Al-feynuus Academy

Al-feynuus Academy This page is to service al Feynuus Students

16/03/2022



Schoolka Al-feynuus 15 sanad guuradii ka soo wareegtay tan markii la aasay schoolka 2007.

Schoolka waxa uu bixiyaa maadooyinka caafimaadka sida iyo
Sidoo kale waxa aan ku soo kordhinay courses aan ugu tala galnay ardayda jaamacadaha iyo inta kale oo ka faaideysan karto courses ka la soo kordhiyay waxaa kamid ah
1. ECG/EKG
2. Ultrasound
3. Regional Anatomy (MOORE)
4. Pathology
Maadooyinka waxa ay bixi doonaan full time iyo part time.

Sidoo kale ardayda maalmaha caadiga ah aan fursada u helin maadooyinka schoolka ka baxa.
time waxaa soo kordhinay barashada First Aid ka oo lacag la'aan ah.
Wixii faahfaahin kala xiriir
0615547407

  November Maalinta  Macalinka Soomaaliyeed 21 ka November Maalinta  Macalinka Soomaaliyeed.Macalimiinta iyo ardayda Al-...
21/11/2021

November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed 21 ka November Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

Macalimiinta iyo ardayda Al-feynuus Academy waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan.
Halku Dhigeenna Sanadka waa:Macalimku waa Badbaadiyaha bulshada.

11/09/2021

Guuleesta bahda

Maamulka iyo macalliminta schoolka   waxa ay hambalyo leeyihiin dufacadii 26 ee Diploma Nursing iyo Lab  iyo dufacadii 5...
09/09/2021

Maamulka iyo macalliminta schoolka waxa ay hambalyo leeyihiin dufacadii 26 ee Diploma Nursing iyo Lab iyo dufacadii 56 oo ayaganeene ka qalin jabinaayeen First-Aid.

Xaflad heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen agaasimayaal caafinaad iyo shirkado iyo hayado ayaa maanta loo qabtay arday dhameesatay caafimaadka qeybihiisa kala duwan.

Guuleesta qalin jabiyaasha sanadkaan kuwii dadkooda iyo dadkooda iyo diintooda ugu adeego waxa ay barteen allaha idiinka dhigo

Practical Time go Forward Al-Feynuus Students.
01/07/2021

Practical Time go Forward Al-Feynuus Students.

Maamulka iyo macallimiinta iyo ardayda schoolka Al-Feynuus waxa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Ustaad Ismaaciil Cabda...
22/06/2021

Maamulka iyo macallimiinta iyo ardayda schoolka Al-Feynuus waxa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan Ustaad Ismaaciil Cabdalle Bariise oo hooyadiis xalay ku geeriyootay Digfeer Hospital

Jannatul firdowsa allaha ka waraabiyo qabrigeedana allaha u waasiciyo.

Ardayda sanadkaan qalin Jabineyso ayaa maanta qaar kamid ah imtixaankii ugu danbeeyay u soo dhamaaday.Hambalyo ardaydii ...
19/06/2021

Ardayda sanadkaan qalin Jabineyso ayaa maanta qaar kamid ah imtixaankii ugu danbeeyay u soo dhamaaday.

Hambalyo ardaydii dadaalka iyo dulqaadka soo muujiyay muddadii sanadka aheed oo waxbarashada socotay dadaalka halkiina ka sii wada.

Waa Qaar Ka Mid Ah Ardayda Machadka   oo shalay oo arbaca ah baraatikada isbuuclaha  sameenayo.
10/06/2021

Waa Qaar Ka Mid Ah Ardayda Machadka oo shalay oo arbaca ah baraatikada isbuuclaha sameenayo.

Dhamaan bahda jecel waxbarashada gaar ahaan caafimadka    wuxuu bilaabaa courses 1.   Diploma ah oo pratical dhameys tir...
05/06/2021

Dhamaan bahda jecel waxbarashada gaar ahaan caafimadka wuxuu bilaabaa courses
1. Diploma ah oo pratical dhameys tiran leh.
2. Diploma ah oo dhameys tiran leh.
Waxa ayna bixi doonaan maadooyinkan (khamiis & Jimco).
Wixii faah faahin ah nagala soo xariir 0615009337 whatsapp iyo wicitaan.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615547407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-feynuus Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al-feynuus Academy:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram