Star Healthcare Solutions

Star Healthcare Solutions Welcome to Star Healthcare Solutions, the convenient and reliable medical equipment supplier in Somalia.

we are specialized in supply of medical equipment, instrument, accessories. SHS was founded in 2014 with the vision of providing overall solutions to health institutions, organization, hospitals & primary health service providers including MCHs, OPD, etc. With objective of covering medical equipment and supplies needs in the country, which the companies or organization used to order from overseas, We managed to make most of the items available in country, this helped the customers to get the orders without incurring huge logistical costs. SHS is registered with UNGM under reference number 635900 with level 2 of supplier grade. We have been a supplier to many health institutions across country while we have presence in entire regional states in headquartered in the Capital of Mogadishu. Our senior staff include those with extensive experience in dealing with large organizations like UN hence we are confident to provide a relevant professional technical proposals and fair and reasonable financial proposals

Star Healthcare Solutions is pleased to announce the signing of a Memorandum of Understanding (MoU) with Dr.Sumait Hospi...
28/01/2026

Star Healthcare Solutions is pleased to announce the signing of a Memorandum of Understanding (MoU) with Dr.Sumait Hospitals, marking the start of a strategic partnership aimed at strengthening healthcare services in Somalia. This collaboration focuses on medical equipment consultancy, procurement, installation, maintenance, training, and ongoing technical support to enhance capacity, improve quality standards, and ensure access to reliable and advanced medical technologies.

At Star Healthcare Solutions, we remain committed to delivering safe, efficient, and sustainable healthcare solutions that improve patient care and clinical outcomes across Somalia, and we look forward to a successful and impactful partnership with Dr. Sumait Hospital.

#

Qaybta 2-aad ee sawirada: Shirweynihii  koowaad ee Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine (SOSAIM)    ...
24/01/2026

Qaybta 2-aad ee sawirada:

Shirweynihii koowaad ee Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine (SOSAIM)


Waxaan ku faraxsanahay inaan ka mid ahayn taaba galiyaasha Shirweynihii  koowaad ee Somali Society for Anesthesiology an...
22/01/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan ka mid ahayn taaba galiyaasha Shirweynihii koowaad ee Somali Society for Anesthesiology and Intensive Medicine (SOSAIM)


19/01/2026

Muuqaal: Rakibida Qalabka qalniinka indhaha ee surgical operating microscope





Shirkadd Star Healthcare Solutions, waxa ay ku faraxsantahay in ay sii guul ah ku soo gaba gabeyso u keenista iyo u raki...
27/12/2025

Shirkadd Star Healthcare Solutions, waxa ay ku faraxsantahay in ay sii guul ah ku soo gaba gabeyso u keenista iyo u rakibida isbitaalka Dr.Sumait Hospitals qalabka qaliimada indhaha ee loo yaqaan surgical operating microscope, kaas oo qalab casri ah, fududeynaya qaliimada indhaha

Ugu imow Star Healthcare Solutions qalab tayo leh iyo howl wadeeno xirfad sare leh

Xarumaha caafimaad ee danaynaya waxay nagala soo xiriiri karaan email: info@starhealth.so ama : +252613066660.

Jumco MubarakXarumaha caafimaad ee danaynaya waxay nagala soo xiriiri karaan email: info@starhealth.so ama  : +252613066...
11/12/2025

Jumco Mubarak

Xarumaha caafimaad ee danaynaya waxay nagala soo xiriiri karaan email: info@starhealth.so ama : +252613066660.

Agabka caafimaad ee laga heli karo qaybta dental ee star Healthcare Solutions waxaa ka mid ah:-   X-ray (Raajada Ilkaha)...
10/12/2025

Agabka caafimaad ee laga heli karo qaybta dental ee star Healthcare Solutions waxaa ka mid ah:- X-ray (Raajada Ilkaha)

Xarumaha caafimaad ee danaynaya waxay nagala soo xiriiri karaan email: info@starhealth.so ama : +252613066660.

06/06/2025

Munaasabada Ciida barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeeda waxaa farxad inoo ah in aan hambalyo qiimo badan halkaan uga dirno dhamaan bulshada soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan, gaar ahaan bahda caafimaadka.
Waxaan idin leenay:
Ciid Wanaagsan
نتمنى لكم عيدًا مباركًا مليئًا بالسعادة والأمان، عيد أضحى مبارك.
نسأل الله أن يتقبل منّا ومنكم صالح الأعمال
كل عام وأنتم بخير وعافية

.

Welcome to Star Healthcare Solutions, the convenient and reliable medical equipment supplier in Somalia.

Waxaan hambalyada Ciid la wadaagaynaa dhamaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan bahda caafimaadka.Waxaan idin lee nahay:  W...
30/03/2025

Waxaan hambalyada Ciid la wadaagaynaa dhamaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan bahda caafimaadka.

Waxaan idin lee nahay:

Wanaagsan

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
ينعاد علينا و عليكم بالصحة والعافية

𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 ( 𝟏𝐬𝐭 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐀𝐬𝐬𝐨𝐜𝐢𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐭𝐢𝐟𝐢𝐜 𝐂𝐨𝐧𝐟𝐞𝐫𝐞𝐧𝐜𝐞).Waxaan...
18/12/2024

𝐒𝐡𝐢𝐫 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 ( 𝟏𝐬𝐭 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐀𝐬𝐬𝐨𝐜𝐢𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐀𝐧𝐧𝐮𝐚𝐥 𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐭𝐢𝐟𝐢𝐜 𝐂𝐨𝐧𝐟𝐞𝐫𝐞𝐧𝐜𝐞).

Waxaan ku faraxsanahay inaan ka mid ahayn taaba galiyaasha Shir-cilmiyeedka Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed Oo ku qabsoomay magaalada Mogadishu


Munaasabadda maalinka suuxinta aduunka ( 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐀𝐧𝐞𝐬𝐭𝐡𝐞𝐬𝐢𝐚 𝐃𝐚𝐲 ) oo ku beegan maanta oo ah 16 bisha October 2024, waxaan ...
16/10/2024

Munaasabadda maalinka suuxinta aduunka ( 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐀𝐧𝐞𝐬𝐭𝐡𝐞𝐬𝐢𝐚 𝐃𝐚𝐲 ) oo ku beegan maanta oo ah 16 bisha October 2024, waxaan ku muujinaynaa sida aan ugu taagan nahay daboolida baahida agabka caafimaad ee ka jirto dalkeena si uu bukaanku u helo daryeel caafimaad oo lagu diirsan karo.

Waxaad naga la soo xariir kartaa: : +252613066660. ama email: info@starhealth.so

20/09/2024

Halkaan ka daawo muuqaal kooban oo aan ka diyaarinay tababar loo sameeye dhakhaatiirta ilkaha Soomaaliyeed oo ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen Shirkada Star Healthcare Solutions iyo Shirkada Ivoclar.

Star waxay u taagan tahay sara u qaadista tayada daryeelka caafimaadka ee dalkeena!

Waxaad naga la soo xariir kartaa: : +252613066660. ama email: info@starhealth.so

Address

Makkah Al Mukkaramah Street
Mogadishu
SO

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613066660

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Star Healthcare Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Star Healthcare Solutions:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram