22/11/2025
Wacyigalin
Sunta cad ee bulshadena dhibta ku haysa
Waxaa kamida
SOKORTA
CUSBADA
SUBAGA
si aad uyareysid fursada ay kugu dhicikaraan cudurada Macaanka,dhiikarka,kolostaroolka iyo xanuuno kale fadlan iska yarey sunta cad hadaadan iskaba jooji karin.
.