee shanta ah:

1. Caloosha dhexda
2. Dufanka nuuca triglycerideska oo 150mg/dl kabadan.
3. Dufanka fiican ee HDL oo 40mg/dl kayaraada
4. Cadaadiska dhiiga oo dhaafa 130/85 mmHg
5. Xaddiga sonkorta ee cuntada kahor subixii oo kabata 100mg/dl ama qofkoo qaba macaanka nuuca type2 ga.

๐Ÿ‘‡intaanba waxaa masuul ka ah qaab nololeedkaaga oo xunโš ๏ธ

Dr Abdisalan Hassan Abdi

"Waxay qaadatay 200 xabbo oo kaniinka Prednisolone ah 2 bilood gudahood! Maalinkii 2 xabbo taaso ah 10mg, waxayna dhaxal...
23/04/2026

"Waxay qaadatay 200 xabbo oo kaniinka Prednisolone ah 2 bilood gudahood! Maalinkii 2 xabbo taaso ah 10mg, waxayna dhaxalsiisa xaalad caafimaad oo halisteeda leh".

Ma ogtahay in aad daawo cudur ka qaadi karo?! Sidoo kalana aad xataa sababsan karto oo aad naftaada ku waayi karto?

Waa halis weyn in aad daawo qaadato waliba kuwa u baahan in dhakhtar ama xirfadle caafimaad kuu qoro.

Mid ka mid ah daawooyinka ugu halista badan ee si xun ama si qaldan loo qaato weeye daawadaani!

๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š'๐๐š๐š๐๐ฎ ๐Ÿ“๐ŸŽ+ ๐ซ๐š๐  ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐๐จ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ญ๐š๐๐š.Himilo Hospital - Galdogob ugusoo hagaa...
23/04/2026

๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š'๐๐š๐š๐๐ฎ ๐Ÿ“๐ŸŽ+ ๐ซ๐š๐  ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐๐จ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ญ๐š๐๐š.

Himilo Hospital - Galdogob ugusoo hagaag daaweynta & qalliimada guud oo dhan.

La kulan Dr. Tsedalu Worku , MD, MRCS.
Khabiir qalliimada guud & uur-kujirta.

Qeybta Iskaannada ee Himilo Hospital oo lagusoo kordhiyay iskaan cusub oo baaritaanada uur-kujirta iyo jirka qaybo badan...
20/04/2026

Qeybta Iskaannada ee Himilo Hospital oo lagusoo kordhiyay iskaan cusub oo baaritaanada uur-kujirta iyo jirka qaybo badan oo ka mid ah loo adeegsado.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa SomBank iyo shirkadda qalabka caafimaadka ee oo la'aantood aysan tallaabadaani suurtoobi lahayn.

Ogaansho saxan oo cudurka ah ayaa horseedi kara daaweyn saxan.

Yoolkeennu waa tayaynta qalabka, xirfadlayaasha & baaritaannada si aad u heshaan adeeg caafimaad oo tayo leh.

Qandhada Dheengi ( Dengue Fever) oo ah xanuu qandho ah oo ay gudbiso   ayaa laba-kacleeyay maalmahaan, ayada oo laga dii...
18/04/2026

Qandhada Dheengi ( Dengue Fever) oo ah xanuu qandho ah oo ay gudbiso ayaa laba-kacleeyay maalmahaan, ayada oo laga diiwaangaliyay Himilo Hospital - Galdogob bukaanno badan oo booqday Bukaan-socodka & gar-gaarka dag-dagga ah, qaarkoodna la jiifiyay, mararka qaar waxaa jira aw darnaan karo xanuunkaan asaga oo yaraynaya unugyada xinjirta oo keenaya dhiig-bax, taas oo hadda la arkayo deegaankeenna, fadlan raac tilmaamaha hoos ka muuqda.

๐— ๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ Himilo Hospital - Galdogob ka heshid adeeg caafimaad in ay kuu ururayaan   ku...
18/04/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ Himilo Hospital - Galdogob ka heshid adeeg caafimaad in ay kuu ururayaan kuwaas oo aad ku heli karto adeeg caafimaad adiga oo aan lacag bixin, sawirka hoose ka eeg faah-faahin.

12/04/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS SHAQO BANAAN

Waxay xarunta Himilo Physiotherapy & Rehab Center qaadanaysaa boosas kalkaalin (Nursing Assistant โ€“ Physiotherapy Support) xirfad leh oo dadaal badan si ay ugu adeegaan bulshada

๐Ÿ“ Goobta: Galkacyo, Puntland
๐Ÿ”ข Tirada Boosaska: 2
๐Ÿง‘โ€๐Ÿง‘โ€๐Ÿง’ 1 Rag ah iyo 1 Dumar ah
Shuruudaha:
โœ”๏ธ Waa inuu/ay leedahay aqoon kalkaaliso
โœ”๏ธ 2 Sano oo khibrad shaqo oo la xiriirta caafimaadka
โœ”๏ธ Xirfad wanaagsan oo daryeel bukaanka ah
โœ”๏ธ Awood u leh kooxnimo u shaqaynta

Sida loo codsado:
Fadlan ku soo dir CV-gaaga adigoo buuxinaya foomkan:
๐Ÿ‘‰ https://forms.gle/BBhYYimUGZfbHKVW6

๐Ÿ“… Deadline: 16 - 04 - 2026

Kaliya dadka la soo xusho ayaa lala soo xiriiri doonaa.

07/04/2026

Wax weyn ayaa dhowaan la soo bandhigi doonaa!!! ๐Ÿ‘€

07/04/2026
Saalada qalliinka iyo subax kale oo qalliin culus guul kusoo dhammaaday, Eebbaa mahad leh.Another morning in the Operati...
06/04/2026

Saalada qalliinka iyo subax kale oo qalliin culus guul kusoo dhammaaday, Eebbaa mahad leh.

Another morning in the Operation theatre, just concluded a major Operation, for the first time in Galdogob, All thanks to Allah.

Full case report Coming soon..

Jumca wanaagsan ๐ŸŽ Himilo Hospital - Galdogob
02/04/2026

Jumca wanaagsan ๐ŸŽ Himilo Hospital - Galdogob

Guulaystaha waydiintii udanbaysay waa Bintu Apdullahi Sh Mohamed , Hanbalyoโœจ๏ธ. : Sheeg halka ugu saxan ee laga ogaado si...
30/03/2026

Guulaystaha waydiintii udanbaysay waa Bintu Apdullahi Sh Mohamed , Hanbalyoโœจ๏ธ.

: Sheeg halka ugu saxan ee laga ogaado sidka hooyada uurka leh?
: laga bilaabo maalinka 1aad ee caadadii ugu danbaysay (LMP).

Fadlan ku xirnoow bogeenna Himilo Hospital - Galdogob

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252905564982

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Hospital - Galdogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Himilo Hospital - Galdogob:

Share

Category