DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha

DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha, Doctor, Mogadishu.

Dhakhtarka Lafaha&Dhawacyada
-Baddalida Simaha&Jilbaha
-dheereynta Lafaha
-Toosinta Qaloocyada lugaha iyk Gacmaha
-Qaliimada Jajabka Lafaha
-Dhawacyada Ciyaartoyda
-Qalimada Lafaha Caruurta
Xoghayaha Guud Ururka Dhakhaatirta Lafaha Somaaliyed

Daweynta jilba xanuunka waxay ka caawisaa in xanuunku yaraado oo socodku hagaago, mararka qaarna ayadoo aan  loo baahnee...
29/04/2026

Daweynta jilba xanuunka waxay ka caawisaa in xanuunku yaraado oo socodku hagaago, mararka qaarna ayadoo aan loo baahneen wax bakoorad ah.

Dhaqtarku waxa uu kuu qaban doonaa dhamaan adeegyada oo dhamaystiran, la kulan dhaqtarka si aad u hesho adeegyo caafimaa...
26/04/2026

Dhaqtarku waxa uu kuu qaban doonaa dhamaan adeegyada oo dhamaystiran, la kulan dhaqtarka si aad u hesho adeegyo caafimaad oo dhamaystiran.

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
23/04/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

17/04/2026

Mid ka mid ah bukaanada an u fuilyay Toosinta Qalooca Lugaha oo Qaliin ka dib dib hantay socodkisa dabiiciga aha

Ma dareentaa xanuun jilbaha ah marka aad jaranjaro fuuleyso, Ha iska indha tirin la tasho dhakhtar si aad u hesho daawey...
15/04/2026

Ma dareentaa xanuun jilbaha ah marka aad jaranjaro fuuleyso, Ha iska indha tirin la tasho dhakhtar si aad u hesho daaweyn caafimaad oo kugu habboon.

Xanuunnada lafaha waa la daweyn karaa marka la helo daryeel sax ah, la kulan dhaqtarka lafaha & qaliimadooda.
13/04/2026

Xanuunnada lafaha waa la daweyn karaa marka la helo daryeel sax ah, la kulan dhaqtarka lafaha & qaliimadooda.

31/03/2026

.

Toosinta lafaha qaloocan waa hab caafimaad oo lagu saxo lafo si khaldan aad u leexday ama u kora, si loo soo celiyo qaab...
29/03/2026

Toosinta lafaha qaloocan waa hab caafimaad oo lagu saxo lafo si khaldan aad u leexday ama u kora, si loo soo celiyo qaabkooda dabiiciga ah loona yareeyo xanuunka iyo dhibaatooyinka dhaqdhaqaaqa.

24/03/2026

Mid ma mid ah Bukaanada an u toosinay Qalooc lugaha oo saameyn xoogan ku yeeshay socodka Bukanka

19/03/2026

CIID WANAGSAN

Address

Mogadishu

Telephone

+252616101026

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DrHassan Fidow-Qaliimada Lafaha:

Share

Category