Dr Abdi karim karam Herbal

Dr Abdi karim karam Herbal Herbal medicine is a high quality and safe medicine

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa ba...
26/10/2022

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp

http://wa.me/+252616440356

  Allah waa natijo lahuboMacamil waxan qima dhimis balaran kusameynay dawoyinka babiyaan buroyinka iyo mizan dhimista fa...
20/09/2022

Allah waa natijo lahubo
Macamil waxan qima dhimis balaran kusameynay dawoyinka babiyaan buroyinka iyo mizan dhimista fadlan lasoxiir WhatsApp wa.me/252616440356

 ❓Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti ka mid ah noloshooda. Inkas...
17/09/2022


Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futadaraaxo-daro. 👇
https://wa.me/message/+252616440356
Wall siad iskaga daweyso laso xiriir)

09/01/2022

Dhagaxa Xameetida (Gallstones)?

Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka Bayl waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo.

Waa maxay astaamaha? dhagaxa xameetida

Waxaa laga yaabaa oo badanaa dhacdo in qofka ayna kasoo muuqan wax astaan ah, xanuunka ayaa ladareemaa marka uu dhagaxa xameetida xiro marinada. Dhaqtarkaaga marka aad soo booqato ayaa laga yaabaa in uu ka arko raajada dhagaxa ama waqti qaliinka caloosha laguugu sameynayo.
Mararka qaar ayaa astaamaha laga yaaba in ay kasoo muuqdaan dadka qaar. Astaamaha soo muuqan kara waxaa ka mid ah

Qandho

Xanuun lama filaan ah oo soo booda ah oo sii xoogeysanaya midigta sare ee caloosha

Cagaarshoow

Lalabo ama matag

Saxaro sida dhoobado oo kale ah

Indhaha ama maqaarka oo midabka jaale kasoo muuqda sida cudurka joondiska

Sidee looga hortagi karaa dhagaxa xameetida:

Xanuunka dhagaxa xameetida waa mid la maaraynkaro oo dhibaatada ku imaan karta qaab nololeedka la xakamayn karo, Sida ugu wanaagsan ee lagu yareyn karo amaba hoos loogu dhigi karo in dhagaxaan uu ku sameymo xameetida waxaa ka mid ah

Cun cuno dheelitiran oo haka boodin waqtigooda

Cab biyo kugu filan adigoo ku dadaalaya in aad qaadato xadi kugu filan

Miisaankaaga oo halmar hoos loo rida waxa ay tahay wax yaabaha aad u saacida in dhagaxaan uu samaysmo

F.G WAXAAN KU HEYNAA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO dhagaxa xameetida
Gabi ahaanba kaa zuulinaaya wax dhibato ahna malahan
Talo iyo daaweyn isla socda inoogu imow meel kasta oo aad caalamka

Wa.me/+252616440356 Ama +252619591221

Asc macmishena sharfta leh     kuso dhawada  alabo dabiciah ah oo  tayo leh adna ugu ufecn maqarka    adna kahelayso nat...
15/12/2021

Asc macmishena sharfta leh kuso dhawada alabo dabiciah ah oo tayo leh adna ugu ufecn maqarka adna kahelayso natijo lahubo

:₩ lo istimalo
1 xasasiyada
2 nabraha
3 finanka
4 haraha
5 gad gadudka
6 salida
7 waji qalaylka
8 iyo wax walba oo quseya WAJIGA
Haba handii aad daneyneyso
Nagalasoo xariir tell ama
what'sup +252616440356🤳 ama +252619591221

18/11/2021
Matahay qof qaba xanuunka quunka  (sorethroat) qaar kamid ah dadka ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu heynaa daaw...
18/11/2021

Matahay qof qaba xanuunka quunka (sorethroat) qaar kamid ah dadka ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu heynaa daawo kaa ciribtireysa xanuunkan qaliin la.aan . Fadlan nagala soo xiriir whatsapp number wa me +252616440356 Ama call +252619591221

09/11/2021
dermatitis in child Kor cuncunka kudhaca caruurtaAma xasaasiyada Waxay u roonthy xanuunadaMaqaarka sida kor cucunka fina...
06/11/2021

dermatitis in child

Kor cuncunka kudhaca caruurta
Ama xasaasiyada
Waxay u roonthy xanuunada
Maqaarka sida kor cucunka finanka
Ka soo baxa Korka caruurtaAllergic

Hadad u baahan thy nagala soo xariir what,s +252616440356 AMA 0619591221🤳

03/11/2021

Address

Herbal
Mogadishu

Telephone

+252619591221

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdi karim karam Herbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram