Hanano Specialist Hospital

Hanano Specialist Hospital Hanano Specialist Hospital is a NGO hospital that provides primary and secondary health services

      โ€‹๐ŸŒ™ Hambalyo Ciidul Fitri: Hanano Specialist Hospitalโ€‹Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Hanano Specialist Hospital w...
19/03/2026




โ€‹๐ŸŒ™ Hambalyo Ciidul Fitri: Hanano Specialist Hospital
โ€‹Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Hanano Specialist Hospital waxay hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitriga u dirayaan:
โ€‹Umadda Soomaaliyeed: Meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
โ€‹Macaamiisheena: Kuwa aan u adeegno maalin kasta.
โ€‹Hawlwadeennada Isbitaalka: Geesiyaasha heeganka u ah daryeelka caafimaadka ee aan nasashada lahayn.
โ€‹Waxaan Rabbi ka baryeynaa inuu ciiddan midda xigta nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo waarta.
โ€‹Ciid Mubaarak! Kullu Caam Wa Antum Bikhayr. ๐ŸŽŠโœจ

ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ Hanano specialist  Hospital Waxaan guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soo...
17/02/2026

ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
Hanano specialist Hospital
Waxaan guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed aan ugu bishaareynayaa curusha bisha barakaysan ee Ramadaan oo ah bisha ugu kheyrka badan bilaha sanadka islamarkaana lagu waajib yeelay ummaddaha muslimiinta ah gudashada soonka Ramadan Mubarak.

Waxaa shaqada dib Ugu solaabtay Drsuleiman oo safar kaga maqnaa wadanka welcome back senior consultant Drsuleiman  Abdi ...
26/01/2026

Waxaa shaqada dib Ugu solaabtay Drsuleiman oo safar kaga maqnaa wadanka welcome back senior consultant Drsuleiman Abdi ismail
Hanano specialist Hospital

๐Œ๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ฎ ๐„๐ž๐›๐›๐ž ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐š๐ฒ ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑDr. Cabd...
13/12/2025

๐Œ๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ฎ ๐„๐ž๐›๐›๐ž ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐š๐ฒ ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ

Dr. Cabdiraxman Nuux wuxuu ka mid yahay xirfadlayaasha caafimaad iyo Howl wadeenada isbitaalka Xanano, waxaana gacantiisa iyo dadaalkiisa ka faaโ€™iidaystay dad badan oo maanta caafimaadkoodii ku faraxsan.

๐Œ๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ฎ ๐„๐ž๐›๐›๐ž ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐š๐ฒ ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ซ. ๐’๐ฎ๐ฅ๐ž๐ข๐ฆ๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ?...
12/12/2025

๐Œ๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ฎ ๐„๐ž๐›๐›๐ž ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐š๐ฒ ๐ช๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ƒ๐ซ. ๐’๐ฎ๐ฅ๐ž๐ข๐ฆ๐š๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐ˆ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐œ๐ข๐ข๐ฅ?

Dr. Suleiman Cabdi Ismaaciil wuxuu ka mid yahay xirfadlayaasha caafimaad ee bulshada u haya adeeg tayo sare leh, waxaana gacantiisa iyo dadaalkiisa ka faaโ€™iidaystay dad badan oo maanta caafimaadkoodii ku faraxsan.

Imisa jeer ayaa adeeg caafimaad laguugu qabtay isbitaalka Xanano
10/12/2025

Imisa jeer ayaa adeeg caafimaad laguugu qabtay isbitaalka Xanano

06/12/2025

Maxa Sawaba Xanuunka ilawshiyaha ama Asaasaqa looyaqaano ?
Goormeysa la'isku arkaa?

๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐ƒ๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐, ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐šble๐ฒ๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐ฆ๐›๐ข๐ฒ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐–๐š๐๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿซ€๐Ÿ’ป
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ #๐ƒ๐ซ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐…๐š๐š๐ซ๐š๐ฑ (๐ƒ๐ซ. ๐‚๐ข๐ข๐ฌ๐ž) waa

maxaad ku ta qaanaa Dr isse?

03/12/2025

Maxaa sababa Qataraha Uurka iyo Dilanka ilmaha Uur galka ah.

Dr Aamina Xaaji Mukhtaar

Hanano Specialist Hospital

Hanano Specialist Hospital Qeybta Haweenka waxaa kugu diyaar ah Dr Aamina Xaaji Mukhtar oo kaa daaweneyso dhamaan xanuun...
29/11/2025

Hanano Specialist Hospital
Qeybta Haweenka waxaa kugu diyaar ah
Dr Aamina Xaaji Mukhtar oo kaa daaweneyso dhamaan xanuunada Haweenka

29/11/2025

Hooyo Madina oo ka war bixineyso xaladeda kadib marki ay martay qaliinka dhagxaan looga soosaaray xameytida

Cabdiraxman Nuuh: Dhaqtarka Qaliimada Guud

Waa kee  adeega caafimaad ee inta badan  aad ku xerantahay Isbitaalka Xanano
28/11/2025

Waa kee adeega caafimaad ee inta badan aad ku xerantahay Isbitaalka Xanano

Hooyo mala socotaa Xaalada Canuga Calooshaada kujiro ?  aad ulasocotid Xaaaladaada iyo xaalada canugaga ku xernow isbita...
16/11/2025

Hooyo mala socotaa Xaalada Canuga Calooshaada kujiro ?

aad ulasocotid Xaaaladaada iyo xaalada canugaga ku xernow isbitaalka Xanano

waxaa ka howlgalo Dhaqaatiir Qibrad badan.

Address

Mogadishu/Km4
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanano Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hanano Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram