NOORA CLINIC

NOORA CLINIC To be nationally respected for excellence in patient care and most trusted for personalized coordinated care.

To increase awareness of better understanding Viral Hepatitis infections and its preventions, eradicating modes of transmission, and improving the safety and efficacy of vaccines to prevent Viral Hepatitis infections.

Ciid Mubarak dhamaan Umada Soomaaliyeed meel walba ay joogan iyo gaar ahaan macaamisha iyo saaxiibada mar walba ku xiran...
01/05/2022

Ciid Mubarak dhamaan Umada Soomaaliyeed meel walba ay joogan iyo gaar ahaan macaamisha iyo saaxiibada mar walba ku xiran Noora Clinic.

20/03/2022

Talooyin Cunooyinka xiliga Ramadaanka ee ugu fican la cuno!

Bisha soon waxa ay sanadkan kuso aadaysa xili kuleela ah, sida awgeed waxaa muhiim ah in aynu u talo aruursano habka ugu fiican isugu diyarin karno u adkaysiga bisha soon.

Hadaba kala so xariir Dr. Xuseen Maxamud oo ah dhaqtar ku Takhasusey Uur-ku jirka -caloosha iyo dheefshiidka Ee Noora Clinic si talooyin caafimad u siiyo qofka Soomaya bisha Ramadan.

Soo wac tell kala ah 0612699997/0612699994.

To be nationally respected for excellence in patient care and most trusted for personalized coordinated care.

Jimca wanaagsan Dhamaan macamiishena sharafta leh Rabi hana waaafajiyo  faaidada maalinta jimcaha aamin aamin 🤲📿
11/03/2022

Jimca wanaagsan Dhamaan macamiishena sharafta leh Rabi hana waaafajiyo faaidada maalinta jimcaha aamin aamin 🤲📿

20/02/2022

Dr. Feruza waa takhtarka haweynka ee ka hool gasha NOORA CLINIC
DR.Feruza mudo dheer ayeey ka soo shaqeeysay arimaha la xiriira haweeynka sida.

1. daweenta infectionada dumarka.
2. daweenta xanuunka caadada.
3. Caado wareerka
4. Dhabarxanuunka
5. daawenta dhiciska.
6. kombuyuutarka (ultrasound)
7. latalinta hooyoyinka iyo dhiirigelinta naasnuujinka.
8. Dhalmo la aanta soo wajahda dumarka Allah ayaa Bixiyee Dadaalkana Waa lama huraan .

Dr. Feruz haween badan ayaa ku mahadiye daweenteeda.

Dr. Feruza waa takhtarka haweynka ee ka hool gasha NOORA CLINICDR.Feruza mudo dheer ayeey ka soo shaqeeysay arimaha la x...
14/02/2022

Dr. Feruza waa takhtarka haweynka ee ka hool gasha NOORA CLINIC
DR.Feruza mudo dheer ayeey ka soo shaqeeysay arimaha la xiriira haweeynka sida.

1. daweenta infectionada dumarka.
2. daweenta xanuunka caadada.
3. Caado wareerka
4. Dhabarxanuunka
5. daawenta dhiciska.
6. kombuyuutarka (ultrasound)
7. latalinta hooyoyinka iyo dhiirigelinta naasnuujinka.
8. Dhalmo la aanta soo wajahda dumarka Allah ayaa Bixiyee Dadaalkana Waa lama huraan .

Dr. Feruz haween badan ayaa ku mahadiye daweenteeda.

27/01/2022

Kaa faa'ideyso qiima dhimista qeybta Ilkaha Noora Clinic oo ah 50% discount.
Fadlan kala so xariir Noora Clinic tel kala ah 0612699997

Kaa faa'ideyso qiima dhimista qeybta Ilkaha Noora Clinic oo ah 50% discount.Fadlan kala so xariir Noora Clinic tel kala ...
25/01/2022

Kaa faa'ideyso qiima dhimista qeybta Ilkaha Noora Clinic oo ah 50% discount.
Fadlan kala so xariir Noora Clinic tel kala ah 0612699997

Flatulence or Intestinal Gas waxa xaalad ka dhalata markey hawo ama aaryo badan ku timaado caloosha ama mindhicirada, ta...
18/01/2022

Flatulence or Intestinal Gas waxa xaalad ka dhalata markey hawo ama aaryo badan ku timaado caloosha ama mindhicirada, taaso kento dibiryo caloosha ah oo sababta aaryo ama dhuuso dhawaq leh qofka ka timaado.
Aaryada badan waxa sababi kara : 1.Qofka marku cuntada cunaayo hawo ama air jiida oo raashinka raacda, 2.waxa Kalo sababi kara cuntada qofka marko cunayo boobsiis ku liqo asigoo cuntada jijibin. 3. Lactase intolerance qofka qaba. 4. Dheefshiidka oo cunoyinka qaarkis sidii loogu tala galay u shiidin. Hadii aad caalamahadas isku aragto fadlan laso xariir Noora Clinic oo dhaqatirta la kulan si laguu baaro, laguna daaweeyo islamarkaana talooyin iyo warbixino laguu siiyo. Fadlan Noora Clinic kala so xariir 0612699994,0612699997

Dhaqatirta iyo howl wadeenada Noora Clinic oo hormuud u yahay  Gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Wadajir Yoonis Cali Axme...
15/01/2022

Dhaqatirta iyo howl wadeenada Noora Clinic oo hormuud u yahay Gudoomiyaha dhalinyarada Degmada Wadajir Yoonis Cali Axmed waxay wacyi gelin caafimad kawadaan Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
Fadlan kala so xariir Noora Clinic tel kala ah 0612699994 /0612699997.

Address

Mogadishu Road, Next To Global Hotel, Abdiasis District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

252612699994

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NOORA CLINIC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to NOORA CLINIC:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category