Kuwait Specialist Hospital

Kuwait Specialist Hospital We pay emergency service 24/7

Waxaan si naxariis leh u daryeelnaa bukaanadeena, annagoo mudnaanta siinayna caafimaadkooda, Ilaa ay ka helayaan bogsash...
31/03/2026

Waxaan si naxariis leh u daryeelnaa bukaanadeena, annagoo mudnaanta siinayna caafimaadkooda, Ilaa ay ka helayaan bogsasho buuxda, garabkooda ayaan joognaa, daryeel joogto ahna waan siinnaa.

29/03/2026

Xanuunka sokorowga hadii aan la xakameyn waxa uu keeni karaa dhibaatoyin caafimad oo qatar ah.

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š
26/03/2026

๐‰๐”๐Œ๐‚๐Ž ๐Œ๐”๐๐€๐€๐‘๐€๐Š

26/03/2026

Hadii aad rabto daryeel caafimad oo dhameystiran, nagu soo booqo isbitaalka oo hel daryeel caafimaad oo kugu haboon.

calaamadaha    waa xaalad saameysa dheelitirka hormoonnada jirka, Daryeel iyo ogaansho h**e ayaa ah fura ha caafimaadka ...
21/03/2026

calaamadaha waa xaalad saameysa dheelitirka hormoonnada jirka, Daryeel iyo ogaansho h**e ayaa ah fura ha caafimaadka wanaagsan.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐†๐’๐€๐ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐†๐’๐€๐ ๐๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š

Macaan-ku waa xaalad caafimaad oo u baahan feejignaan gaar ah xilliga Uurka, La socod joogto ah iyo daryeel caafimaad ay...
17/03/2026

Macaan-ku waa xaalad caafimaad oo u baahan feejignaan gaar ah xilliga Uurka, La socod joogto ah iyo daryeel caafimaad ayaa muhiim u ah badbaadada hooyada iyo ilmaha.

๐ŸŒ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐†๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ƒ๐ข๐š๐›๐ž๐ญ๐ž๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒMaanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay maalinta wacyi-gelinta sonkor...
10/03/2026

๐ŸŒ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐†๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐ƒ๐ข๐š๐›๐ž๐ญ๐ž๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ
Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa in ay tahay maalinta wacyi-gelinta sonkorowga Uuka aduunka.




Qaybta Hooyada & Dhalmada Daryeel naxariis leh, khibrad sare leh, iyo adeegyo caafimaad oo dhamaystiran oo lagu hubinayo...
09/03/2026

Qaybta Hooyada & Dhalmada Daryeel naxariis leh, khibrad sare leh, iyo adeegyo caafimaad oo dhamaystiran oo lagu hubinayo badbaadada hooyada iyo ilmaha.

Hadii aad rabto qaliimo caafimaad oo dhameystiran, nagu soo booqo      , oo hel qaliimo casri ah.
07/03/2026

Hadii aad rabto qaliimo caafimaad oo dhameystiran, nagu soo booqo , oo hel qaliimo casri ah.

Hadii aad ka cabaneyso xasaasiyada ku dhacda maqaarka, nagu soo booqo xarunteena      . waxaa heegan kugu ah dhaqtarka m...
04/03/2026

Hadii aad ka cabaneyso xasaasiyada ku dhacda maqaarka, nagu soo booqo xarunteena . waxaa heegan kugu ah dhaqtarka maqaarka timaha iyo cidiyaha.

Address

Wadada Sodonka
Mogadishu

Telephone

+252613292932

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuwait Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category