Dr. Koshin

Dr. Koshin this page is my official page that i use for Delivery Eye services, community awareness programs and sharing of my experience.

22/11/2025

Dhagaxbuur - Eye Camp- Dowlad deegaanka Soomaalida

Waxan si wanagsan noogu idlaaday indhafiiq lacag la aan ah Magaalada Dhagaxbur ee gobolka Jarar.
Waxaana ka faaidaystay ku dhawaad 300 oo qaliin ah
Iyo 700 oo dawayn ah.

Waxaan sigaara ugu mahadnaqayaa Madaxa mamulka iyo Hormarinta Jaamacada jigjiga Dr bashir Yusuf, mareyaha isbitalka dhagaxbur Abdirahman iyo Dr faysay oo dhamaantood si wanagsan noola shaqeeyay.

Waxaan sidokale u mahadnaqayaa dhaman shaqaalaha sida quruxda badan ee noola shaqayseen

Waxan illahay ooga rajaynaa dhaman dadkii ka faaidaystay nuur iyo caafimaad Taam ah.
Dr koshin
Dhagaxbur

27/10/2025

Ololaha Rajada dib usoo celinta Artaga
Hargaisa - Somaliland

Fadlan gaarsii saaxiibadaa

Dr. Koshin

Indhafiiq lacag la’aan ah - Adado - Galmudug Ololaha Rajada dib usoo celinta Arraga. Waxaa si wanagsan noogu soo dhamaad...
13/10/2025

Indhafiiq lacag la’aan ah - Adado - Galmudug

Ololaha Rajada dib usoo celinta Arraga.

Waxaa si wanagsan noogu soo dhamaaday magalada cadado adeeg indha fiiq lacag la aan ah kasoo isugu jiray daweyn , arrag sixid iyo Qaliinka caadka oo dhamaantood lacag la ‘aan ah oo ay kudeeqday hayada fulinaysayna hayada .

Waxaana ka faaidaystay 2,000 oo qof oo isugujiray qaliin, daweyn iyo okiyaale.

Waxaan sigaara ugu mahadnaqayaa wasaarada caafimadka galmudug, mamulka iyo shaqalaha isbitaalka adado iyo bulshada qaybaheeda kala duwan oo siwayn ooga qayb qaatay qabsoomida adeegan samafalkaa.

Waxan illahay ooga rajaynaa dhaman intii ka faaidaysatay caafimaad taam ah iyo nuur inta ku deeqdayna miisaankooda xasanaadka allaha u saaro

Majiraan meel aad jeclan lahayd in lagaarsiiyo adeegan samafalkaa ?

19/08/2025

Indha la’aanta iyo saamaynta bulshada

Ruqiyo Xasan maxamuud waa gabar mudo shan sano ah aan waxba arkin iyado labada indhood ay araga gabeen balse qaliin loogu sameeyay isbitaalka National Eye Hospital ayaa u furay Ruqiyo noolal farxad iyo reyn reyn leh Alle idimkii.

13/07/2025

Go’ aan qaadashada nolosha iyo mustaqbalka
Ustaad Abdinur

06/07/2025

Ogaysiis muhiim ah.
Indhafiiq- lacag la’aan ah

Waxan bilownay wajigii labad ee indhafiiq lacag la’aan ah oo isugu jira baaritaan, daweyn, iyo qaliin lacag la’aan ah oo ay kaa faidaysanayan bulshada qaybaheeda kala duwan.

Fadlan gaarsii saaxiibadaa kana faidayso
Waa kuwan qaar kamid ah bukano isha labad loo fiiqayo.

Wixii faah faahin ah kala xariir
eye hospital.
yaraha zoobe
0619914443

05/07/2025

Masha allah dhalinyaradeenu waxay leeyihiin taalenti ubaahan in laga faaidaysto

01/07/2025

Allow dadkiyo wadanka iyi diintuba noo hagaaji

30/06/2025

Marna kadaali mayno u adeegida bulshadena.

Kamid noqo macaamiisheena iyo saaxiibadeena
Nagu soo biiri fikirkaada iyo taladaada


Dr. Koshin

15/06/2025

Ogeysiis muhiim ah: indhafiiq lacag la’aan ah.

Iyada oo laga duulayo baahida dhabta ah iyo duruufta dhaqaale ee ay la daalaa dhacayaan boqolaal qof oo Soomaaliyeed.
National Aye Hospital wuxuu bilaabay olole qalimo indho fiiqis oo lacag la’aan ah.

ka faaideysi wanagsan.

12/06/2025

Indhafiiq lacag la’aan ah - Mogadishu

Waxaan isbitaalka National Eye Hospital kasocdo indhafiiq lacag la aan ah.

Fadlan gaarsii saaxiibadaa
Laamiyaraha zoobe
0619914443

Free Eye Camp - mogadishu National Eye HospitalWaxaa maanta noo bilowday indhafiiq lacag la aan ah oo ay iska kaashanaya...
10/06/2025

Free Eye Camp - mogadishu National Eye Hospital

Waxaa maanta noo bilowday indhafiiq lacag la aan ah oo ay iska kaashanayaan hayadaha kala ah IHH, AID, Save The Vision iyo isbitaalka National Eye Hospital.
Adeegan samafalkaa ayaa socon doono mudo kooban fadlan gaarsii saaxiibadaa.

Wixii faahfaahin ah kala xariir
zoobe
Phone : 0619914443

Address

Zoobe
Mogadishu

Telephone

+252615788106

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Koshin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Koshin:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram