Gandi Specialist Hospital

Gandi Specialist Hospital Mudnaantena kowaad Waa Daryeelkaaga Caafimaad.

Gandi Specialist Hospital waa isbitaal aad ka heleyso adeeg caafimaad oo 24 saac ah

Gandi Specialist Hospital is a hospital where you can get 24 hour medical service

Soo booqo qeybta cuduradda guud & wadnaha ee isbitaalka gandi
29/04/2026

Soo booqo qeybta cuduradda guud & wadnaha ee isbitaalka gandi

Soo Booqo Dhaqtarada Cunaha, Dhagaha, Sanka, ee Isbitaalka Gandi
28/04/2026

Soo Booqo Dhaqtarada Cunaha, Dhagaha, Sanka, ee Isbitaalka Gandi

27/04/2026

Goorma Ayay Hooyo Dhihi Kartaa: Cunugeyga Waxaa Ku Dhagan Saxarada?

Waxaa sharaxaya Dr. Mohamed Aamin, Khabiirka Cudurrada Carruurta

La Kulan Dr Mohamed Aamin Khabiir ku takhasusay Daaweynta caruurta.
26/04/2026

La Kulan Dr Mohamed Aamin Khabiir ku takhasusay Daaweynta caruurta.

25/04/2026

Hooyo, Qiimee Hurdada Ilmahaaga: Ilmaha Dhalanka ah ee Bisha 1aad Imisa Saac ayuu Seexan Karaa 24 Saac Gudahood? — Waxaa Sharaxaya Dr. Mohamed Aamiin

Daaweynta Cudurada Wadnaha.
23/04/2026

Daaweynta Cudurada Wadnaha.

إنا لله وإنا إليه راجعونTacsi Tiiraanyo LehBahda Isbitaalka Gandi, oo uu ugu horreeyo Prof. Dr. Ibraahim Maow Gandi,Maam...
23/04/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون

Tacsi Tiiraanyo Leh

Bahda Isbitaalka Gandi, oo uu ugu horreeyo Prof. Dr. Ibraahim Maow Gandi,Maamulka, Dhakhaatiirta, Kalkaaliyeyaasha iyo dhammaan shaqaalaha waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Reer Xaaji Dufle, gaar ahaan Senator Prof. Dr. Osman Dufle, oo ay ka geeriyootay hooyadood Xaajiyo Maceey Abuukar Muuse.

Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu marxuumada u naxariisto, Jannatul Firdows ka waraabiyo, qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin Yaa Rabi 🤲

La Socodka Xaalada Hooyada Uurka Leh.
22/04/2026

La Socodka Xaalada Hooyada Uurka Leh.

22/04/2026

Ha Iska Indho Tirin Calaamadaha: Laab Xanuun, Neef Qabatin & Wadno Garaac Aan Caadi Ahayn—Digniin H**e oo Wadnaha Ah!

21/04/2026

Imisa jeer ayay hooyadu ilmaha naaska siin kartaa 24 saac gudahood? Dr. Mohamed Aamiin dhakhtarka carruurta ee Isbitaalka Gandi ayaa sharaxaya

19/04/2026

“Ma Dareemaysaa Isbeddelka Jirkaaga—Caado Aan Joogto Ahayn, Miisaan Kordha ama Yaraada, Daal Joogto Ah, ama Xanuun Aan Sabab Muuqata Lahayn?”

"𝐒𝐢𝐱𝐢𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐨𝐨𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚"Soo booqo Dhakhaatiirtena Qeybta Haweenka oo hel 𝗗𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗮𝗿𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗼 dhameystiran
18/04/2026

"𝐒𝐢𝐱𝐢𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐦𝐨𝐨𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚"
Soo booqo Dhakhaatiirtena Qeybta Haweenka oo hel 𝗗𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗮𝗮𝗿𝗶𝘁𝗮𝗮𝗻𝗼 dhameystiran

Address

4ta Jardiino
Mogadishu

Telephone

+252611111712

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gandi Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gandi Specialist Hospital:

Share

Category