Mogadishu Heart Center

Mogadishu Heart Center Pioneers in Heart Health
"Your Heart, Our Priority"

Baaritaan joogto ah oo lagu sameeyo wadnaha waa tallaabo muhiim u ah ilaalinta caafimaadka guud.Fadlan Nagala soo xiriir...
12/04/2026

Baaritaan joogto ah oo lagu sameeyo wadnaha waa tallaabo muhiim u ah ilaalinta caafimaadka guud.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

11/04/2026

Waxaa muhiim ah in si degdeg ah loo daaweeyo caabuqyada ku dhaca cunaha si looga hortago waxyeellooyinka halista ah ee ku dhici kara wadnaha iyo xanuunnada daba-dheeraada ee la xiriira wadnaha.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Jimco wanaagsn.  .
10/04/2026

Jimco wanaagsn.

.

La socodka wadnahaaga waxey kaa caawinaysa ilaalinta iyo ka hortaga cudurada mustaqbalka ee wadnaha.Fadlan Nagala soo xi...
08/04/2026

La socodka wadnahaaga waxey kaa caawinaysa ilaalinta iyo ka hortaga cudurada mustaqbalka ee wadnaha.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

07/04/2026

Marka ilmaha lagu ogaado cudurada wadnaha talaabada ugu horeysa waa in si qoto dheer loo fahmo nooca cilada jirta Fahamka saxda ah ayaa ah furaha go’aaminta daaweynta ama qalliinka ugu haboon si loo badbaadiyo nolosha ilmaha loona hagaajiyo caafimaadkiisa mustaqbalka.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Waxaan mar walba u taagan nahay badbaadinta bulshadeena si ay u helaan adeeg caafimaad oo tayo sare leh iyo qalliimo hee...
06/04/2026

Waxaan mar walba u taagan nahay badbaadinta bulshadeena si ay u helaan adeeg caafimaad oo tayo sare leh iyo qalliimo heer sare ah lagu kalsoonaan karo.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

05/04/2026

Badqabka iyo caafimaadka wadnaha ee bulshadeennu waa mudnaanteenna koowaad.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

04/04/2026

Caafimaadka wadnaha ee caruurta waa arrin muhiim ah oo saameyn weyn ku leh koritaankooda iyo mustaqbalkooda.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Isticmaalka baaritaanada casriga ah ayaa ka dhigaya in si degdeg ah loo ogaado loona daweeyo xanuunada taasoo sare u qaa...
04/04/2026

Isticmaalka baaritaanada casriga ah ayaa ka dhigaya in si degdeg ah loo ogaado loona daweeyo xanuunada taasoo sare u qaadaysa tayada nolosha ilmaha.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

01/04/2026

Wiil yar oo πŸ–π£π’π« ah ayaa soo gaaray xaalad degdeg ah asago wadnihiisa ay ku urureen biyo halis ku ahaa noloshiisa
Ilaahay fadligiis waxaa si degdeg ah loogu sameeyay qaliin (pericardiocentesis) waxaana lagu guuleystay in laga saaro biyihii cadaadiska saarayay wadnaha.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Fariin Muhiim ahCalaamadahan waa digniin haddii aad dareento mid ama ka badan ha iska indha tirin si degdeg ah ula xirii...
31/03/2026

Fariin Muhiim ah
Calaamadahan waa digniin haddii aad dareento mid ama ka badan ha iska indha tirin si degdeg ah ula xiriir dhakhtar.

Fadlan Nagala soo xiriir: 𝟬𝟲𝟭𝟭𝟱𝟬𝟯𝟬𝟲𝟬

.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu Heart Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share