Swedish Somali Hospital

  • Home
  • Swedish Somali Hospital

Swedish Somali Hospital Isbitalka Wuxuu bulshada ugu bishareynaya in uu diyaar ula yahay Dhaqatir khibrad iyo waayo aragnimo leh lagana keenay gudaha dalka iyo dibadiisaba

Isbitalka Wuxuu bulshada ugu bishareynaya in uu diyaar ula yahay Dhakhaatiir khibrad iyo waayo aragnimo leh Kana Daweynaya dhalma l,aanta Rag ,Dumar & dhamaan cudurada Guud lagana keenay gudaha dalka iyo dibadiisaba waxaana kuugu diyaar

Fiisitada Maalmaha Arbacada & Khamiista Isbitaalka Swedish Somali Waa Lacag La'aan.Kaliya iibso Daawada iyadoo lagaaga i...
07/06/2020

Fiisitada Maalmaha Arbacada & Khamiista Isbitaalka Swedish Somali Waa Lacag La'aan.

Kaliya iibso Daawada iyadoo lagaaga iibin Doona, Qiimo Ku Raali Geliya.

Nagala Soo Xiriir :-
0613662525 | 0613066608

Isbitaalka Waxuu Ku Yaalla Inta U Dhaxeyso Isgooysada Digfeer Iyo Banaadir , Kasoo Horjeedka Armaan Halls ama Raac Fallarta Tilmaamta ah Signjet.

06/06/2020
02/06/2020

Ka Faa'ideyso Barnaamijka Xirmada Caafimaad ee Hooyada Uurka leh.

Diiwaangelintu Way Socotaa Wixii Faahfaahin ah Laxiriir Xarunta: 0613662525 ama 0613066608.

Xirmadu Waa $20 oo kaliya, Waxayna Ka Koobantahay:-

1- Fiisito 2- Sheybaar 3- Kombiyuutarka
4- Latalinta Caafimaad ee Hooyada Uurka Leh.

Xirmadan Kaliya Waxaa iibsan Kara , Haweenka Leh Uurka.

Bilowga Uurka ilaa Dhalmada ayuuna u Shaqeynayaa , Diiwaankeeda Xirmada.

Sidoo Kale Dhalmada iyo Qaliimada Casriga ah ee Isbitaalka Waa Kuu Diyaar 24 Saac 7 Maalin ee Todobaadka iyo Daawada oo aad Discount ku raali geliya aad ku heli Doonto.

01/06/2020
01/06/2020

Qaliimaha Casriga ah ee Isbitaalka SWEDISH SOMALI.

Nagala soo Xiriir:-
0613662525 | 0613066608 | 0618868646

Waaxda Qaliinka iyo Dhalmada Hooyada Uurka Leh Isbitaalka Waa Diyaar 24 Saac.Nagala Soo Xiriir:-Tel: 0613662525 | 061886...
31/05/2020

Waaxda Qaliinka iyo Dhalmada Hooyada Uurka Leh Isbitaalka Waa Diyaar 24 Saac.

Nagala Soo Xiriir:-
Tel: 0613662525 | 0618860846
Email: swshospital@gmail.com

Waxaan 24 Saac Heeggan u Nahay Haqabtirka Baahidaada Caafimaad iyo Inaan Kuugu Adeegno Marxaladaha Adag ee Caabuqa Coron...
28/05/2020

Waxaan 24 Saac Heeggan u Nahay Haqabtirka Baahidaada Caafimaad iyo Inaan Kuugu Adeegno Marxaladaha Adag ee Caabuqa Corona ee Dalka Ka Jira.

Adeegyada Caafimaad ee Xiligan Shaqeynaya:-

1- Waaxda Fiisitada & Dhalmada
2- Waaxda Sheybaarka
3- Waaxda Farmasiga
4- Waaxda Latalinta Caafimaad

Sidoo Kale Haweenka Dhalmada Waxaan u Sameynay Barnaamijka Xirmada Hooyada Uurka leh.

Waa 20$ oo Kaliya , Iskasoo Diiwaangeli Xarunta oo Nagala Soo Xiriir:

0613662525 | 0618860846

Isbitaalka Waxuu Ku Yaallaa Inta u Dhaxeysa Isgooysada Digfeer & Banaadir Kasoo Horjeedka Armaan Halls ama Raac Fallaarta Tilmaanta ah ee Sigjnet. Mahadsanidiin!

Marxalada Adag ee Caabuqa Corona Darteed Adeegyada Isbitaalka ee uu Xiligan Ku Shaqeynayo Waa:-1- Waaxda Fiisitada & Dha...
25/05/2020

Marxalada Adag ee Caabuqa Corona Darteed Adeegyada Isbitaalka ee uu Xiligan Ku Shaqeynayo Waa:-

1- Waaxda Fiisitada & Dhalmada
2- Sheybaarka
3- Farmasiga
4- La talinta Caafimaad

Waaxda Fiisitada & Lakulanka Dhakhtarka Khamiista & Arbacadu Todobaadkii Waa Lacag La'aan.

Sidoo Kale Isbitaalka Waxuu Si gaar ula Talinayaa Hooyada Uurka leh.

Waaxda Sheybaarka Isbitaalka 24Saac Waa Kuu Diyaar, Sidoo Kale Farmasiyaashu aanan Heysanin Adeeg Sheybaar , Waxuu Isbitaalku Diyaar u yahay inuu Ka Caawiyo.

Wixii Faah-faahin La Xiriir Xarunta:-
0613066608 | 0613662525 | 0618860875

Isbitaalka Waxuu ku yaalla inta u dhaxeysa isgooysada digfeer & banaadir Kasoo Horjeedka Armaan Halls.

Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Isbitaalka Swedish Somali Waxuu Bulshada Soomaaliyeed Meelwaliba ee ay Dunida Ka Joogaan...
23/05/2020

Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Isbitaalka Swedish Somali Waxuu Bulshada Soomaaliyeed Meelwaliba ee ay Dunida Ka Joogaan Ugu Hambalyeynayaa Maalinta Koobaad ee Ciiddul Fitriga.

Waxaana Ilaahay Ka Rajeynaynaa Inuu Naga Aqbalo Acmaashi Kheyrka Bisha Barakeysneyd ee Ramadaan.


Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 15:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613662525

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Swedish Somali Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Swedish Somali Hospital:

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram