Shabelle and Hiran Mine Action Consortium

Shabelle and Hiran Mine Action Consortium Shabelle & Hiran Mine Action Consortium (SHAHMAC) represents number of NGOs working for the community

04/11/2024

Waxaa aad isugu eg dagaalada ka kala socda Bariga dhexe iyo geeska Afrika, waxayna u egyihiin inay hal meel kasoo baxayaan

Shabelle and Hiiran Mine Action Consortium (SHAHMAC) waa hay'ad wadani ah oo shaqadeedu tahay ladagaalanka waxyeellada m...
09/11/2018

Shabelle and Hiiran Mine Action Consortium (SHAHMAC)
waa hay'ad wadani ah oo shaqadeedu tahay ladagaalanka waxyeellada minooyinka iyo waxbaha qarxa, waxayna ka howl gashaa Hirshabeelle State
Hadaba waxay hey'addu uga digeysaa dadweynaha reer Hirshabeelle iyo dhammaan dadka soomaaliyeed meelkasta oo ay ku nool yihin in ay ka fogaadaan waxyaabahan hoos ku sawiran ayna la qeyb sadaan waxna ka baraan carruurta iyo dadka wax magaratada ah si looyareeyo waxyeelada baahsan ee miinoyinka iyo haraadiga ka haray dagaalada ee ku faafsan dalkeena in aan lagu cayaarin waa khatar naftaada iyo tan walaalkaaba waxyeeli karta. fadlan share gareeya, like ta hakala masuugin

09/11/2018
09/11/2018

Daladda Shabeelle iyo Hiiraan ee ururada Howlaha Bani'aadanimada ee Miino saarista (SHAHMAC)
Shabelle and Hiiran Mine Action Consortium (SHAHMAC)

This is the MRE activities in jowhar villages like Danyerey, Dharkeynley and Yabaal to enhance the awareness of the comm...
21/11/2017

This is the MRE activities in jowhar villages like Danyerey, Dharkeynley and Yabaal to enhance the awareness of the communities towards the danger of landmines and other remnants of wars. this activities are implementing by shahmac consortium

08/11/2017
In Jowhar Mine Risk Education (MRE) sessions were conducted for the communities in their locations such as agriculural a...
01/11/2017

In Jowhar Mine Risk Education (MRE) sessions were conducted for the communities in their locations such as agriculural areas, schools and health/feeding centers by SHAHMAC Consortium with the support of NPA during the last two months of Sept. and Oct. in this year

Magaalada Jowhar waxa lagu qabtay Wacyi gelin ku saabsan ka foojignaanta waxyeelada miinoyinka iyo waxyaabaha qarxa iyadoo dadka logu gaarsiinayo goobahooda sida beeraha, iskuulada iyo xarumaha caafimadka iyo quudimaha, waxana howshaasi si hufan u taabo-geliyey dalladda SHAHMAC iyadoo ay ka caawineyso hey'adda NPA

Address

Yoobsan Area
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618488805

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shabelle and Hiran Mine Action Consortium posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram