Shiil Medical Wear

Shiil Medical Wear its time to love your Scrubs ❤️ !

Waxaad xarakoon kartaa Adigo shaqadaada kujira. Hada Kaso dalbo whatsapp-kan +252612229734
27/11/2025

Waxaad xarakoon kartaa Adigo shaqadaada kujira.

Hada Kaso dalbo whatsapp-kan +252612229734

Discount 25% 🚨🚨:  Fursad gaar u ah ardayda internship-ka, waxayna ku egtahay  20ka November .Hada Kaso dalbo whatsapp-ka...
07/11/2025

Discount 25% 🚨🚨: Fursad gaar u ah ardayda internship-ka, waxayna ku egtahay 20ka November .

Hada Kaso dalbo whatsapp-kan +252612229734

𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐫𝐞 𝐬𝐭𝐚𝐫𝐭𝐬 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐩𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐓𝐨𝐨𝐥𝐬 .Order Now ! 📦 on whatsapp +252612229734
13/10/2025

𝐏𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐜𝐚𝐫𝐞 𝐬𝐭𝐚𝐫𝐭𝐬 𝐰𝐢𝐭𝐡 𝐩𝐫𝐨𝐟𝐞𝐬𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐓𝐨𝐨𝐥𝐬 .

Order Now ! 📦 on whatsapp
+252612229734

Fursad Shaqo - Marketing officerSHIIL, waxay soo bandhigaysaa shaqo ka bannaan oo ah Marketing officer kaas oo laga rabo...
09/10/2025

Fursad Shaqo - Marketing officer

SHIIL, waxay soo bandhigaysaa shaqo ka bannaan oo ah Marketing officer kaas oo laga rabo shuruudahan hoose:

• Inuu haysto ugu yaraan shahaadada koowaad oo uu ku diyaariyey takhasus xiriir la leh shaqadan bannaan .
• Inuu leeyahay khibrad sarraysa oo ah dhinac iibinta .
• Inuu leeyahay hal-abuurnimo iyo curin xooggan tasoo uu ku Kasban karo macamiisha
• Inuu awoodo inuu koox ahaan iyo keli ahaanba u shaqayn karo.

CV-gaga Kuso dir Whatsapp kan: 0616783075

FG: Waqtiga codsigu wuxu ku eg yahay waa 21-ka bishan October 2025

08/10/2025

Shago qurux badan ayaan waxan uqabanay
dental clinic Design walba ayaan adigana ku sameyn karnaa Macmiil

Hada kaso dalbo whatsapp +252612229734

02/10/2025

Waxaynu ku fududeynay Barashada Xirfada Toliinka, inagoo kuu keenay Agab Dhameystiran aad ku baran karto Tolmada.

Hada nagaso dalbo ! Whatsapp +252612229734

Hada kaso dalbo whatsapp-ka Hoose +252612229734Location: Dabaqa 1aad ee HAAYAT MARKET Digfeer Mogadishu-Somalia
25/09/2025

Hada kaso dalbo whatsapp-ka Hoose
+252612229734

Location: Dabaqa 1aad ee HAAYAT MARKET Digfeer Mogadishu-Somalia

Waxaan Markii Ugu Horeyse aan Dalka Keenay 𝐀𝐧𝐭𝐢𝐦𝐢𝐜𝐫𝐨𝐛𝐢𝐚𝐥 𝐒𝐜𝐫𝐮𝐛𝐬 🦠  kaso kasameysan Maro:✅ disha bakteeriyada marka ay ta...
06/07/2025

Waxaan Markii Ugu Horeyse aan Dalka Keenay 𝐀𝐧𝐭𝐢𝐦𝐢𝐜𝐫𝐨𝐛𝐢𝐚𝐥 𝐒𝐜𝐫𝐮𝐛𝐬 🦠 kaso kasameysan Maro:

✅ disha bakteeriyada marka ay taabato
✅ oo aan lahay ur , sido kalena neefsan kartaa si fudud
✅ maro aan jajabin xitaa marka shaqadu dheeraato
✅ Si gaar ah ayaa loo farsameeyay si raaxo & kalsooni leh loo xirto.

Waxaad kaheli karta Xarumahena

Nagalaso Xirir +252612229734

Qiimo Dhimis 15% 🚨 Maalinta Caalamiga ee Kalkaalisoyinka aduunka awgeed Laga bilaabo 13-20 may waxaan Qiimo dhimis aan g...
12/05/2025

Qiimo Dhimis 15% 🚨
Maalinta Caalamiga ee Kalkaalisoyinka aduunka awgeed Laga bilaabo 13-20 may waxaan Qiimo dhimis aan galinay dhamaan Alaabaha Store-keena yaala

Address

Isgooyska Digfeer, Dabaqa 1aad Ee Nashaad Mall
Mogadishu
252

Telephone

+252615530273

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shiil Medical Wear posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram