Maida General Hospital

Maida General Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maida General Hospital, Hospital, Via Caira, Mogadishu.

22/11/2025

shaqaalaha iyo Dhaqaatiirta Maida General Hospital Waxay u Hambalyenayan Maalinta macalinka somaliyed Muxiyidiin Dinow Dr . mahmoud saleh Drs Kiin Maxamed Asal reer Xamar Jajab

14/11/2025

Kusoo Dhawoow Maida General Hospital Qeybta Dentalka kala soo Xiriir Telfoon Namber 0770241779
Ama 0770241778

HAMBALYO HOWLWADAAG CHAMPIONS🏆Degmada Howlwadaag ayaa ku guuleysatay Koobka Degmooyinka Gobolka BanaadirBahda Maida Hosp...
06/11/2025

HAMBALYO HOWLWADAAG CHAMPIONS🏆
Degmada Howlwadaag ayaa ku guuleysatay Koobka Degmooyinka Gobolka Banaadir
Bahda Maida Hospital waxay lee yihiin Hambalyo Howlwadaag

09/10/2025

Maida Hospital Waxaay idin heeysaa Daaweeyn iyo soo Dhaweeyn Waxii Faahfaahin Ah Kala xiriir Telfoon Namber 0615887932 /0615306092/625887932

07/10/2025

🕊️ 𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐓𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧𝐲𝐨 𝐋𝐞𝐡

إِنَّا لِلّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Maamulka Hospital Maida General Hospital waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan walaalkeen 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐃𝐮𝐜𝐚𝐚𝐥𝐥𝐞 (Abuu Ridwaan) iyo dhammaan ehelka & qaraabada uu ka geeriyootay 𝐄𝐞𝐝𝐝𝐨 𝐒𝐚𝐜𝐝𝐢𝐲𝐨 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐮𝐮𝐤𝐚𝐫, oo ku geeriyootay magaalada 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨.

Eeddo 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚 𝐮 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨, ha u fududeeyo su’aasha qabriga, 𝐪𝐚𝐛𝐫𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐡𝐚 𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐬𝐢𝐜𝐢𝐲𝐨, hana ka waraabiyo 𝐉𝐚𝐧𝐧𝐚𝐭𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐫𝐝𝐨𝐰𝐬𝐚.
Ehelka, qaraabada iyo asxaabta ay ka tagtayna 𝐬𝐚𝐦𝐢𝐫 𝐢𝐨 𝐢𝐢𝐦𝐚𝐚𝐧 ha ka siiyo.
Gaar Ahaan Aabo Xasan Nuur Ducaalle Badal Ka khyrbadan Alaah Siiyo
Geeridu waa xaq, balse xusuusta wanaagga iyo ducada ehelka waa dhaxalka ugu qiimaha badan ee ay ka tagto. 🤲

𝐀𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧 𝐘𝐚𝐚 𝐑𝐚𝐛𝐛𝐚𝐥 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐢𝐧.
#𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 GENERAL HOSPITAL #

masha allah alle baragii illahy wuu aqbalay Hambaluo
12/09/2025

masha allah alle baragii illahy wuu aqbalay Hambaluo

Maamulka Iyo Shaqaalaha Maida General Hospital Waxuu Hambalyo  u dirayaa Maamulka Ciyaatoyda Ardeyda Iyo Macalimiinta Is...
12/09/2025

Maamulka Iyo Shaqaalaha Maida General Hospital Waxuu Hambalyo u dirayaa Maamulka Ciyaatoyda Ardeyda Iyo Macalimiinta Iskuul Ex Aqoon darsadka oo ku Guuleystay Koobka Iskuulaad Gobolka Banadir Hamabalyo

11/09/2025

Waxaa booqosho nagu yimid xarunteena Maida Hospital Dr Abdulkadir Ahmed Sudani Wad ku mahad san tahay boqo shadaada

08/09/2025

Maida Hospital Waxaay idin heeysaa Daaweeyn iyo soo Dhaweeyn Waxii Faahfaahin Ah Kala xiriir Telfoon Namber 0615887932 /0615306092/625887932

07/09/2025

Dayaxii caawa waa madoobaadey. Waagi h**e foox ayaa la shidi jirey masaajidana waa laga duceyn jirey hadda ma sidii baa ?

Address

Via Caira
Mogadishu

Telephone

+252615651610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maida General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category