01/04/2026
Isdiiwaan gelintu waa furantahay! ✨
📞 Nala soo xiriir 0619322041
Ama wac 7373.
ama si toos ah u imow isbitaalka si aad u isdiiwaangeliso.
⏰ Waqtigu waa hadda — caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad!