Farxiyo Cabdullaahi faraxsan

Farxiyo Cabdullaahi faraxsan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Farxiyo Cabdullaahi faraxsan, Medical and health, Mogadishu.

12/11/2021

Ma rabtaa in Sideeda albaab ee janada laguu furo maalinta qiyaamo, waa fursad fiican ducadaan hoos ku qoran hadii aad akhrisid markaad weyseysatid nabigu waxa uu inoo sheegay ﷺ qofkaa sideeda albaab ee janadaa loo furaa الله أكبر 🥰

Follow ➡️ Xog Baahiye

Sirta ku duugan Toonta Toontu waxay dajisaa:1. Dhiigkarka.2. Kalastroolka.3. Neerfayaasha.Waxay siyaadisaa ama xoojisaa:...
09/11/2021

Sirta ku duugan Toonta

Toontu waxay dajisaa:

1. Dhiigkarka.
2. Kalastroolka.
3. Neerfayaasha.

Waxay siyaadisaa ama xoojisaa:

1. Xusuusta.
2. Difaaca jirka.
3. Hurdada.
4. Socodka dhiiga gaar ahaan xididada.
5. Dareenka.

Waxay daawo u tahay:

1. Hargabka soo noqnoqda.
2. Cudurada wadnaha.
3. Cudurada lafaha.
4. Cambaarta iyo finanka.
5. Cudurada maqaarka.
6. Baabasiirka.

Waxay yaraysaa:

1. Lalalabada.
2. Muuqaalka gaar ahaan dadka u muuqda inay da'dooda ka wayn yihiin.
3. Miisaanka iyo xeyrta caloosha.
4. Lafa xanuunka.

Waxay u daran tahay:

1. Qofka beerka ka xanuunsan.
2. Qofka dhiig baxaya.

Waxaa la cunaa:

1. Subaxdii.
2. Quraacda kahor qofka oo baahan.
3. Maalintii hal xabo.

Waxay fiican tahay:

1. In sideeda loo cuno.
2. In la jarjaro sida kaniini loo liqo.

Waxay dishaa kana takhalustaa:

1. Bakteeriyada.
2. Fayras-ka.
3. Gooryaamada caloosha.

Dr waahin sabriye.

Wehel ka dhigo pajka Dr Cadceed
Siina sheer garee maclumaadkan

05/11/2021

Jumco wanaagsan asxbta ❤

22/11/2018

NOQO QOF LEH SAMIR IYO DHABAR adayg ku waajihi karo duruufaha ka hodtimaada noloshiisa

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farxiyo Cabdullaahi faraxsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram