Aden Abdulle Hospital

Aden Abdulle Hospital Hooyga waaya aragga caafimaad Hoyga Waaya Aragga Caafimaad

29/03/2026

❀️ Ma dareemaysaa calaamadahan?

Laab xanuun, neefsashada oo kugu adkaata, wadnaha oo si aad ah kuu garaaca, daal joogto ah, ama madax wareer iyo lugo barar
waxay noqon karaan digniin muujinaysa wadne xanuun.

πŸ₯ Qeybta Wadnaha ee Isbitaalka Aden Abdulle
waxay kuu diyaarisay daryeel dhamaystiran:

βœ”οΈ Dhakhaatiir khibrad leh (30+ sano waayo-aragnimo)
βœ”οΈ Baaritaanno casri ah oo sax ah
βœ”οΈ Daryeel lagu kalsoonaan karo

⏳ Ha sugin ilaa xaaladdu ka sii darto.
Caafimaadka wadnahaaga waa noloshaada.

πŸ“ Booqo Isbitaalka Aden Abdulle maanta
πŸ“ž Wac 4747 si aad u qabsato ballan

πŸ’š Aden Abdulle Hospital Hooyga Waaya Aragga Caafimaad

Aden Abdulle Hospital Haddii ilmahaaga uu leeyahay:βœ”οΈ Finan ama cuncun maqaarka ahβœ”οΈ Sanka oo dareera ama xirmaβœ”οΈ Hindhi...
28/03/2026

Aden Abdulle Hospital

Haddii ilmahaaga uu leeyahay:
βœ”οΈ Finan ama cuncun maqaarka ah
βœ”οΈ Sanka oo dareera ama xirma
βœ”οΈ Hindhiso joogto ah
βœ”οΈ Indho casaansho ama cuncun

Ha sugin in xaaladdu ka sii darto.

πŸ‘¨β€βš•οΈ Isbitaalka Aden Abdulle wuxuu bixiyaa baaritaan sax ah iyo daaweyn ku habboon carruurta si loo yareeyo xasaasiyadda loona ilaaliyo caafimaadkooda.

πŸ“ Booqo maanta
πŸ“ž Wac: 4747

Caafimaadka ilmahaaga waa mudnaanteena. ❀️

Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ© 🀍 | Jimca Wanaagsanيَا Ψ£ΩŽΩŠΩ‘ΩΩ‡ΩŽΨ§ Ψ§Ω„Ω‘ΩŽΨ°ΩΩŠΩ†ΩŽ Ψ’Ω…ΩŽΩ†ΩΩˆΨ§ Ψ₯ِذَا Ω†ΩΩˆΨ―ΩΩŠΩŽ Ω„ΩΩ„Ψ΅Ω‘ΩŽΩ„ΩŽΨ§Ψ©Ω مِن ΩŠΩŽΩˆΩ’Ω…Ω Ψ§Ω„Ω’Ψ¬ΩΩ…ΩΨΉΩŽΨ©Ω ΩΩŽΨ§Ψ³Ω’ΨΉΩŽΩˆΩ’...
27/03/2026

Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨ© 🀍 | Jimca Wanaagsan

يَا Ψ£ΩŽΩŠΩ‘ΩΩ‡ΩŽΨ§ Ψ§Ω„Ω‘ΩŽΨ°ΩΩŠΩ†ΩŽ Ψ’Ω…ΩŽΩ†ΩΩˆΨ§ Ψ₯ِذَا Ω†ΩΩˆΨ―ΩΩŠΩŽ Ω„ΩΩ„Ψ΅Ω‘ΩŽΩ„ΩŽΨ§Ψ©Ω مِن ΩŠΩŽΩˆΩ’Ω…Ω Ψ§Ω„Ω’Ψ¬ΩΩ…ΩΨΉΩŽΨ©Ω ΩΩŽΨ§Ψ³Ω’ΨΉΩŽΩˆΩ’Ψ§ Ψ₯ΩΩ„ΩŽΩ‰Ω° ذِكْرِ Ψ§Ω„Ω„Ω‘ΩŽΩ‡Ω وَذَرُوا Ψ§Ω„Ω’Ψ¨ΩŽΩŠΩ’ΨΉΩŽ ۚ

Maalin barakeysan oo Jimco ah, ku dadaal salaadda, xuska Alle, kana fogow mashquulka adduunka waqtiga salaadda.

Isbitaalka Aden Abdulle wuxuu idiin rajeynayaa Jimco caafimaad, kheyr iyo barako leh.

πŸ“ Aden Abdulle Hospital
πŸ’™ Caring that feels right

26/03/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH

Isbitaalka Aden Abdulle Hospital wuxuu ku faraxsan yahay inuu ogeysiiyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed in:

πŸ‘¨β€βš•οΈ Prof. Dr. Maxamuud Zahid

πŸ” Dib u bilaabi doono shaqadiisa
πŸ“… Maalinta Sabtiga – 28/03/2026

πŸ“ Booqo: Aden Abdulle Hospital
πŸ“ž Call Center: 4747

πŸ‘‰ Soo booqo maanta si aad u hesho daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto.

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AHIsbitaalka Aden Abdulle wuxuu ku faraxsan yahay inuu ogeysiiyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed in:πŸ‘¨β€βš•...
26/03/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH

Isbitaalka Aden Abdulle wuxuu ku faraxsan yahay inuu ogeysiiyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed in:

πŸ‘¨β€βš•οΈ Prof. Dr. Maxamuud Zahid

πŸ” Dib u bilaabi doono shaqadiisa
πŸ“… Maalinta Sabtiga – 28/03/2026

πŸ“ Booqo: Aden Abdulle Hospital
πŸ“ž Call Center: 4747

πŸ‘‰ Soo booqo maanta si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhameystiran

25/03/2026

Aden Abdulle Hospital πŸ“’ Ka Digtoonow Xanuunka Macaanka

Cuntooyinka aad maalin kasta cunayso waxay door weyn ka ciyaaraan caafimaadkaaga.

🚫 Cuntooyinka laga fogaado:
❌ Sonkorta badan (macmacaanka, cabitaannada sonkorta leh).
❌ Cuntooyinka la shiilay.
❌ Bur cad & rooti cad.
❌ Cabitaannada la warshadeeyay (soda & juice macmal ah).
❌ Cuntooyinka dufanka badan.

βœ… Dooro nolol caafimaad leh si aad uga hortagto ama u xakameyso macaanka.

πŸ‘¨β€βš•οΈ Haddii aad dareento calaamado sida:
βœ”οΈ Harraad badan
βœ”οΈ Kaadi badan
βœ”οΈ Daal joogto ah
βœ”οΈ Aragga oo isbedela

➑️ Ha sugin la kulan Prof, Dr. Maxamuud Zahid Maxamuud

πŸ“ Isbitaalka Aadan Cabdulle
πŸ₯ Hoyga Waaya-aragga Caafimaad

πŸ“ž Ballan qabso maanta, caafimaadkaagu waa mudnaanteena.

25/03/2026

πŸ“’ Wargelin Muhiim ah

Isbitaalka Aadan Cabdulle wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed in:

πŸ‘¨β€βš•οΈ Prof. Dr. Maxamuud Zahid Maxamuud
Khabiir ku takhasusay:
βœ”οΈ Cudurrada guud
βœ”οΈ Cudurrada dhiigga
βœ”οΈ Xanuunka macaanka (Diabetes)

➑️ uu dib u howlgali doono
πŸ—“οΈ Maalinta Sabtida – 28ka bisha

Haddii aad qabto xanuunad la xiriira cudurrada guud, dhiigga ama macaanka, hadda waa waqtigii aad heli lahayd daryeel xirfadeed oo lagu kalsoon yahay.

πŸ“ Isbitaalka Aadan Cabdulle
πŸ₯ Hoyga Waaya-aragga Caafimaad

πŸ“ž Ballan qabso maanta si aad u hesho adeeg caafimaad oo tayo leh.

Aden Abdulle Hospital Calool xanuun, gubasho iyo dheefshiid xumo ma kugu soo noqnoqdaan? πŸ”₯Ha u dulqaadan xanuunka hel da...
25/03/2026

Aden Abdulle Hospital Calool xanuun, gubasho iyo dheefshiid xumo ma kugu soo noqnoqdaan? πŸ”₯

Ha u dulqaadan xanuunka hel daryeel caafimaad oo sax ah maanta.

Isbitaalka Aden Abdulle wuxuu kuu hayaa adeegyo casri ah iyo dhakhaatiir khibrad leh oo si gaar ah uga shaqeeya daaweynta xanuunada dheefshiidka, si aad ugu noolaato nolol caafimaad leh oo raaxo leh.

βœ”οΈ Baaritaan sax ah
βœ”οΈ Daaweyn tayo leh
βœ”οΈ Daryeel lagu kalsoon yahay
πŸ“ž Nala soo xiriir: 4747
🌐 www.aah.so

Aden Abdulle Hospital Caring that feels right πŸ’™

Aden Abdulle Hospital 🫁 Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada (TB)  24 March Qaaxadu waa cudur halis ah oo inta badan saameey...
24/03/2026

Aden Abdulle Hospital 🫁 Maalinta Caalamiga ah ee Qaaxada (TB) 24 March
Qaaxadu waa cudur halis ah oo inta badan saameeya sambabada, balse la ogaan karo lana daweyn karo haddii si degdeg ah loo qaado tallaabo.
🚨 Calaamadaha Qaaxada (TB):
βœ”οΈ Qufac soconaya in ka badan 2 toddobaad
βœ”οΈ Qufac Dhiig la socdo
βœ”οΈ Miisaanka oo si deg deg ah u dhaca
βœ”οΈ Qandho iyo dhidid habeenkii
βœ”οΈ Daal iyo tabar darro joogto ah
πŸ’‘ Maxaa la sameeyaa?
Haddii aad isku aragto calaamadahan, ha sugin booqo isbitaalka si aad u hesho baaritaan iyo daryeel degdeg ah.
πŸ₯ Isbitaalka Aden Abdulle wuxuu diyaar kuu yahay:
βœ”οΈ Baaritaan sax ah
βœ”οΈ Daaweyn la hubo
βœ”οΈ Daryeel naxariis leh

πŸ“ž Wac: 4747

23/03/2026

Qeybta Kilyaha, Kaadi Mareenka & Taranka Ragga ee Isbitaalka Aadan Cabdulle waxay bixisaa daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto.

Haddii aad la tacaaleyso:
βœ”οΈ Dhagaxaanta kilyaha
βœ”οΈ Caabuqyada kaadi mareenka
βœ”οΈ Dhibaatooyinka qanjirka prostate-ka
βœ”οΈ Ama xanuunnada taranka ragga

Kooxdayada dhakhaatiirta khibradda leh ayaa diyaar kuu ah, iyagoo adeegsanaya qalab casri ah iyo baaritaanno sax ah si loo hubiyo daaweyn natiijo leh.

πŸ“ž Call Center: 4747
πŸ“± +252770111117
πŸ“§ info@aah.so
Aden Abdulle Hospital – Caring that feels righ

Aden Abdulle Hospital Qeybta Cudurrada Guud & Neef-mareenka ee Isbitaalka Aden Abdulle waxay ku siinaysaa: βœ”οΈ Baaritaan ...
23/03/2026

Aden Abdulle Hospital Qeybta Cudurrada Guud & Neef-mareenka ee Isbitaalka Aden Abdulle waxay ku siinaysaa:
βœ”οΈ Baaritaan sax ah
βœ”οΈ Daaweyn casri ah
βœ”οΈ Daryeel naxariis leh

πŸ“ž Call Center: 4747
πŸ“± +252 77 0111117
πŸ“§ info@aah.so
Aden Abdulle Hospital – Caring that feels righ

22/03/2026

Aden Abdulle Hospital inta badan dhibaatooyinka caafimaadka waxay ka bilaabmaan caajis iyo dib-u-dhac… balse go’aan sax ah ayaa badbaadin kara noloshaada.

Isbitaalka Aadan Cabdulle wuxuu u taagan yahay adeeg caafimaad oo la habo, qiimo jaban, iyo daryeel heer sare ah.

πŸ’™ Caring that feels right
πŸ“ž Call Center: 4747
πŸ“§ info@aah.so
🌐 www.aah.so

Aadan Cabdulle Hospital hoyga waaya-aragga

Address

Laamiyaraha Buula Xuubeey, Degmada Wadajir
Mogadishu

Telephone

+252619030303

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aden Abdulle Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Aden Abdulle Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category