Madina Hospital

Madina Hospital Madina Hospital One of Somalia’s largest hospitals, trusted for emergency, trauma, maternal advanced surgery & critical care.

Our modern OPD with multispecialty doctors & our role in training future healthcare professionals make us a center of excellence.

20/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Eid Mubarak βœ¨πŸŒ™

Dr. Said Abdi Ali (Dr. Socdaal) wuxuu idiin rajeynayaa Ciid farxad leh oo ku dheehan caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana inaga dhigo kuwii ka faa’iideysta kheyrka iyo barakada maalmahan barakaysan. ❀️




20/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciid Wanaagsan βœ¨πŸŒ™

Howlwadeennada Caafimaadka Isbitaalka Madina waxay idin leeyihiin Ciid farxad leh oo ku dheehan caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana naga dhigo kuwii ku guuleysta kheyrka iyo barakada maalmahan barakaysan. ❀️

πŸ’‘ Madina Hospital – Health Care Beyond Health Care



20/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Eid Mubarak βœ¨πŸŒ™

Dr. Abdulkadir Nadiir, Dhakhtarka Daaweynta & Qaliimada Indhaha, wuxuu idiin rajeynayaa Ciid farxad leh oo ku dheehan caafimaad iyo nabad.

πŸ’‘ Madina Hospital – Health Care Beyond Health Care


19/03/2026

πŸ‘©β€βš•οΈ Dr. Nasteha Abdirahman
Dhakhtar Daaweynta Afka iyo Ilkaha

πŸŒ™βœ¨ Waxay hambalyo Ciid u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, iyadoo u rajeynaysa caafimaad, nabad, iyo farxad.

πŸ™ Ilaahay hanaga aqbalo cibaadada. Ciid Mubaarak!

πŸ“ Madina Hospital


19/03/2026

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Abdalla Sharif
Dhakhtarka Qalliinka Madaxa iyo Laf-dhabarta (Head & Spine Surgeon)

πŸŒ™βœ¨ Wuxuu hambalyo Ciid u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo u rajeynaya caafimaad, nabad, iyo farxad.

πŸ™ Ilaahay hanaga aqbalo cibaadada. Ciid Mubaarak!

πŸ“ Madina Hospital


19/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciid Mubaarak βœ¨πŸŒ™

πŸ‘©β€βš•οΈ Dr. Rukia Abukar Abdi
Khabiir Emergency & Critical Care

Eid Mubarak dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. πŸŒ™βœ¨Howlwadeenada Mad...
19/03/2026

Eid Mubarak dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. πŸŒ™βœ¨

Howlwadeenada Madina Hospital waxay idiin rajeynayaan Ciid farxad leh oo ku dheehan caafimaad, nabad, barwaaqo iyo midnimo.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, hana naga dhigo kuwii ka faa’iideysta kheyrka iyo barakada maalmahan barakaysan.



19/03/2026

Dr. Cabdulqaadir Nadiir
Dhakhtarka Daaweynta & Qaliimada Indhaha – Isbitaalka Madiina

Wuxuu ka hadlayaa arrimo muhiim ah oo ku saabsan ilaalinta aragga, gaar ahaan carruurta Soomaaliyeed.

πŸ‘‰ Fadlan la wadaag si ay uga faa’iidaystaan waalidiin badan.

18/03/2026

πŸ‘¨β€βš•οΈπƒπ«. π€π›ππ’π€πšπ«π’π¦ 𝐀. 𝐍𝐨𝐫 (𝐄𝐍𝐓 π’π©πžπœπ’πšπ₯𝐒𝐬𝐭)
Wuxuu soo jeedinayaa wacyigelin ku saabsan badbaadada carruurta Maalmaha Ciida.

πŸŽ₯ Daawo talooyinka muhiimka ah.

15/03/2026

πŸ‘¨β€βš•οΈ Dr. Abdullahi Shariif ayaa si guul leh u sameeyay qalliin lagu daweeyay Hassan Awil, oo muddo la tacaalayay buro ku taallay dhinaca midig ee madaxa kadib qalliinno h**e oo aan guuleysan.

πŸ™ Bukaanku wuxuu uga mahadcelinayaa Dr. Abdullahi Shariif iyo dhammaan kooxda Isbitaalka Madina daryeelka iyo xirfadda ay muujiyeen.

πŸ₯ Isbitaalka Madina – Daryeel aad ku kalsoonaan karto.

11/03/2026

πŸ‘οΈ World Glaucoma Week 2026
Dr. Abdulkadir Nadir, Dhakhtarka Indhaha,

wuxuu bulshada ku wacyigelinayaa khatarta Glaucoma iyo muhiimadda baaritaanka indhaha.



Maamulka iyo Dhakhaatiirta Isbitaalka Madina ayaa munaasabad Afur wadareed heer sare ah oo ka dhacday Rio Palace, taas o...
08/03/2026

Maamulka iyo Dhakhaatiirta Isbitaalka Madina ayaa munaasabad Afur wadareed heer sare ah oo ka dhacday Rio Palace, taas oo lagu xoojiyay xiriirka shaqo, wadajirka iyo isfahamka ka dhexeeya Maamulka iyo Dhakhaatiirta Isbitaalka.

Kulankan ayaa u dhacay jawi wanaagsan iyadoo ay xubnuhu isku dhaafsadeen aragtiyo ku saabsan horumarinta adeegyada caafimaad iyo xoojinta wada shaqeynta si bulshada loogu sii gaarsiiyo daryeel caafimaad oo tayo leh.

Munaasabaddan Afurka ah waxay sidoo kale ka tarjumaysaa qiimaha Maamulka Isbitaalka Madina ay u leedahay midnimada, wadajirka iyo dhiirrigelinta Dhakhaatiirta & shaqaalaha, gaar ahaan bisha barakeysan ee Ramadan.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madina Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category