Abdi Adan Rooble

Abdi Adan Rooble To get a public positive Awareness.

The south suggestions.    Dear the south Somalia community it's the time we share and enhance our experiences in farming...
01/10/2023

The south suggestions.

Dear the south Somalia community it's the time we share and enhance our experiences in farming of different crops for feeding programs, keeping livestocks, imbibing other somalis and none somalis communities, our multiple ways of income earnings including business, our historical efforts paid for the issue of federalism, our efforts in PHCU especially maternal and child health in addressing the thousand days of window of opportunities,our decisions in population growth for building new homes ( marriages facilitating), Truth telling based live styles and Quranic scholarships to the other communities and us of the south community for State building.
I Thank you

DEGDEG: Rejeb Dayyib Erdogan ayaa xilka madaxweynaha Dalka Turkiga ku guulaystay markii saddexaad ka dib markii uu helay...
28/05/2023

DEGDEG: Rejeb Dayyib Erdogan ayaa xilka madaxweynaha Dalka Turkiga ku guulaystay markii saddexaad ka dib markii uu helay aqlabiyadda codadkii maanta la dhiibtay.

Erdogan oo laba mar oo h**e ku soo guulaystay madaxweynaha Turkiga ayaa hadda doorashadan ku hoggaaminaya 52.9.

Halka musharraxii la tartamayayey ee Kamaal Kilicdaroglu uu helay 47.1%.

28/05/2023
17.54% ayaa la tiriyay Codadka doorashada Madaxtinimo ee Dalka Turkiga, sidan ayaa wali loo kala hogaaminayaaa. Erdogan:...
28/05/2023

17.54% ayaa la tiriyay Codadka doorashada Madaxtinimo ee Dalka Turkiga, sidan ayaa wali loo kala hogaaminayaaa.

Erdogan: 61.70%

Kılıçdaroğlu: 38.30%

W/q shar-diid MacaLin
Voss Tv

30/11/2022

XOG DHEERAAD AH: Madaxwaynaha JFS Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in lasoo celiyo ururka Gorgor ee haya amaanka deeganada xuduuda ah ee Gobalka Gedo, lana geeyo Gobalka Shabeellaha Dhexe iyo Galmudug.

“Degmada Baladxaawo AMISOM ma joogto, waxaa amaankeeda masuul ka’ah Ururka Gorgor, hadii laga soo qaadana waxay keeni kartaa khataro culus” ayuu yiri sarkaal sare oo katirsan laamaha Amniga ee gobalka Gedo.

Deegaankan, ayaa ah mid ay ku kulmaan 3 Xaduud oo kala ah Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya, waxaana dhammaan goobahan jooga ciidanka xoogga dalka.
Xigasho: Farah Abdulqadir

30/11/2022

Xafiiska Ra’iisal Wasaraaha waxaa ka qabsoomay kulanka billaha ah Guddi-hoosaadka Dhaqaalaha ee heer Farsamo kaa oo ay isugu yimaadeen agaasimayaasha guud ee hay’adaha Dowladda gaar ahaan tiirka horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda dan qaran.

Kulanka waxaa lagu falanqeeyey hannaanka horumarinta mashaariicda dibu-dhiska (Economic Infrastructure) iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale, fulinta mashaariicda qorshaysan iyo diyaarinta ajandayaasha shirka billaha ah ee Guddi-hoosaadka Golaha Wasiirada ee Horumarinta Dhaqaalaha.

Shirka waxaa shir guddoomisay Kuxigeenka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Marwo Faadumo Cabdi Cali, waxaa sidoo kale kulanka qayb ka ahaa xubno ka socda baanka horumarinta Afrika u qaabilsan Soomaaliya.
Xigasho: Nasro Bashir cali

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh  Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo  maanta xafiisk...
19/07/2022

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna marwo Kate Foster.

03/11/2021

Waaa Tvga iyo raadiyhaya Arlaathy

Arlaadi Media Network is the first ever national Media outlet to cover all its programs and news in Maay language, the second largest language in Somalia.

Ayadooo 135 Daqiiiqo ay ka dhimantahay Ayaan hda sugayaaa oon Indhaha ku hayaaa. # Guul Insha'allah.
12/10/2021

Ayadooo 135 Daqiiiqo ay ka dhimantahay Ayaan hda sugayaaa oon Indhaha ku hayaaa.
# Guul Insha'allah.

Gudi uu Hogaaminayo Raysul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi mohamed guuleed ayaa gaarey Holond si ay Goobjoog uga NOQDAAN...
10/10/2021

Gudi uu Hogaaminayo Raysul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi mohamed guuleed ayaa gaarey Holond si ay Goobjoog uga NOQDAAN Jawaabta maxkamadda Aduunka ee ICJ maalinka 12/ 10/2021.
👉Dadkii laascaanood Laga Soo Musaafuriyey oo beydhabo gaary qaarkood.

Wasiiro ka socda Maamulka KGS ayaa Diyaarad kaga Soo Daad Gureeyey Gaalkacyo dadkii laga Soo Musaafuriyey Laascaanood.
09/10/2021

Wasiiro ka socda Maamulka KGS ayaa Diyaarad kaga Soo Daad Gureeyey Gaalkacyo dadkii laga Soo Musaafuriyey Laascaanood.

Address

Zoobe Street
Mogadishu

Telephone

+251974005703

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Adan Rooble posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category