Dr.Sumait Hospitals

Dr.Sumait Hospitals Tayo Sare iyo Talo Sax ah

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆWaxaan sharaf weyn noo ah in Dr. Abdirahman Hassan Ibrahim, oo ku takhasu...
04/04/2026

๐๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐ก๐ข๐ฆ

Waxaan sharaf weyn noo ah in Dr. Abdirahman Hassan Ibrahim, oo ku takhasusay Orthopedic Surgeon,(๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š๐ก๐š), uu ka mid noqday dhakhaatiirta ka howlgala isbitaalka Dr. Sumait.

Dr. Abdirahman wuxuu bixiyaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
โœ… Baaritaan iyo daaweyn dhaawacyada lafaha iyo kala-goysyada
โœ… Daryeelka xanuunnada murqaha, seedaha, iyo laabatooyinka
โœ… La-talin iyo qorsheyn caafimaad oo ku saabsan qalliinka lafaha

Dhaqtarka waxaad heli kartaa:
๐Ÿ“… Sabti โ€“ Khamiis
โฐ 8:00 AM โ€“ 4:00 PM
๐Ÿ“ž Helpline: 4848

More info: https://bit.ly/4sl6KbX

๐–๐š๐š ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š ๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ซ. ๐’๐ฎ๐ฆ๐š๐ข๐ญ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ?Dhammaan bahda isbitaalka Dr. Sumait waxay idiin diyaariye...
04/04/2026

๐–๐š๐š ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š ๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ซ. ๐’๐ฎ๐ฆ๐š๐ข๐ญ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ?

Dhammaan bahda isbitaalka Dr. Sumait waxay idiin diyaariyeen war cusub oo xiiso leh.
La soco dhawaan!

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป !!We are proud to announce a new scientific publication titled โ€œTraditional Eye Medicine in Rur...
01/04/2026

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป !!

We are proud to announce a new scientific publication titled โ€œTraditional Eye Medicine in Rural Somalia: Culturally Safe Harm Reduction to Prevent Corneal Blindness,โ€ published in the Clinical Ophthalmology.

This important research was authored by Dr. Abdulsalam Ahmed Mohamed from the Department of Ophthalmology at Dr. Sumait Hospital, in collaboration with co-author Abdullahi Abdirahman Omar.

The study highlights the role of culturally safe harm reduction approaches in addressing traditional eye medicine practices in rural Somalia, with a strong focus on preventing corneal blindness. It emphasizes the importance of community awareness, early intervention, and integrating cultural understanding into modern clinical care.

At Dr. Sumait Hospital, we remain committed to advancing medical research, strengthening academic excellence, and contributing to evidence-based healthcare that improves patient outcomes across Somalia and beyond.

More Info: https://bit.ly/413eRPh

๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐ž๐ฏ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  !Howl-wadeennada Dr. Sumait Hospital ayaa u qabtay shaqaalaha caafimadka kala ...
31/03/2026

๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐ž๐ฏ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  !

Howl-wadeennada Dr. Sumait Hospital ayaa u qabtay shaqaalaha caafimadka kala duwan ee isbitaalka (Nurses, Midwives, Lab & Pharmacy Team) tababbar ku saabsan Ka-hortagga iyo Xakameynta Caabuqyada (Infection Prevention and Control - IPC), kaas oo ah mid muhiim oo lagu xoojinayo badqabka bukaannada, shaqaalaha, iyo guud ahaan deegaanka caafimaadka.

Tababbarkan ayaa diiradda lagu saaray habraacyada saxda ah Ka-hortagga iyo Xakameynta Caabuqyada ee IPC, yareynta halista caabuqyada, iyo horumarinta nadaafadda isbitaalka, si loo dhiso jawi caafimaad oo ammaan ah oo tayo leh.

More info : https://bit.ly/4s3y5z2

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป !!We are proud to announce a new scientific publication titled โ€œShort-Term Successful Conservat...
30/03/2026

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฅ๐—ฒ๐˜€๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฐ๐—ต ๐—ฃ๐˜‚๐—ฏ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป !!

We are proud to announce a new scientific publication titled โ€œShort-Term Successful Conservative Management of a Rare Full-Thickness Re**al Prolapse in an Adolescent from a Resource-Limited Setting: A Case Report,โ€ published in the International Medical Case Reports Journal.

This important publication was authored by Abdullahi Hassan Elmi, with valuable contributions from co-authors Rayaan Abdirahman Hassan and Fahma Hussein Ibrahim.

The case report highlights the successful short-term conservative management of a rare full-thickness re**al prolapse in an adolescent from a resource-limited setting, emphasizing the importance of timely clinical assessment, practical management approaches, and context-sensitive care in low-resource healthcare environments.

At Dr. Sumait Hospital, we remain committed to promoting research, strengthening academic and clinical collaboration, and contributing to evidence-based healthcare knowledge that supports better patient care and advances medical practice in Somalia and beyond.

More Info: http://bit.ly/4bVe08f

29/03/2026

๐Ÿšจ ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก!

Dr. Zubeer Ahmed Barre, oo ah dhaqtar ku takhasusay Kelyaha, Kaadi-mareenka iyo Taranka Ragga ee ka howl-gala Isbitaalka Dr. Sumait, isagoo ka war bixinaya macluumaad muhiim ah oo ku saabsan xanuunka ama calaamadaha Nocturia (kaadi badnida xilliga habeenkii).

Hadaba ma tahay qof la dhiban calaamadaha Nocturia?

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐ž๐ฏ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  !Howl-wadeennada Dr.Sumait Hospitals ayaa u qabtay shaqaalaha nadaafadda Degaa...
29/03/2026

๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐ž๐ฏ๐ž๐ง๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  !

Howl-wadeennada Dr.Sumait Hospitals ayaa u qabtay shaqaalaha nadaafadda Degaandhowr Cleaning Services ee isbitaalka dr sumait tababbar ku saabsan Ka-hortagga iyo xakameynta caabuqyada (Infection Prevention and Control (IPC), kaas oo ah wejigii koowaad taxane tababbarro oo lagu xoojinayo badqabka bukaannada, shaqaalaha, bulshada, iyo deegaanka.

Tababbarkan ayaa door muhiim ah ka qaadanaya horumarinta nadaafadda isbitaalka, yareynta halista caabuqyada, iyo dhisidda jawi caafimaad oo ammaan ah oo loo wada siman yahay.

More info : https://bit.ly/4tdHkhh
๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

Agaasimaha Guud ee isbitalka Dr. Sumait, Mudane Ali Farah, ayaa ka qeyb galay Ban-bax la xiriiray Qorshaha Istiraatiijiy...
28/03/2026

Agaasimaha Guud ee isbitalka Dr. Sumait, Mudane Ali Farah, ayaa ka qeyb galay Ban-bax la xiriiray Qorshaha Istiraatiijiyadeed ee SIMAD University 2026โ€“2030, isagoo matalayay Dr.Sumait Hospitals.

Kulankaan oo ka dhacay Nyeri,dalka Kenya, ayaa diiradda lagu saaray hirgelinta jihada cusub ee Jaamacadda, xoojinta hoggaanka casriga ah, iyo mideynta dadaallada lagu gaari lahaa himilada SIMAD Vision 2030.

Ka qeybgalka Dr. Sumait Hospital wuxuu muujiyay doorka muhiimka ah ee isbitaalku ku lahaa taageeridda himilooyinka Jaamacadda, horumarinta u adeegida bulshada, iyo ka mira-dhalinta qorshaha shanta sano ee soo socota.

More info : https://bit.ly/4bXWyQz

24/03/2026

๐Ÿšจ ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก!

Dr. Mukhtar hassan , oo ah dhaqtar ku takhasusay Cudurrada Guud (Internal Medicine) ee Isbitaalka Dr. Sumait, isagoo oo ka war bixinaya macluumaad muhiim ah oo ku saabsan xanuunka Gastroenteritis caabuq ku dhaca mindiciraha iyo caloosha .

Hadaba ma tahay qof la dhiban xanuunka Gastroenteritis ?

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

19/03/2026

๐„๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™โœจ

Isbitaalka Dr. Sumait wuxuu hambalyo iyo tahniyad u dirayaa dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, munaasabadda barakaysan ee Eid ul-Fitr.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ุŒ ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

18/03/2026

๐Ÿšจ ๐–๐š๐œ๐ฒ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก!

Maadaama ay inagu soo fool leedahay Eid ul-Fitr, waa waqti farxad iyo damaashaad, balse sidoo kale waa xilli u baahan taxaddar dheeraad ah, Waxaa bulshada Soomaaliyeed looga digayaa khatarta ka iman karta qalabka lagu ciyaaro ee carruurtu isticmaalaan inta lagu jiro Ciidda.

Waalidiinta waxaa lagula talinayaa in ay carruurtooda ka ilaaliyaan ciyaaraha halista ah, isla markaana ay la socdaan goobaha ku damashadayaan iyo sida ay u ciyaarayaan.

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

09/03/2026

๐‘๐š๐ฃ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐๐›๐š๐š๐๐จ

Tani waa sheekada Salma Abdi oo laga keenay magaalada Bardheere, iyadoo qabtay xanuunnada jadeecada iyo gowracatada, iyadoo xaaladdeedu aad u liidatay markii la keenay isbitaalka Dr.Sumait Hospitals.

Salma waxay u baahnayd daryeel caafimaad oo degdeg ah, feejignaan gaar ah, iyo gurmad naf-badbaadin ah si loo xakameeyo xaaladdeeda una hesho daaweyn habboon.

"Waalidiinta Soomaaliyeedow, ha dhayalsanina talaalka carruurta. Jadeecadu waa dilaa, laakiin talaalku waa badbaado. Carruurtaada talaal si aad uga badbaadiso dhibaatada Salma ku dhacday." Abdi Caalin Ibrahim

๐Ÿ“ Degmada Hodan, Xaafadda Xiirey Qaasim, Mogadishu โ€“ Somalia
๐Ÿ“ž Wac ama la xiriir: 613949999 / Helpline: 4848

Address

Deg, Hodan, Xiirey Qasim
Mogadishu

Telephone

+252613939999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Sumait Hospitals posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Sumait Hospitals:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category