Ummah Hospital

Ummah Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ummah Hospital, Hospital, AbdiAziiz Distric, Near Hotel Global, Mogadishu.
(1)

30/04/2026

Isbitaalka Ummah waxaa heegan kuugu ah Dhaqatarka cudurada guud Ee horo usoo gaar.

28/04/2026

MA OGTAHAY IN ISBITAALKA UMMAH QALIINKA HOOYADA UURKA LEH INUU YAHAY MID LACAG LA'AAN AH EE HORO USO GAAR.

27/04/2026

MA OGTAHAY IN ISBITAALKA UMMAH QALIIMADA UU BIXIYO AY 30% LAGUU DHAAFAYO QARASHAADKA KUUGU SOOBAXA.

25/04/2026

Ma ogtahay in isbitaalka ummah uu lacag la'aan kaaga dhigay qaliinka Gynecomastia (naasaha soo weynaada) hadii aad la dhibatahay horo usoo gaar.

21/04/2026

MA OGTAHAY IN ISBITAALKA UMMAH UU BIXINAAYO QALIINKA GYNOCOMTIA OO LACAG LA'AAN AH EE HORO USO GAAR.

20/04/2026

QEYBTA BUKAAN JIIFKA ISBITAALKA UMMAH WAXAA HEYGAN KUGU AH 24HR HOWLWADEENO CAFIMAAD IYO QOLAL CASRI AH.

18/04/2026

QEYBTA ICU GA ISBITAALKA UMMAH WAXAA HEYGAN KUGU AH 24HR HOWLWADEENO CAFIMAAD.

13/04/2026

Horo xal ma ugu waday jilba xanuunka, lafa xanuunka ,anqawyada oo kuxanuuna, dhabar xanuun, kala goysyada oo ku xanuuna,
Hadaba xalkaagu waxa uu yaalaa isbitaalka ummah ee horo uso gaar.

12/04/2026

QEYBTA EMERGENCY GA ISBITAALKA UMMAH WAXAA HEYGAN KUGU AH 24HR HOWLWADEENO CAFIMAAD

07/04/2026

Your Health is your Wealth On World
Invest in yourself today for a stronger tomorrow.

07/04/2026

Isbitaalka ummah aad horay uga barateen bixinta adeegyo cafimaan oo casri ah ayaa kusoo kordhiyay adeeegyo cusub.

Boos Shaqo banaan Dhaqtrada haweenka (OBGYN)info a ummahhospital.com orummahhospital2014@gmail.comPhone: +252 613 330555
07/04/2026

Boos Shaqo banaan Dhaqtrada haweenka (OBGYN)
info a ummahhospital.com or
ummahhospital2014@gmail.com
Phone: +252 613 330555

Address

AbdiAziiz Distric, Near Hotel Global
Mogadishu

Telephone

+252613330555

Services

Specialties

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ummah Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ummah Hospital:

Share

Category

Nearby clinics