31/01/2026
✨ Xafladda sanad guurada 12aad ✨
Waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ahayd in aan idinla wadaagno munaasabaddan qaaliga ah maamulka iyo shaqaalaha isbitaalka, Safiirka Safaaradda Turkiga, madaxda hay’adaha Turkiga ee dalka ka hawlgala, iyo qaar ka mid ah golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya.
Munaasabada ayaa inta ay socotay la bogaadiyay howlaha isbitaalku u haayo umadda somaliyeed iyo 12 sano oo guulo ah iyo badbaadin bukaano somaliyeed. Ugu danbayn waxaa la abaal mariyay howl wadeenadi ugu wanagsana isbitaalka ee sanadkii 2025
Mahadsanidiin dhammaan marti-sharafta ka qayb gashay.
✨ Hastanemizde 12. Yıl dönümü Kutlaması ✨
Hastane yönetimi ve personeli, Türkiye Büyükelçisi, ülkede faaliyet gösteren Türk kurumlarının yöneticileri ve Somali federal hükümetinin bazı bakanlarıyla bu değerli vesileyi paylaşmak bizim için büyük bir onur ve mutluluktu.
Etkinlik sırasında, hastanenin Somali halkına verdiği hizmetler, 12 yıllık başarısı ve Somalili hastaları kurtarma çabaları övgüyle karşılandı. Son olarak, 2025 yılının en iyi hastane çalışanlarına ödüller verildi.
Katılan tüm misafirlerimize teşekkür ederiz.