Gacal Polyclinic Center

Gacal Polyclinic Center Gacal Polyclinic Center: Committed to providing a safe, comfortable environment and excellent diagnostic services, along with high-quality drugs.

Trust us for best practices and prioritized safety for all.

27/04/2026

Maxaa loo yaqaana qal-qalka ku yimaada caadada ama goorma ayaa la dhihi karaa qal-qal caada jiro?

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
23/04/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

Ma dareentaa xanuun indhaha marka aad wax akhrinayso, Ha iska indha tirin, nagu soo booqo Gacal Polyclinic Center waxaa ...
20/04/2026

Ma dareentaa xanuun indhaha marka aad wax akhrinayso, Ha iska indha tirin, nagu soo booqo Gacal Polyclinic Center waxaa heegan kugu ah dhaqtarka indhaha.

Ha dayicin caafimaadkaaga, waa hantida ugu qaalisan ee aad leedahay, Soo booqo dhakhtarkeena cudurrada guud si aad u hes...
18/04/2026

Ha dayicin caafimaadkaaga, waa hantida ugu qaalisan ee aad leedahay, Soo booqo dhakhtarkeena cudurrada guud si aad u hesho daryeel iyo daweyn sax ah.

Jir caafimaad qaba waa furaha nolol firfircoon oo farxad leh, Samee baaritaano caafimaad si aad u ilaaliso naftaada maan...
15/04/2026

Jir caafimaad qaba waa furaha nolol firfircoon oo farxad leh, Samee baaritaano caafimaad si aad u ilaaliso naftaada maanta iyo berri.

Hooyo walba waxay mudan tahay daryeel gaar ah iyo qadarin joogto ah, Ixtiraamkeeda iyo caafimaadkeedu waa furaha qoyska,...
13/04/2026

Hooyo walba waxay mudan tahay daryeel gaar ah iyo qadarin joogto ah, Ixtiraamkeeda iyo caafimaadkeedu waa furaha qoyska, nagu soo booqo Gacal Polyclinic Center waxaa heegan kugu ah dhaqtarda haweenka & qaliimadooda.

Buuxinta   waa xal muhiim ah oo lagu daweeyo godadka iyo dhaawacyada ilkaha, isla markaana lagu soo celiyo quruxdadii.
11/04/2026

Buuxinta waa xal muhiim ah oo lagu daweeyo godadka iyo dhaawacyada ilkaha, isla markaana lagu soo celiyo quruxdadii.

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ 𝐇𝐄𝐀𝐋𝐓𝐇 πƒπ€π˜Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta caafimaadka Adduunka
07/04/2026

πŸŒπ–πŽπ‘π‹πƒ 𝐇𝐄𝐀𝐋𝐓𝐇 πƒπ€π˜
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay Maalinta caafimaadka Adduunka


02/04/2026

BIG DISCOUNT!πŸ”₯
Gacal Polyclinic Center Waxay idin sameysay qiimo-dhimis 50% dhamaan adeegyada afka iyo ilkaha.
Ka faa’iidayso fursaddan muhiimka ah.



Address

Makka Al Mukarama Road/Near Waberi Police Station
Mogadishu
252SO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gacal Polyclinic Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gacal Polyclinic Center:

Share

Category