Sixa hospital

Sixa hospital Peace of allah be upen you
first and formost i would like to thank allah(S.W)
welcome
the director is dr.mahad (shiine) and his son mr.liibaan (dalmar)

mudnaanteenu waa caafimaadkaaga

halka uu ku yaalo hospital ka kasoo horjeed isbitaal banaadir

Wiixii macluumaad ah oo soo kordho waxaa idinkugu soo diri doonaa bogeena facebooka    F.G  fadlan hadii aad haysid talo...
17/10/2015

Wiixii macluumaad ah oo soo kordho waxaa idinkugu soo diri doonaa bogeena facebooka

F.G fadlan hadii aad haysid talo ku saabsan fadlan noo soo dir text message nambarka 0619875499/ 0695919001

17/10/2015

Fadlan saar like , comment and share

17/10/2015

بسم الله الرحيم الرحيم
السلام عليكم ورحمة الله تعالا
Maanta oo ay taariiqdu tahay 17/10/2015 waxaa dhamaan dadka daneynaya caafimaadkooda waxaa la ogeysiinayaa in ay qeyb cusub lafuray laantiisa wadajir wadada jaziira .
Maalinta ay taaariiqdu ku beegan tahay 18/10/2015 ama 19/10/2015 00 ah maalinta axada ah ama maalinta isniinta waxaa jiro isdiiwaa galin maalinta talaadada ah na waa maalinta ay shaqada bilaabandoonto taariikhduna ku beegantahay 20/10/2015 waxaa jiro adeegyo lacag la'aan ah waxaa adeegyadaas ka mid ah fiisitada,sheybaar,cumputerka uur ku jirta iyo dhalmada.

Wixii faahfaahin ah naga la soo xiriir :- 629362 / 0617344950 / 0616336433 / 0615888544

Qeybaha isbitaalka 1.sixa diagnostic center2.sixa medical center13.sixa medical center23.sixa laboratory
26/07/2015

Qeybaha isbitaalka
1.sixa diagnostic center
2.sixa medical center1
3.sixa medical center2
3.sixa laboratory

26/07/2015

Adeegyada uu qabto hospitalka
List
1.qaliinka lafaha
2.qaliinka burooyinka
3.daaweynta cudurada haweynka iyo dhalmada
4.daaweynta cudurada caruurta
5.daaweynta cudurada maqaarka
6.daaweynta cudurada cunaha ,dhagaha &sanka(ENT)
7.qaliinka guud iyo kabida lafaha

Adeeg yada lagu soo kordhiyay hospitalka List1.CBC mechine2.laboratory mechine3.HIV TEST4.ESR fast detectorSawiro
26/07/2015

Adeeg yada lagu soo kordhiyay hospitalka
List
1.CBC mechine
2.laboratory mechine
3.HIV TEST
4.ESR fast detector

Sawiro

18/07/2015

Sixa hospital

eid mubaarak
kulu caam wa antum bi kheer

ma ogtahay aqristoow masa lasa cotaa in ay jirto barnaamijkii ugu horeeyay o noo hirgaliy inuu ahaa samafalka ka masaaki...
15/07/2015

ma ogtahay aqristoow masa lasa cotaa in ay jirto barnaamijkii ugu horeeyay o noo hirgaliy inuu ahaa samafalka ka masaakiiinta wxaa jirtay in 100 qof aan qaabilnay si free ah waliba lacag la aan ku daaweynay

ma ogtahay aqristoow masa lasa cotaa in ay is la markaa jirto qoox la macag baxday fc.sixa medical center  kana qeyb gas...
15/07/2015

ma ogtahay aqristoow masa lasa cotaa in ay is la markaa jirto qoox la macag baxday fc.sixa medical center kana qeyb gashay koob lagu qabtay magaalada muqdusho gaar ahaan garoonka caalasmiga ah ee horseed kuna goo laystay koobkii bisha ramadaan

sawiro

15/07/2015

waxaan balan qaadaayaa anigoo ah dirtecter ku xigeenka sixa hospital mr.liibaan mahad abdullahi dalmar in aan nisoo ndhaweyndoon niina qaban doona adeeg walba uuisbitaal qaabto iyo wax dheeraad ah

21/10/2013 waa maalintii la hirgaliyay sixa hospital
14/07/2015

21/10/2013 waa maalintii la hirgaliyay sixa hospital

Address

Zone Banaadir
Mogadishu
DALMAR1234

Telephone

00252616324975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sixa hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sixa hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category