Oasis Cancer Hospital

Oasis Cancer Hospital Somalia’s First Cancer Hospital Specialized diagnostics & Advanced treatment
Beacon of hope for cancer patients.
(1)

Jimca Wanaagsan.Dhammaan ummadda Muslimiinta ah, Jimcaha Allaha nooga dhigo billow cusub oo kheyr, caafimaad iyo rajo le...
03/04/2026

Jimca Wanaagsan.
Dhammaan ummadda Muslimiinta ah, Jimcaha Allaha nooga dhigo billow cusub oo kheyr, caafimaad iyo rajo leh. 🀲

02/04/2026

Ma isku aragtay, goowsa xanuun joogta ah, afka oo ku shiira, sidokale xanuun ilkaha, ah ?

Hadaba hadii aad isku aragtay calamadahas iyo kuwa kale oo laxariira afka, Isbitaalka Oasis Cancer Hospital waxa uu ku diyariyey adeeg caafimaad oo dhammaystiran oo ilkaha ah.

Waxaa maanta Oasis Cancer Hospital ka qabsoomay tababar cinwaankiisu ahaa: β€œCommunication Skills for Healthcare Professi...
01/04/2026

Waxaa maanta Oasis Cancer Hospital ka qabsoomay tababar cinwaankiisu ahaa: β€œCommunication Skills for Healthcare Professionals.”

Tababarkan waxaa u qabtay shaqaalaha isbitaalka Dr. Ibrahim Abdurahman Ibrahim oo ah dhakhtarka cudurrada guud iyo uur-ku-jirta, isla markaana ah Medical Director-ka isbitaalka.

Ujeedka tababarkan ayaa ahaa in sare loo qaado xirfadaha la macaamilka bulshada, iyo bukaannada si loo bixiyo adeeg caafimaad oo tayo sare leh.

01/04/2026

In aad si kalsooni ah u dhoola cadeyso, bulshada dhexdeeda waa qeyb kamid ah quruxdaada, iyo kalsoonida aad ku qabto afkaaga.

Balse waxa lama huraan ah in aad tahay qof ka bad qaba cudurrada ku dhaca afka.

Oasis Cancer Hospital Qeybtiisa Ilkaha waa halka aad ka heleysid farxad iyo dhoola caddeyn, adiga oo la kulmaya dhakhtarka cudurrada ilkaha ee Dr. Salma Abdullahi.

31/03/2026

Ma isku aragtay:
Gaas kugu soo noq-noqda ama laab hur, madax xanuun joogto ah, cagaha oo ku hura, iyo daal badan?

Xaaladan oo kale waxa muhiim ah in aad la kulanto dhakhtarka si aad u ogaato xaaladda caafimaad.

Oasis Cancer Hospital waxa la kulmi karta goor kasta iyo xilli kasta Dr. Ibrahim Abdurahman Ibrahim oo ah dhakhtarka cudurrada guud iyo uur-ku-jirta, si aad u ogaato xaaladda caafimaad.

30/03/2026

Ma ogtahay in kansarka 3aad ee ugu badan Soomaaliya in uu yahay kansarka ku dhaca mindhicirka weyn iyo malawadka?

Maxaa keena ilka xanuunka?Waxyaabaha ugu badan ee keena waxaa kamid ah daloolka ilkaha, caabuqa, iyo ilig jabay ama dill...
30/03/2026

Maxaa keena ilka xanuunka?
Waxyaabaha ugu badan ee keena waxaa kamid ah daloolka ilkaha, caabuqa, iyo ilig jabay ama dillaacay.

Haddaba, haddii aad isku aragtay dhammaan calaamadahan, Oasis Cancer Hospital waxa diyaar kuugu ah dhakhtarka ilkaha, Dr. Salma Abdullahi, adiga oo la kulmi kara xilli kasta.

Transforming futures with cutting-edge cancer care and unwavering compassion, Oasis Cancer Hospital, where expertise meets empathy to redefine healthcare excellence.

29/03/2026

Waxaa jirta fursad weyn oo lagu daweyn karo kansarka mindhicirrada haddii la ogaado xilli h**e.

Kaga bogo muqaalkan uu si faahfaahsan ugu sharraxayo Dr. Mohamed Abdullahi, oo kamid ah dhaqaatiirta kansarka ee Oasis Cancer Hospital.

28/03/2026

Haddii aad la dhibtoonayso calool xanuun ama gaas, ha iska indho tirin. La tasho dhakhtar si aad u ogaato xaaladdaada caafimaad oo aad u hesho daaweyn sax ah.

Oasis Cancer Hospital waxaa diyaar kugu ah dhakhtarka cudurrada guud iyo uur-ku-jirta,
Dr. Ibrahim Abdurahman Ibrahim. Dhakhtarku waxa uu heegan ku yahay isbitaalka goor kasta iyo xilli kasta si aad ula kulanto.

25/03/2026

Xakamaynta caabuqa waa heerka ilaalinaya bukaan kasta. Meel kasta si taxaddar leh ayaa loo nadiifiyaa, iyadoo la raacayo habraacyo adag si looga hortago faafitaanka caabuqa.

Nadaafaddu ma aha muuqaal oo keliya waa kalsooni. Badbaadadaadu mar walba waa qayb ka mid ah daaweynta.

𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π‚πšπšπ₯𝐚𝐦𝐒𝐠𝐚 𝐚𝐑 𝐞𝐞 π“π’π’π›π’π¬π‘πšππš (𝐓𝐁)Caafimaadku waa masuuliyad wadajir ah. Aan kor u qaadno wacyigelinta, ogaanshaha...
24/03/2026

𝐌𝐚𝐚π₯𝐒𝐧𝐭𝐚 π‚πšπšπ₯𝐚𝐦𝐒𝐠𝐚 𝐚𝐑 𝐞𝐞 π“π’π’π›π’π¬π‘πšππš (𝐓𝐁)

Caafimaadku waa masuuliyad wadajir ah. Aan kor u qaadno wacyigelinta, ogaanshaha h**e, iyo daaweynta si loogu hortago TB. Nolol badan ayaa la badbaadin karaa haddii laga wada shaqeyo.

π’π¬π›π’π­πšπšπ₯𝐀𝐚 𝐨𝐚𝐬𝐒𝐬 wuxuu marwaliba diyaar u yahay in uu idnkala shaqeeyo daweynta iyo ka hortaga Cudurada

Dr. Dr. Bashir Indhacadde, oo ah dhakhtarka cudurrada lafaha iyo qalliinadooda, ayaa dib ugu soo laabtay shaqadiisa kadi...
22/03/2026

Dr. Dr. Bashir Indhacadde, oo ah dhakhtarka cudurrada lafaha iyo qalliinadooda, ayaa dib ugu soo laabtay shaqadiisa kadib safar shaqo oo uu ku maqnaa.

Transforming futures with cutting-edge cancer care and unwavering compassion, Oasis Cancer Hospital, where expertise meets empathy to redefine healthcare excellence.

Address

Somalia, Benadir, Degmada Hodan, Abdikasim Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oasis Cancer Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram