Albirri Hospital

Albirri Hospital Albirri Hospitals are modern health facility located at the KM 14 Afgoi Road In Mogadishu and Adado Town in Galagdud Region.
(1)

The Albirr Hospitals opened its doors to the first patient on 14th April 2013

15/02/2026

๐Ÿฅ๐Ÿ‘ถ Wacyigelin Caafimaad โ€“ Dhakhtarka Carruurta
Video-gaani wuxuu ka hadlayaa cudurada carruurta ku dhaca:

๐Ÿคข Shuban | ๐Ÿคฎ Matag | ๐Ÿฝ๏ธ Cunto Xumo | ๐Ÿ’ง Caabuq Caloosha (Gastroenteritis)
๐Ÿ’ก Dr. Khalif Muse Osman, dhaqtarka carruurta ee isbitaalka Abiri , ayaa bixinaya talooyin caafimaad oo waxtar leh si aad ilmahaaga uga ilaaliso cuduradaas.
๐Ÿ’ก Maxaad ka heli doontaa Albirri Hospital:

โœ” Dhaqaatiir carruurta ku takhasusay
โœ” Daawooyin tayo leh
โœ” Adeegyo la awoodi karo
โœ” Daryeel naxariis leh oo ku habboon bukaanka
๐ŸŽฌ Ha moogaan! Daawo video-ga si aad u ogaato talooyinka dhakhtarka iyo sida loo daryeelo ilmahaaga.

๐Ÿ’ฌ La soo xiriir 24/7:
๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155
+252 61 0 331 166
๐ŸŒ www.albirrihospital.com
โœ‰๏ธ info@albirrihospital.com

๐ŸŒ™โœจ Jimco Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ๐ŸคฒโœจIlaahay ha idinka aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka suuban, qalbiyad...
12/02/2026

๐ŸŒ™โœจ Jimco Mubaarak dhammaan ummadda Muslimiinta ๐Ÿคฒโœจ
Ilaahay ha idinka aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka suuban, qalbiyadiinana ha ka buuxiyo nabad, raxmad iyo barako.

Al-Birri Hospital ๐Ÿฅ โ€” waxaan mar walba u taaganahay daryeel caafimaad oo naxariis leh, dhaqaatiir khibrad leh, iyo adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.
Waxaan diyaar kuu nahay 24/7 si aad u hesho daryeel caafimaad oo tayo leh mar kasta oo aad u baahato.

๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
๐ŸŒ [www.albirrihospital.com](http://www.albirrihospital.com)
โœ‰๏ธ [info@albirrihospital.com](mailto:info@albirrihospital.com)

Caafimaadkaaga waa masuuliyaddeena โ€” ku soo dhawoow daryeel aad ku kalsoonaan karto ๐Ÿ’™

๐Ÿฅ๐Ÿค๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ?Albirri Hospital waa goob aad ku heli karto daryeel caafimaad oo tayo leh isl...
11/02/2026

๐Ÿฅ๐Ÿค๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐——๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—น๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ?

Albirri Hospital waa goob aad ku heli karto daryeel caafimaad oo tayo leh isla markaana degdeg ah. Waxaan kuu diyaarinay dhaqaatiir khibrad sare leh, daawooyin tayo leh, Adeegyo la awoodi karo iyo jawi ku haboon bukaanka.
Albirri Hospital waxaa lagu yaqaannaa adeeg degdeg ah oo hufan iyo daryeel bukaan oo mudnaan siinaya badbaado iyo naxariis. Waa goobta aad si kalsooni leh uga heli karto adeeg caafimaad oo tayo sare leh, laguuguna adeego si xirfad iyo tixgelin leh.

๐—š๐˜‚๐—ท๐—ถ ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ-๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ
1. Nagu Saabsan: https://albirrihospital.com/about-us/
2. Adeegyada Isbitaalka: https://albirrihospital.com/hospital-services/
3. Dhakhaatiirta: https://albirrihospital.com/doctors/

๐Ÿ’ฌ๐Ÿค™๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah โฑ๏ธ24/7
๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
๐ŸŒ www.albirrihospital.com
โœ‰๏ธ info@albirrihospit

๐Ÿšจ ๐—ข๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต!Dr. Semaan Raeef Al-Ali, oo ah khabiir ku takhasusay Qalliimada Guud, lehna khibrad ka badan 20 san...
05/02/2026

๐Ÿšจ ๐—ข๐—ด๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ ๐—ฎ๐—ต!
Dr. Semaan Raeef Al-Ali, oo ah khabiir ku takhasusay Qalliimada Guud, lehna khibrad ka badan 20 sano, ayaa hadda ka hawlgala Al-Birri Hospital. Cisbitaalku wuxuu ku caan yahay daryeel caafimaad oo ammaan ah, tayo sare leh, kuna dhisan khibrad caafimaad oo la isku halleyn karo, qalab casri ah, iyo jawi nadiif ah oo raaxo leh.

Haddii aad raadinayso qalliin lagu kalsoonaan karo iyo daryeel caafimaad oo heer sare ah,
booqo Al-Birri Hospital, halka amniga iyo tayadu ku kulmaan.

๐Ÿ‘‰ ๐Ÿ”—๐—š๐˜‚๐—ท๐—ถ ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ-๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ
1. Nagu Saabsan: https://albirrihospital.com/about-us/
2. Adeegyada Isbitaalka: https://albirrihospital.com/hospital-services/
3. Dhakhaatiirta: https://albirrihospital.com/doctors/
๐Ÿ’ฌ๐Ÿค™๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah โฑ๏ธ24/7
๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
๐ŸŒ www.albirrihospital.com โœ‰๏ธ info@albirrihospital.com

03/02/2026

๐Ÿฉบ Ogeysiis!
Dr. Samcaan Raciif Al-Ali ayaa si rasmi ah dib ugu soo laabtay Albirri Hospital!
Khabiir ku takhasusay qaliimada guud, laysarka, iyo qalliimada qurxinta oo leh 20+ sano oo waayo-aragnimo.

๐Ÿ“ Soo booqo: Kaxda, km14, wadada Afgooye
Caafimaadkaagu waa mudnaantayada koowaad!

26/01/2026

๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ
Bukaan leh dhaawac rasaas ah ayaa lagu daweeyay Isbitaalka Albirri, sidoo kalena loo sameeyay gargaar caafmaad iyo hubin degdeg ah, CT-Scan iyo qalliin guuleystay. Alxamdulillaah xaaladdeedu waa mid degan.

Nala daawo muuqaal uu Dr. Hussam Muxibbi Diin kaga sheekeynayo qisada bukaankan iyo qalliinka loo sameeyay ee lagu guuleystay Alle mahadiis.

๐—š๐˜‚๐—ท๐—ถ ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ si aad u hesho macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Dr. Hussam Muxibbi Diin: https://albirrihospital.com/doctors/dr-hussam-muheb-aldden/

โฐ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah 24/7
๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
๐ŸŒwww.albirrihospital.com ama ๐Ÿ“งinfo@albirrihospital.com

๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—”๐—น๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—นDaryeelka ilkahaaga iyo hagaajintooduba waa wax aad muhiim u ah, waana qeyb ka...
22/01/2026

๐—ค๐—ฒ๐˜†๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ณ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—œ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—”๐—น๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
Daryeelka ilkahaaga iyo hagaajintooduba waa wax aad muhiim u ah, waana qeyb ka mid ah nolol maalmeedkaaga. Albirri Hospital wuxuu bixiyaa adeegga Afka iyo Ilkaha, kaas oo uu fulinayo dhakhtar qabiir ku ah hagaajinta iyo daryeelka ciridka iyo ilkaha.

Dr. Essam Mahmoud Abdullah waa dhakhtar ilko yaqaan oo leh khibrad ka badan 5+ sano, kana shaqeeya Albirri Hospital. Wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiyada ee Yemen, isagoo bixiya daryeel ilko oo casri ah, xirfad iyo kalsooni ku dhisan, kuna jihaysan baahiyaha bukaannada.

๐—š๐˜‚๐—ท๐—ถ ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ si aad u hesho macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Dr. Essam Mahmoud
https://albirrihospital.com/doctors/dr-essam-mahmoud-abdullah/

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah 24/7
+252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
www.albirrihospital.com ama info@albirrihospital.com

18/01/2026

๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ด๐—ฑ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต
Qeybta Lafaha iyo Dhaawacyada ee Al-Birri Hospital waa mid si heer sare ah u qalabeysan, una diyaarsan daaweynta jababka iyo dhaawacyada furan ee degdegga ah. Waxaa ka shaqeeya dhakhaatiir takhasus sare leh, iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah iyo daryeel ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo.

Nala daawo muuqaal uu ๐——๐—ฟ. ๐—™๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ ๐—™๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—น ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—บ๐—ฎ๐—ป ku sharxayo jabka furan, khatartiisa, daryeelkiisa, iyo qaliinka External Fixation ee Isbitaalka Al-Birri, si loo xaqiijiyo badbaado, kormeer joogto ah, iyo bogsiin buuxda oo bukaanka la siiyo.

Al-Birri Hospital waxa uu qaabilaa dhammaan xaaladaha jababka iyo dhaawacyada kala duwan ee degdegga ah.
๐Ÿ‘‰ ๐—š๐˜‚๐—ท๐—ถ ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ si aad u hesho macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Dr. Fahad Faysal Abdulrahman
https://albirrihospital.com/doctors/dr-fahad-faisal-abdulrahman/

โฐ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah 24/7
๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
๐ŸŒwww.albirrihospital.com ama ๐Ÿ“งinfo@albirrihospital.com

๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿผ๐Ÿ’šDaryeelkeedu waa daryeelka mustaqbalka qoyska iyo bulshada. Hooyada uurka leh wa...
15/01/2026

๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿผ๐Ÿ’š
Daryeelkeedu waa daryeelka mustaqbalka qoyska iyo bulshada. Hooyada uurka leh waxay u baahan tahay daryeel joogto ah, cunto nafaqo leh, biyo badan, nasasho ku filan iyo la socod dhakhtar si ay u hesho daryeel iyo la-talin caafimaad oo joogto ah. Hooyo kasta iyo ilmo kastaba waxay u baahan yihiin daryeel gaar ah, Fadlan Hooyo, ku aamin daryeelkaaga iyo kan ilmahaaga Al-Birri Hospital.
๐Ÿ‘‰๐ŸปGuji link-ka hoose si aad u hesho macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Waaxda Adeegga Hooyada (Maternity): https://albirrihospital.com/maternity/

Waaxda Adeegga Hooyada iyo Dhalmada ee Al-Birri Hospital waa mid si heer sare ah loo qalabeeyay, una heellan daryeelka hooyooyinka Soomaaliyeed. Waxay bixisaa daryeel hooyo iyo dhalmo oo ammaan ah, iyadoo leh qalab casri ah iyo dhakhaatiir takhasus sare leh. ๐Ÿฅโœจ

โฐ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah 24/7
๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
๐ŸŒwww.albirrihospital.com ama ๐Ÿ“งinfo@albirrihospital.com

11/01/2026

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ด๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐Ÿคฑ
Waaxda Adeegga Hooyada iyo Dhalmada ee Al-Birri Hospital waa mid si heer sare ah loo qalabeeyay, una heellan daryeelka hooyooyinka Soomaaliyeed. Waxay bixisaa daryeel hooyo iyo dhalmo oo ammaan ah, kuna qalabeysan qalab casri ah iyo dhakhaatiir takhasus sare leh.

๐Ÿ‘‰ Guji link-ka hoose si aad u hesho macluumaad dheeri ah oo ku saabsan Waaxda Adeegga Hooyada (Maternity): https://albirrihospital.com/maternity/
Nala daawo muuqaal ka marag furaya dhacdo naadir ah oo ay dhakhaatiirta waaxdaasi xalliyeen Alle mahaddiis. Al-Birri Hospital waa goob aad ka heli karto daryeel caafimaad oo tayo sare leh isla markaana degdeg ah.๐ŸคFadlan nasoo gaar si aan kuu siino daryeel caafimaad oo heer sare ah.

โฐ ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah 24/7
๐Ÿ“ž +252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
๐ŸŒwww.albirrihospital.com ama ๐Ÿ“งinfo@albirrihospital.com

โ“๐Ÿ“ข ๐— ๐—ฎ๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—”๐—น-๐—•๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ?Albirri Hospital waa goob aad ka heli karto daryeel caafimaad oo tayo ...
08/01/2026

โ“๐Ÿ“ข ๐— ๐—ฎ๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐—”๐—น-๐—•๐—ถ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ?
Albirri Hospital waa goob aad ka heli karto daryeel caafimaad oo tayo sare leh isla markaana degdeg ah. Waxaan kuu diyaarinay dhaqaatiir khibrad ballaaran leh, daawooyin tayo leh, qalab caafimaad oo casri ah, iyo jawi nadiif ah oo raaxo leh, si bukaanka u helo daryeel ammaan ah, hufan, kana turjumaya kalsooni iyo naxariis.

Albirri wuxuu ku caan baxay adeeg hufan, xirfadlayaal caafimaad oo karti leh, iyo daryeel bukaan oo heer sare ah. ๐Ÿ‘‰ Guji link-kiyada hoose si aad u hesho macluumaadka dheeri ah
1. Nagu Saabsan: https://albirrihospital.com/about-us/
2. Adeegyada Isbitaalka: https://albirrihospital.com/hospital-services/
3. Dhakhaatiirta: https://albirrihospital.com/doctors/

๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah 24/7
+252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
www.albirrihospital.com info@albirrihospital.com

06/01/2026

Ogeysiis Muhiima!
Waxaan Ogeysiineynaa dhamaan Bukaanada Daneynaaya Caafimaad Dhameystiran iyo Daaweyn Sax ah oo ku aadan Cunaha, Dhegaha Iyo Sanka waxaana wali socda Qiimo dhimistii 100% ahayd Ee Qallinka ENT-ga.
Isbitaalka Al-Birri, oo ka mid ah xarumaha caafimaad ee ugu tayada wanaagsan dalka, waxa uu bulshada u soo bandhigayaa fursad dahabi ah oo lagu helo adeegyo caafimaad oo casri ah. Waxaan ku dhiirrigelinaynaa inaad ka faaโ€™iideysato adeeggan inta uu socdo si loo daryeelo caafimaadkaaga iyo kan qoyskaaga.

๐—š๐˜‚๐—ท๐—ถ ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ-๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—œ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ
1. Nagu Saabsan: https://albirrihospital.com/about-us/
2. Adeegyada Isbitaalka: https://albirrihospital.com/hospital-services/
3. Dhakhaatiirta: https://albirrihospital.com/doctors/
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ, si aad u hesho adeeg caafimaad oo diyaar u ah 24/7
+252 61 0 331 155 | +252 61 0 331 166
www.albirrihospital.com info@albirrihospital.com

Address

Km14 Afgoi Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Albirri Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Albirri Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram