28/01/2026
keena xiliga uurka in dumarka madow noqdaan?
Madowga ku yimaada dumarka xilliga uurka waxaa sababa isbeddel hormoon oo jirka ka dhaca.
1. Hormoonnada oo kordha
Marka haweeneydu uur yeelato, hormoonnada estrogen iyo progesterone aad bay u bataan. Kuwani waxay kiciyaan melanin (midabka maqaarka), taasoo keenta in maqaarku madoobaado.
🌸 2. Melanin badan
Melanin waa waxa go’aamiya midabka maqaarka. Uurka wuxuu sababaa in melanin badan la soo saaro, sidaas darteed jirka melo badan madow said noqdo sida
Wejiga
Qoorta
Kilkilaha
Xubnaha taranka
Caloosha (linea nigra)
3. Qorraxda
Qorraxda waxay sii kordhisaa madowga, sababtoo ah maqaarka uurka leh wuu ka nugul yahay iftiinka qorraxda markii qorax si qabatana wuu sii madowada ama wajiga nabro yeesho badana.
4. Hiddo (genes)
Dumarka leh maqaarka madow ama qoys ahaan wuu sii siyadaa madama hormono badan laso daayo .
5. Dhiig wareegga oo is beddela
Uurka wuxuu kordhiyaa dhiigga iyo wareeggiisa, taasoo mararka qaar keenta midab isbeddel maqaarka ah ama jeexjex qalel iyo wixi lamidka.
🌸 Ogaaw:
Waa wax caadi ah
Ma aha cudur
Badanaa wuu yaraadaa ama baaba’aa dhalmada ka dib xariiqda calshada waxay lasocota midamba.
📢Tallo.
📍Kafogow keemikiyonka lesku cadeyo waxay keenan jeexjex saida xiliga uurka
📍isticmaal kareenka qoraxda marka baxayso(sunscreen SPF 30+)
📍 kailaali jirka qaleeelka marso cream ssaliid leh
📍 cab biyo badan si jirkaga u qalalin
📍 waa isticmali kartaa creamka jeex jexa calasha kahor tago lkn hadaaa qalelka kailaliyo wa kamarki karta.
📍 isticmaal wax yabaha naturalka ee maqarkaga lagu ilaliyo xafada kusameyso
W/Q Dr Naima