Dr. Dahir Mohamed

Dr. Dahir Mohamed prevention is better than cure

03/02/2025
17/06/2024

Nin waxii la toosani midbuu tuur la leeyahye.

27/02/2024

مر ج البحرين يا التقيا ن ❤️🥰👌🏽

10/02/2024

Allah caafimaad inagu gaarssiyo 🤲

Farqiga ragga iyo dumarka.Waxa la yidhi markii malaa’igtu ay tiri Aadam ma jeceshahay xaawa?Wuxuu yiri: HaaOo markay Xaa...
10/09/2023

Farqiga ragga iyo dumarka.

Waxa la yidhi markii malaa’igtu ay tiri Aadam ma jeceshahay xaawa?

Wuxuu yiri: Haa

Oo markay Xaawa weyddiiyeen, ma jeceshahay isaga?

Waxay tidhi: Maya

Qalbigeedana jacaylkuu u qabo laba laab ayey jeceshahay.

Oo markii Eebbe Aadan dhulka ku soo dejiyey, Aadan maalintii buu Xaawa raadiyey, habeenkiina wuu seexanayey.

Xaawa habeen iyo maalin bay raadinaysay iyada oo aan caajis iyo hurdo toona dareemin.

Markii ay kulmeen ka bacdi ayuu Aadan ku yiri:- Maalintii waan ku raadinaayey, habeenkiina waan seexan jiray.

Waxey ugu jawaabtay: Waligay kuuma raadin, waa aan sugayay inaad timaado.

Tani waa dumarka tan iyo markii la abuuray, waxay qarisaa wax walba oo qalbigeeda ku jira kibirkeeda aawadeed.

Ha ku xukumin hadalkeeda iyo ficilkeeda, sharafteedu wax walba way ka sarraysaa.😊

Maalinta jimcaha waa maalinta uu nebiga scw yiri qofki igu saliyaa meelwalba uu joogo salaantaas wey isoo gaareysa bal m...
07/09/2023

Maalinta jimcaha waa maalinta uu nebiga scw yiri qofki igu saliyaa meelwalba uu joogo salaantaas wey isoo gaareysa bal maxa kaquruxbadan in laguugu hor sheego rasuulka aktiisa Scw aanbadino walaalayaal kusalinta suubanaheena scw scw scw.

07/09/2023

Xaqiiq❤

Sawirkaan hal maahmaah ku cabir?
07/06/2023

Sawirkaan hal maahmaah ku cabir?

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618579751

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Dahir Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Dahir Mohamed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category