13/10/2016
Isbitaalka Makka waxaa ka shaqo bilaabay Dr. C/laahi Profassore oo ku takhasusay cudurada kelyaha iyo kaadi mareenka qalliin iyo daaweynba.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir.
654741 ama 0612411115