Al ihsan sanca

Al ihsan sanca Isbitalka al ihsan sanca waxad ka helaysa daryeel cafimad oo tayo leh isbitalka waxa uu ku yala isgo

Sanad wacan oo wanaagsan oo ay ka buuxaan barako si toos ah wax u siiya,,,,🙏Asc walaalaha muslimiinta ah waxaa jira xogt...
09/01/2025

Sanad wacan oo wanaagsan oo ay ka buuxaan barako si toos ah wax u siiya,,,,🙏Asc walaalaha muslimiinta ah waxaa jira xogtan ka soo baxday hay’ada GIVE DIRECTLY FOUNDATION waan isku dayay waanan dabaqay walii bilaahi warkaas waa run waan helay waxaan bixiyay lacag diwaan galin ah $42.4 waxaana helay $1,163.9 walahi Kani waa halkaas link,https://wa.me/message/IRVOXGG23TYAH1 dhagsii si aad u codsato. aad baad u mahadsantahay SUPPORT ME

Isbital al ihsan sanca waxa lagu soo kordhiyay dhaqatirta kala ah cudurada haweenka caruurta iyo dhaqtarka guud kuwaas o...
31/01/2022

Isbital al ihsan sanca waxa lagu soo kordhiyay dhaqatirta kala ah cudurada haweenka caruurta iyo dhaqtarka guud kuwaas oo dhamaan fiisatooda ay tahay lacag la aan iyo kumbuyutarka uur kujirta iyo umuliso 24 saac heegan ah
Isbitalka waxa uu kuyala dhismaha sanca mall dhinca wadada aada bayxaani
Wixi faahfahin ah kala xiriir
0615449954
0625449954
Ama omarani222@gmail.com
Dr Omar mohamud omar

12/01/2022

Saan haday kugu dhici lahayd kawaran

08/01/2022
Waxa mar dhaw isbitalka al ihsan sanca indho fiiq lacag la'aan ah ka fulin doono Dr SHIINE is diwan galinta wa ay socota...
11/08/2021

Waxa mar dhaw isbitalka al ihsan sanca indho fiiq lacag la'aan ah ka fulin doono Dr SHIINE is diwan galinta wa ay socota
Wixi faahfaahin ah 0615449954

14/06/2021

Bishaaro waxa loogu bisharayna dadwaynaha ku nool Mogadishu iyo nawaxigeeda in Dr cabdi cali oo ku taqusasay cudurada caruurta uu ka shaqo bilabay xarunta al ihsan sanca

Al ihsan specialist hospital(sanca) wuxu ugu hambalyaynaya dadwaynaha muslimiinta ah dhalasha bisha shawal ee eid al fit...
12/05/2021

Al ihsan specialist hospital(sanca) wuxu ugu hambalyaynaya dadwaynaha muslimiinta ah dhalasha bisha shawal ee eid al fitr 🤲🤲🤲

01/02/2021

Kuso dhawaw AL-IHSAN SPECIALIST HOSPITAL(BRANCH SANCA) 24/7

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al ihsan sanca posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Al ihsan sanca:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram