Darusihha Specialist Hospital

Darusihha Specialist Hospital kusoo dhawaaw

15/09/2018

ADEEGYADA UU QABTO ISBITAALKA DARUSIHHA
WAXA AAD KALA SOCON KARTAA PAGE KEENNA
DARUSIHHA SPECIALIST HOSPITAL
KU XIRNOW PAGE KEENA

26/05/2018

Ogeysiisi Ogeysiis.
Darusihha Specialist Hospitat waxa uu ogeysiinayaa dhammaan Dahlinyarada kabaxay Kuliyadaha Caafimaadka in isbitaalka siin doonno Intern ship Free ah oo lagu qaadan doono Nurse, Midwavery, Laboratory and Indoscopy. Bisaha Barakeysan ee Ramadan aawadeed ayuuna Isbitaalku kuugu suubinayaa fuarsadan. waxaana la qaadan doonnaa 25 ka qaf ee ugu horeyso. si aad u hesho warbixin dheeri ah wac Tel. 0613 088 606.

Baro oo ku shaqee
19/05/2018

Baro oo ku shaqee

16/05/2018

Ogeysiis Muhiim ah
Munaasabada Bisha Barakeysan ee Ramadaan owgeed Isbitaalka Darusihha Specilaist Hospital waxa uu u hayaa bulshada soomaaliyeed waxyaabaha soo socdo
1. Nambarka dhaqatarka waa bilaash (Free)
2. Qaar kamid ah qaliimada sida qalinka guud ,qalimdaha haweenka sida gynecologist & C-section
3. Baritanada iyo ultrasound xray 20% discount

Soo wac : 0613088606 0613088556
Email: darusihha2020@gmail.com

20/04/2018

Bashaaro ka faaifeysi wacan

20/04/2018

Ka faaideysi wanaagsan isbitalka Waxa hada joogo dhaqaatiir indiyaan ah ku taqasusay ku kilyaha iyo taranka sidoo kale Waxa joogo dhaqtarad haween ah ku taqasustay buro biyoodka ,minka oo xirmo iyo dhalmo la aan yarka faaideysi wacan dhaqaatiirta waxa ee koogaayaan ilaa 26 bishaan

19/04/2018

dhaqaatiirtiintii indian ka ahaa ee mudo dheer labwada sugaaye oo maanta daarusihha specialist hospital ka shaqo bilaabay, waxayna daaweenaayan cudrada kilyaha.iyo kaadi mareenka, ragtinimo.xoojinta, iyo dhalmo.la.aanta, sidoo kale waxay daaweenayaan cudurada haweenka sida buro biyoodka iyo wixii la mid ah

05/04/2018
05/04/2018

Darusihha Hospital oo qalab casri ah ku haao, sida LAPAROSCOPY, ENDOSCOPY Coloscopy Bronchoscopy

15/01/2018

Alx Waa qaliinkii shaley ee specialist hospital maqaar u sameen (skin graft)..

Bishaaro                 Bishaaro             Bishaaro Fursad qali ah....
26/12/2017

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Fursad qali ah....

18/11/2017

OGEYSIIS. OGEYSIIS. OGEYSIIS

Dhaman waxa la ogeysinaya shacabka Somaliyed e ku nol Muqdisho iyo nawaxigeda in Darasihha Specialist Hospital u samen dono qaliimo kla duwan o lacag la aan ah iyado lo isticmali dono qalab casri ah.
Sida daraded waxa shacabka Somaliyed ugu baqeyna inay ka faidestan fursadan qaliga ah.
FG: isdiiwangilinta waxay bilabanesa laga bilabo manta o ah Sabti 18-11-2017 Ila 30-11-2017.
Location: Dagmada Hodaney, Zoobe dhabarka dambe e Jamacada Banadir.
Wixii faa fahin ah Kala fadlan Kala xiriir taleefanada Kala ah: 0615265429/ 0615589146/ 0619191999....

Address

Mogadishu

Telephone

+252616200202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darusihha Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Darusihha Specialist Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram