Dr Maxamuud Cadde

Dr Maxamuud Cadde Hospital u taagan haqabtirka baahiyaha caafimaad ee hooyada iyo dhalaanka, daweyntooda iyo daryeelkooda

08/08/2024

Abaal Hospital kuso dhowo

04/12/2023

7 Sano Ayey ka Cababneysay Dhalmo la aan Hooyadan Sonaliyeed Kadib Markii aan Xaaladeda la Tacaalay Waxa Eebe siiyay 3 Cunug
Hadii aad ka Cabaneyso Xaaladaha Dhalmo la aanta Fadlan Nala Soo Xiriir

28/11/2023

Hooyadan Sonaliyeed 3 Jeer ayey Ilmo ka so Halaabeen kabib Baaritaano aan u Sameynay Eebe Mahadii wey ka Bogsatay Waxa eyna Qaaday Uur Dawadii eynu Siinay

12/11/2023

🔥🌼Daaweynta iyo La Tacaalida Cudurada Haweenka, Qaliimada Haweenka iyo Daaweynta Dhalmo La aanta

26/12/2021

Tani waa shekadii Sahra Abdi

23/12/2021

Nala Daawo Qisada Maama Sacdiyo oo horay Qaliin dhalmada ah loogu sameeyay Dabadeedna mar labaad si dabiici ah ugu Umushay Isbitaalka Cos. Iyada oo aan u baahan wax Qaliin ah.
Waa kan Dr Maxamud cali oo sharaxaya Hadii mar luguugu sameeyo qaliinka dhalmada mar labaad qasab ma ahan in lagu Qalo hadii eysan jirin daruufo kale.
Nala daawo Muuqaalka

09/11/2021

Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Cos
Waxa uu idin sameynayaa qaliimada Taranka iyo sida Burooyinka Minka iyo Daweyntooda.
Waxa diyaar kuugu ah Isbitaalka Dr Mohamud Ali Osman oo Khabiir ku ah Xanuunada Taranka iyo Daryeelka Hooyada iyo dhalaanka.
Nala Daawo Qisada Bukaan Qaliin looga sameyay Minka.

31/10/2021

🔥Tani waa Sheekada oo nagu soo booqatay Isbitaalka ayadoo ka cabaneysa .
asxbtaadana u
waxaa suuragal ah inuu gaaro qof qaba oo kalee.

24/04/2020


Fariinta dhaqtaradda caruurta.Drs. Ramla Mohamed Ali
10/03/2020

Fariinta dhaqtaradda caruurta.
Drs. Ramla Mohamed Ali

Address

Labo Dhagax
Mogadishu

Telephone

+252618432346

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Maxamuud Cadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Maxamuud Cadde:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category