Al-Ihsan Specialist Hospital

Al-Ihsan Specialist Hospital NAGU SOO BIIR OO NAGU SOO BOQO XARUNTENA Al-Ihsan Specialist Hospital. KPP/DEGHODON/MUQDISHO/SOMALIA
(1)

Al Ihsan Specialist Hospital was founded in 2002, by Dr. Mohamud Ahmed (Dr. Shiine) with Eye Camp Program. Over the years, this organization has evolved into a sophisticated network dedicated to compassionate service for sight. The Al Ihsan Specialist Hospital now serves as a model, for Mogadishu, and the rest of the Somalia. Over 50% of our services are provided for free, or at a steeply cost reduction.

15/04/2026

Bishaaro Bishaaro
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan waxa kusoo biirtay Dr Bahja Abdirisak Elmi oo ah khabiirad ku takhasustay Daawaynta xanuunada ku dhaca maqaarka iyo Qurxinta iyo daryeelka maqaarka.
Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

13/04/2026

Bishaaro Bishaaro
Isbitaalka Takhusisaga ah ee Alihsan waxa kusoo biiray Dr Sakariye Xuseen oo ah khabiir ku takhasusay Dawaynta iyo Qalliimada lafaha.

Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

Bishaaro BishaaroIsbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan waxa kusoo biirtay Dr Bahja Abdirisak Elmi oo ah khabiirad ku takh...
10/04/2026

Bishaaro Bishaaro
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan waxa kusoo biirtay Dr Bahja Abdirisak Elmi oo ah khabiirad ku takhasustay Daawaynta xanuunada ku dhaca maqaarka iyo Qurxinta iyo daryeelka maqaarka.

Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

09/04/2026

  Caafimaadku waa hantida ugu weyn ee aan leenahay. Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan waxa ka go’an inaan bulshada si...
07/04/2026


Caafimaadku waa hantida ugu weyn ee aan leenahay.
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan waxa ka go’an inaan bulshada siino adeeg caafimaad oo tayo leh iyo wacyigelin joogto ah.

🎉 Xafladda Daah-furka Al Ihsan Medical Center 🎉Bulshada Muqdisho gaar ahaan Waabari, waxaa si qurux badan loo qabtay xaf...
07/04/2026

🎉 Xafladda Daah-furka Al Ihsan Medical Center 🎉
Bulshada Muqdisho gaar ahaan Waabari, waxaa si qurux badan loo qabtay xafladda daah-furka Al Ihsan Medical Center 🏥
Xafladdu waxay ahayd mid heer sare ah, oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin, dhaqaatiir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
✨ Waa bilow cusub oo adeeg caafimaad oo tayo leh loogu adeegayo bulshada.
Caafimaadkaaga waa mudnaanteena! 💙
👉

31/03/2026

Bishaaro Bishaaro
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan wuxuu idiinku bishaaraynayaa in uu idiin soo kordhiyey badhitaanka Xasaasiyadda ( Allergy Test ) casriya iyo dawaynta Xasaasiyadda, Fadlan h**e usoo gaadh.
Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

 Maanta waxaa Isbitaalka Takhasusiga ah ee Al Ihsan lagu qabtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Allergy iyo Immunotherap...
31/03/2026


Maanta waxaa Isbitaalka Takhasusiga ah ee Al Ihsan lagu qabtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Allergy iyo Immunotherapy, kaasoo ay ka faa’iideysteen shaqaalaha iyo dhakhaatiirta. Tababarkani wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo aqoonta iyo tayada adeegyada caafimaad
Waxaana tababarkaas. Bixinaysay
.L*l Salad .

Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

28/03/2026

Bishaaro Bishaaro
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan wuxuu idiinku bishaaraynayaa in uu idiin soo kordhiyey badhitaanka Xasaasiyadda ( Allergy Test ) casriya iyo dawaynta Xasaasiyadda, Fadlan h**e usoo gaadh.

Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

28/03/2026

Waa maxay xasaasiyaddu ?
Sidee loo daaweeya ?
Dr L*l Salad Ali kana hawl gasha Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan ayaa inooga warbixinaysa Xasaasiyadda ( Allergy ).

Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

25/03/2026

Waa maxay tuugga aragga xada (Glaucoma) ?
Dr Shiine oo ah khabiir ku takhasusay xanuunada iyo qalliimada indha ayaa inoo faahfaahinaya (Glaucoma) biyaha indhaha ku furma.

Soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ah ee Alihsan manta.
https://linktr.ee/Alihsanhospital

Address

AL IHSAN SPECIALIST HOSPITAL, Kpp Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Ihsan Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al-Ihsan Specialist Hospital:

Share

Category

Istbitaalka Takhasusiga Al-Ixsaan

Isbitaalka Takhasusiga ah ee Al-Ixsaan “Al Ihsan Specialist Hospital” Waa magaca cusub ee lagu badalay magacii h**e ee ay bulshadu h**ey u taqaanay oo ahaa “Isbitaalka Indhaha ee Al-Ixsaan”.

Isbitaaalka Al-Ixsaan waa dayax iftiinkiisu gaaray dhamaan goboladda soomaaliya, waxaa la aasaasay 2015-kii, wuxuuna ahaa isbitaal u gaar ah cudurada ku dhaca indhaha oo kaliya,

Intii uu soo shaqeynayay wuxuu noqday isbitaal ka hormarsan isbitaalada kale agab ahaan iyo dhakhaatiir ahaanba, taasoo keentay in uu noqdo isbitaal kasoocan kuwa lamidka ah oo ay soomaalidu meel kasta oo ay joogto uga timaado si looga haqabtiro baahiyaha caafimaad ee ay u baahan yihiin,

Wakhti kooban kadib, waxaa isbitaalka lagu soo kordhiyay qeybta ENT-ga ama “Cudurada Cunaha, Sanka iyo Dhegaha” qeybtaas oo ay baahideeda aad u taagneyd xilligaas, sidoo kale