28/04/2026
Mid ka mid ah adeegyada casriga ah ee ugu hormarsan dunida ee laga helo Shaafi Hospital ayaa ah hanaanka ๐๐ง๐๐จ๐ฌ๐๐จ๐ฉ๐ข๐ ๐๐๐ญ๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐๐ ๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ง๐ ๐ข๐จ๐ฉ๐๐ง๐๐ซ๐๐๐ญ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ฒ (๐๐๐๐), oo loogu talagalay in lagu xalliyo ciladaha tubooyinka beerka, xameetida iyo ganaca, iyada oo aan wax qaliin ah la sameynin.