18/02/2026
Ramadan Mubaarak ☪️ Maanta waxaan si rasmi ah u qaadaneynaa 30kii arday ee ugu horreeyey 100ka arday ee sanad kasta free ku barno Cryptocurrency. Wax shuruud ah kuma xirna kaliya commentiga ku soo qor Ramadan Mubaarak 2026, Siina share garee mahadsanid. 24 saac kadib Telegram channel-ka ayaan ku shaacin doonnaa liiska guulaystayaasha. Dhammaan Koorsooyinka waxay ku jiraan discount 70% ah ka faa'iideyso. Markale Ramadan Mubaarak.
Website-ka iyo telegramka hoosaa kugu reebay👇