Dr. Bashir Indhacadde

Dr. Bashir Indhacadde Welcome to Dr. Bashir Abdikarim ( Dr.Indhacadde) Official Page - MD, Orthopedic Trauma Surgeon, graduated in Saint-Petersburg State University-Russia.

04/01/2026

Waxan Dhaman bukaanada igu xeran la wadaagayaa Inan si Rasmi ah ugu howl bilaabay Isbitalka Oasis Cancer Hospital

Hel daryeel ka Caafimaadkaaga Lafaha iyo qaliimo Tayo sare leh igu so booqo Xarunta Isbitalka Oasis Hospital oo ku yaalo...
02/01/2026

Hel daryeel ka Caafimaadkaaga Lafaha iyo qaliimo Tayo sare leh igu so booqo Xarunta Isbitalka Oasis Hospital oo ku yaalo wadada Abdiqasim
Oasis Cancer Hospital

𝐉𝐈𝐌𝐂𝐀 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍
02/01/2026

𝐉𝐈𝐌𝐂𝐀 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

01/01/2026

Waa mid kamid ah Bukanadeyda oo aan u sameyay daaweynta Casriga ah ee Kushibida Dheecanka Jilbaha ( PRP intra-articular injection).
Hada La kulan Dr. Bashir Indhacadde oo hel daryeel ka Caafimaadkaaga Jilbaha iyo Kalagoysyadaada.
Igu Soo booqo Xarunta Isbitalka Oasis Cancer Hospital


Waxad igu Soo boqan kartaa Isbitalka Oasis Cancer Hospital Muhiimadeena waa Cafimadka lafahaga
31/12/2025

Waxad igu Soo boqan kartaa Isbitalka Oasis Cancer Hospital
Muhiimadeena waa Cafimadka lafahaga

📢 Ogeysiis Muhiim ah

Durba waxaa si rasmi ah u billowday qalliinnada lafaha, sida daaweynta iyo qalliinka jabniinka, iyo dhammaan qalliinnada kale ee la xiriira lafaha, kuwaas oo uu fulinayo Dr. Bashir Indhacadde, oo ah dhakhtar khabiir ah kuna takhasusay qalliinnada iyo daaweynta cudurrada lafaha.

Haddii aad la dhibtoonayso xanuunno la xiriira lafaha ama jabniin, soo booqo isbitalka si aad u hesho daryeel caafimaad oo tayo leh.

Jimca wanaagsan.
25/12/2025

Jimca wanaagsan.

Waxan Dhaman bukaanada igu xeran la wadaagayaa Inan si toos ah ugu howl bilaabay Isbitalka Oasis Cancer Hospital 🏥 .
24/12/2025

Waxan Dhaman bukaanada igu xeran la wadaagayaa Inan si toos ah ugu howl bilaabay Isbitalka Oasis Cancer Hospital 🏥 .

22/12/2025

Maragfurka Bukaanka

Waa mid kamid ah bukanadeyda oo Mudo 26 sano kahor dhaawac kasoo garay Sinta taa oo sababtay Xanuun u in Mudo ah la noolaa iyo in lugihiisa kala gaabteen ayaa waxan u sameyay Qaliin Guuleystay oo Badalista Misikta ah ( Total Hip Replacement ).
Alx Alla ayaa Mahada iska leh oo si guul ah noogu Soo dhameyay Qaliinkaas.

Ha qarsan dhibkaaga oo la kaasho Dhaqtarkaga.

Mudnaanteenu waa caafimaadka lafahaaga.
09/12/2025

Mudnaanteenu waa caafimaadka lafahaaga.




Address

Mogadishu

Telephone

+252612235050

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Bashir Indhacadde posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Bashir Indhacadde:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category