Drs Aamino cabdul caziz

Drs Aamino cabdul caziz drs amira

lam an educated guru and I like to share my knowledge with my people so that they can benefit from my profession Iam a midwife I would like to become a midwife

Sheeg Jawaabka saxda ah
05/01/2022

Sheeg Jawaabka saxda ah

Sheeg jawaabka saxda ah?1 Fadlan Like Saar Postigaan 2 Share dheh Postigaan
05/01/2022

Sheeg jawaabka saxda ah?

1 Fadlan Like Saar Postigaan
2 Share dheh Postigaan

31/03/2021
๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ( ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ถ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐˜† )Inevitable abortionDhiciskaan waa dhicis aan nooleen sidaa daraadeed xiligaas ilmo g...
31/03/2021

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—จ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ( ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ถ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ๐˜† )

Inevitable abortion

Dhiciskaan waa dhicis aan nooleen sidaa daraadeed xiligaas ilmo galeenka waa mid aan furneyn

Syptoms Calaamadaha

1 Mindhicir xanuun
2 Dhiig bax

Treatment Daawada

1 Glucose infusion 500ml 6xabo 1x2
2 Paracetamol tab 500mg 10xabo 1x2
3 Incomplete abortion

Incomplete abortion

Dhiciska nuucaana wuxuu leeyahay dhiigbax daran hooyaduna waxay dareentaa xanuun badan oo xaga caloosha ah xanuunkuna waa mid u eg sida foosha oo kale sidaas daraadeed dhiig buxu waxuu noqonkaraa mid siisocda ilaa uurka oodhan uu dhamaado

Symptoms Calaamadaha

1 Mindhicir xanuun
2 Ilmagaleenka oo furma
3 Dhiig kayimaada saxaha

Treatment Daawada

Ergometrine injection IM 0.5mg 1x1

F:G Cashiradaan Midwifery ga waxa ee no noqon donnaan Cashiro taxane ah oo maalin walba ka bixi doono halkaan ee ku xirnow

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜‚ ๐—”๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ผ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜… ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜‚ ๐—น๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต ๐˜€๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ

Drs Aamino Abdul caziz

28/03/2021

WCS
Xanuunka dhiiga caadada sababaha keena
Jawaabta:
Xanuunka dhiiga caadada dumarka caalamka barkooda way ka sheegtaan, xanuunkan oo loo yaqaano afka carabiga ุงู„ู… ุงู„ุฏูˆุฑุฉ ุงู„ุดู‡ุฑูŠุฉ ama ุนุณุฑ ุงู„ุญูŠุถ afka ingiriiskana โ€œDysmenorrheaโ€.
Gabadha inay dareento xanuun xiliga dhiiga caadada waa wax dabiici ah oo naagaha badankooda ku dhaca, taasna waxaa sabab u ah hormaanaadka oo isbaddala xiliga dhiiga caadada uu joogo, sidoo kale taas waxay keenaysaa inay qasanto caadada oo mar ay soo daahdo marna ay soo degdegto, waxaa kaloo dhici karta xanuunka caadada inuu ka yimaado jirro ka jirta gudaha xubinta taranka ama ilmagaleenka, ama barar inuu ka jiro afka ilmagaleenka, ama caabuqa joogtada ah ee afka ilmagaleenka.
inta badan waxaa lagu daaweeyaa marka la ogaado daawada intibiyootiga ama kaaniga uurka reeba, laakin waxaa muhimsan in baaritaan lagu sameeyo si loo ogaado sababka ugu muhimsan oo keenay xanuunka.

 .Mycoplasma genitalium waxay ku dhacdaa xubnaha taranka dumarka waana mid halis ahWaa bakteeriyada ugu yar oo la aqoons...
28/03/2021

.

Mycoplasma genitalium waxay ku dhacdaa xubnaha taranka dumarka waana mid halis ah

Waa bakteeriyada ugu yar oo la aqoonsaday sannadihii 1980-meeyadii, wuxuuna ku dhacaa dad yar oo lagu qiyaaso boqolkiiba labo, isagoo si gaar ahna ugu badan dhallinyarada qaan gaarka ah iyo kuwa ka hoseeya da'ada qaan gaarka.

Mycoplasma genitalium ayaa ah bakteeriya lagu kala qaado galmada, waxeyna xubnaha galmada kuridaa infekshan, waxaa kale oo lala xiriiriyaa dhalmo la'aan iyo inay dumarku ilmuha ku dilmaan.

"Walaaca aan ka qabo cudurkan ayaa ah inuu noqdo mid aad u faafa, ayuu yiri Matthew Golden oo ah agaasimaha caafimaadka dadweynaha iyo barnaamijka cudurka HIV-ga ee magaalada Seattle.

Dr Aamino

Share dheh

Address

Aminoabdiaziz17@gmail. Com
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618907428

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Drs Aamino cabdul caziz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram