Dr.Najib mohamed salad

Dr.Najib mohamed salad General and Laparoscopic Surgery Specialist
(Qaliimada Guud iyo Layserka(Laparoscpic)

02/12/2025

Qaliin guuleystay oo aan usameynay bukaan buro kaga taalay qanjirka thyroid

30/11/2025

Hool maalmeed keenu waa wax uqabadashada walaalaheena xanuunsan

Mogadishu Specialist Hospital

28/11/2025

🏨𝐁𝐮𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐱𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐱𝐚𝐦𝐞𝐞𝐭𝐢𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐬𝐞𝐫 𝐚𝐡(𝐥𝐚𝐩𝐚𝐫𝐨𝐬𝐜𝐨𝐩𝐢𝐜 𝐜𝐡𝐨𝐥𝐞𝐜𝐲𝐬𝐭𝐞𝐜𝐭𝐨𝐦𝐲) 𝐢𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐨 Mogadishu Specialist Hospital

22/11/2025

𝐌𝐨𝐰𝐝𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐥𝐚𝐠𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐰 𝐤𝐮 𝐬𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐚𝐚𝐭𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐠 𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐥𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐬𝐚𝐧𝐫𝐨 𝐢𝐧 𝐪𝐚𝐟𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐮𝐛𝐚𝐚𝐡𝐝𝐨.


Mogadishu Specialist Hospital

14/11/2025

🎤𝗠𝗼𝘄𝗱𝘂𝘂𝗰𝗮 𝘄𝗮𝗰𝘆𝗶𝗴𝗮𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮
👨‍⚕️𝗙𝗮𝗵𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗯𝘂𝗿𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗻𝗮𝗮𝘀𝗮𝗵𝗮: 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗵𝗼𝗿𝗲, 𝗻𝗼𝗼𝗰𝘆𝗮𝗱𝗮, 𝗶𝘆𝗼 𝗴𝗼𝗼𝗿𝘁𝗮 𝗹𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗱𝘀𝗵𝗼 𝗱𝗮𝗿𝘆𝗲𝗲𝗹
Mogadishu Specialist Hospital

07/11/2025

Xanuun kasta oo kaa qabto qeybta sare ee uur ku jirta maahan gaas ama gaas calooleed ,Calaamadaha Xanunada ku dhaco xameetida qaasatan dhagxaanta xaametida gala (gallbalder stones)waxa ay ukaan karaan xanuunada ku dhaca dheef-shiidka qeybtisa kore sida boog calooleedka(peptic ulcer diseases) Mogadishu Specialist Hospital

10/10/2025

xaanunka qabsin oo daaho mar aan waqti h**e wax laga qaban bukan waxa oo ku keeni kara in aw dilaaco noloshiisana aw saameyn ku yeesho gaari karta in doloshiina waayo. Mogadishu Specialist Hospital

Igu soo booqo Mogadishu Specialist Hospital oo hel talooyin iyo qaliimo  laxariira qeybta qaliimada guud iyo kuwa jeexdi...
28/09/2025

Igu soo booqo Mogadishu Specialist Hospital oo hel talooyin iyo qaliimo laxariira qeybta qaliimada guud iyo kuwa jeexdinta yar(laparoscopic surgery)

26/09/2025

Qaliinka xaamtida oo laparoscopic ugu sameyay bukaan la dhibanaa dhagxaanta xameetida Gala
Dr najib mohamed

جمعه مبارك
25/09/2025

جمعه مبارك

Igu soo booqo Mogadishu Specialist Hospital oo hel daryeel iyo dawo ku haboon xanuunkaaga
17/09/2025

Igu soo booqo Mogadishu Specialist Hospital oo hel daryeel iyo dawo ku haboon xanuunkaaga

👨‍⚕️𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗮  𝗶𝗶 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 ,𝗱𝗮𝗿𝘆𝗲𝗲𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗻𝘁𝗲𝘆𝗱𝗮 𝗸𝗼𝗼𝘄𝗮𝗮𝗱.Dr Najib mohamed Khaliimada guud iyo ...
04/09/2025

👨‍⚕️𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗶 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 ,𝗱𝗮𝗿𝘆𝗲𝗲𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗮𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗻𝘁𝗲𝘆𝗱𝗮 𝗸𝗼𝗼𝘄𝗮𝗮𝗱.

Dr Najib mohamed
Khaliimada guud iyo kuwa jeexdinta yar(laparoscopic surgery)

Address

Mogadishu

Telephone

+252618319411

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Najib mohamed salad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Najib mohamed salad:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category