Superlife Somalia

Superlife Somalia superlife somalia adeegayada ay idin heyso waxaa ka mid ah.

dawooyin dabici ah oo hab casri ah loo sameyay (pytocell tech) waxaa laga samyay nugyada qudaarta (planta stemcell) noocayadeeda kale duwan sida miraha iyo cagaarka

Juma Mubarak dhamaan
09/06/2023

Juma Mubarak dhamaan

Asc macaamiisha sharafta leh ee SuperLife Somalia, waxaan keeney dalabkii aad sugeyseen ee Double Root Coffee. Marka wax...
25/08/2021

Asc macaamiisha sharafta leh ee SuperLife Somalia, waxaan keeney dalabkii aad sugeyseen ee Double Root Coffee. Marka waxaan idin lee nahay welcome mar labaad .

Faaiidooyinka Double Rootka waxaa ka mid ah wuxuu raga ka caawiya xoojinta
xaga raganimada, kacsiga iyo faaidoyin kale.

Macaamisha ilaa hada isticmaaley waxaan ka helney jawaab celin fiican.

Mahadsanidin

Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir xafiiska superlife ee kuyaal aaga taleex ama wac 0613602266.

ASC macaamisha SuperLife waxaa idin lee nahey Jumca Mubarak dhamaantiin meelkasto joogtaan.
28/05/2021

ASC macaamisha SuperLife waxaa idin lee nahey Jumca Mubarak dhamaantiin meelkasto joogtaan.

ASC macaamiisha sharafta leh ee SuperLife iyo dhamaan muslimiinta  waxaan idin leenahey caafimaad kuciida meelkasto aad ...
12/05/2021

ASC macaamiisha sharafta leh ee SuperLife iyo dhamaan muslimiinta waxaan idin leenahey caafimaad kuciida meelkasto aad joogtaan.

Double Root Coffee is available in  Mogadishu Office. Call us 0613602266
04/05/2021

Double Root Coffee is available in Mogadishu Office.
Call us 0613602266

OGEYSIIS ASC macaamisha sharafta leh ee SuperLIfe Somalia waxaan ogeysiineynaa in aan Keeney Double Root Coffee.DOUBLE R...
28/04/2021

OGEYSIIS
ASC macaamisha sharafta leh ee SuperLIfe Somalia waxaan ogeysiineynaa in aan Keeney Double Root Coffee.
DOUBLE ROOT COFFE waa COFFEE loo isticmaalaa kobcinta ugxaanta dumarka iyo sare qaadida manida raga.
Sidoo kale wuxuu kor uqaada ama sare uqaada waxa loo yaqaan sexual desire and strength.
Hadaba faaiidooyinya double root coffee waxaa kamid ah:-
 Kor uqaadida rabida galmada
 Xoojinta raganimada
 Kor uqaadida jamashada galmada
 Sare uqaadida tayada xagawadda raga
 Hagaajinta sexual in*******se
 Kor uqaadida shaqada kacsiga
 Kor uqaadida heerka Testosterone
 Kor uqaadida dhalmada
 Kor uqaadida rabitaanka galmada xaga Dumarka
 Wuxuu kacaawiya dumarka xaga dhalmada
 Wuxuu ka caawiyaa dumarka saxnaanta caadada
 Kor uqaadida shaqada galmada
 Isbadalka hormoonada dumarka iyo saxnantooda
FIIRO GAAR AH: daawadaan ma lahan wax chemical ah Ma Na lahan wax SIDE EFFECTS AH waa geed dabiici ah.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Xafiiska SUPERLIFE TALEEX AMA WAC 0613602266

21/04/2021

ASC macaamiisha SuperLife Ramadaan kariim waxaan keeney dawooyin casri ah oo u fican Gaaska, Sonkorta, dhiigkarka, finanka wajiga, calool istaaga iwm .

Wixii fahfaahin ah la xiriir xafiiska SuperLife Som.
Ama wac 0613602266

Mahadsanidin

ASC macaamisha sharafta leh ee Superlife waxaan Ogrysiineynaa in aan keeney dawooyinki tayada lahaa oo aad sugeyseen wax...
14/04/2021

ASC macaamisha sharafta leh ee Superlife waxaan Ogrysiineynaa in aan keeney dawooyinki tayada lahaa oo aad sugeyseen waxaana kamid ah dawooyinkaas SNC oo ufiican maskaxda iyo Spinal Cordka waa daaawo Herbal casri ah oo ay cilmi baaris ku sameeyeen koox khuburo ka dibna ay mariyeen laab casri ah waxey ka diiwan gashan tahay dawadaan dhamaan dunidoo dhan waxa origination kedu kayimid wadanka Switzerland. Waxaa laga soo saara dawadaan wadanka Maleysia
Dawadaan waxey ufican tahey Xusuusta gaar ahaan dadka waaweyn iyo dadka u hooseeyo Blood Circulation koodu iyo dhamaan wixii la xiriira Neerfayaasha wax side effect ah ma leh dawadaan maadama aan lagu darin wax chimical ah.
Mahadsanidin

La xiriir wixii faahfaahin ah Xarunta SuperLife.

OgeysiisMacaamiisha sharafta leh ee SuperLife Somalia waxaan ogesiineynaa in ey timid daawooyinkii aad sugeyseen ee kala...
05/04/2021

Ogeysiis

Macaamiisha sharafta leh ee SuperLife Somalia waxaan ogesiineynaa in ey timid daawooyinkii aad sugeyseen ee kala ahaa -STC30, SCc15, Iyo SNC iyo kuwa kale oo Casri ah.

Mahadsanidin

Booqo xarunta SuperLife.

Ogeysiis Shirkada SuperLife Somalia waxay indin la wadaageysa in ey keentey SNC oo ah product ufiican kordhinta Oxygenka...
03/04/2021

Ogeysiis

Shirkada SuperLife Somalia waxay indin la wadaageysa in ey keentey SNC oo ah product ufiican kordhinta Oxygenka dhiiga qofka tan oo qofka ka caawineysa in si fiican usocdo qulqulka dhiiga dhamaan jirka qofka iyo in eyka dhigto level fican oo cafimaad leh oo dajineysa dhiigkarka sidoo kale waxay yareysa laalabyada kusameys ma jirka qofka kana dhigeysa maqaarka qofka mid dabacsan nadiif ah caafimaad qaba.

NB dawadaan ma ahan mid kasameysan wax kiimiko ah waxey kasameysan tahey geedo dabiici ah sida Blackberry, Bluebeŕy iyo noocya kale.

WabiLaahiTowfiiq

Wixii faahfahin ah kala xiriir SuperLife Office isgoysa Taleex ama wac 061602266

Address

KM4 Taleex Junction
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Superlife Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Superlife Somalia:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram