Somali Blood Donation Volunteers

Somali Blood Donation Volunteers Waxa aannu ka shaqaynaynaa si aan hooyo dhiig u waayin
Wixi talo ah: .


0615527142
Abdikaadir muktaar mohamed
(1)

Our Vision

To improve the lives of patients, particularly Mother and Child through the power of humanity. Goal & Objectives of Voluntary Blood Donation

Goal: To wipe off the scarcity of blood and ensure availability of safe
And quality blood and other blood components. This will lead to alleviation of human sufferings, evenTo the far-flung remote areas in the country. Values

Stewardship: Taking care with all our processes and blood products to ensure we have the highest level of control and oversight of clinical results and financial performance. Integrity: Approaching all we do with openness and honesty. Accountability: Holding ourselves and our teams responsible for commitments and obligations to all of our constituents. Respect: Treating all people with high regard, consideration and appreciation, acknowledging individual diversity, contributions and successes. Excellence: Choosing to always be the best at what we do. Innovation: Employ creative thinking to improve our processes and practices, that we do every day, to meet the changing needs of our organization, our donors and the heath care community we support to b

Ka qeyb qaado badbaadada Abwaan Xirsidhuux hadii dhiigaagu yahay ama aad taqaan qof ah AB+, Deg deg haku gaaro KALKAAL H...
13/12/2025

Ka qeyb qaado badbaadada Abwaan Xirsidhuux hadii dhiigaagu yahay ama aad taqaan qof ah AB+, Deg deg haku gaaro KALKAAL HOSPITAL Banaadir ama soo wac.
1-Burhan Dini Farah 0615108019
2-Mahad 0614492020
3- Farah Qorsheeye 0616760988

Mahadsanidiin

Asc walal Si Naxariis leh ku jirto lo bahan yahaya  Dhiig  A- ah  deg deg ah  isbitaal jaziira  Plze  Hala  Caawiyo Wala...
24/10/2025

Asc walal Si Naxariis leh ku jirto lo bahan yahaya Dhiig A- ah deg deg ah isbitaal jaziira
Plze Hala Caawiyo
Walaal waa muhim dhiiga si lo Badabadiyo Walalal Somaliye
0613576162/615557416
🙏🙏🙏🙏🙏🙏

07/10/2025
Asxbeey wax manata u bahanaya dhiiga B- ah idinko Rali ah  waan idin ka codsanaya in aat igu Cawisay aniga ayaa u Bahan ...
05/09/2025

Asxbeey wax manata u bahanaya dhiiga B- ah idinko Rali ah waan idin ka codsanaya in aat igu Cawisay aniga ayaa u Bahan manta u Hesata qof igu dhawo muqdisho joogo Ha ligu Cawiyo plze

0619690900

Asc Walal si Nariis ku jirto lo Bana haya Dhiiga AB+ ah Aabe Somaliyeda oo ku jiro Kal Kaal Hospital oo ku yaalo is Gosk...
04/08/2025

Asc Walal si Nariis ku jirto lo Bana haya Dhiiga AB+ ah Aabe Somaliyeda oo ku jiro Kal Kaal Hospital oo ku yaalo is Goska Banaadir Wll cawa Waa Abe Qalin Waqtigan Salada Saran plze wax
Telka 0615303128

31/07/2025

Watch, follow, and discover more trending content.

Ah, xagaaga Finnishka! ☀️kooban, baraf khafiif ah... iyo waqtigii dhiig shubista.🧑 ⚕️ Bukaanku wuxuu u baahan yahay alaa...
22/07/2025

Ah, xagaaga Finnishka! ☀️
kooban, baraf khafiif ah... iyo waqtigii dhiig shubista.

🧑 ⚕️ Bukaanku wuxuu u baahan yahay alaab dhiig sanadka oo dhan, oo ay ku jiraan xilliga fasaxa.
📅 Balan qabso ama soo mar!
👉 veripalvelu.fi

💡 Hadda ma is dhiibi karo?

Wali waxaa jira wax aad ku caawin karto:
📣 ka hadal dhiig ku deeqista
❤️ lana wadaag boostiyada adeega dhiiga
👥Talooyin ku saabsan inaad dhiig ku deeqdo saaxiibka.

Hadalku waa nooc muhiim ah oo caawinta ah.
Waad ku mahadsantahay caawinta aad na caawisay!

Aah, Suomen kesä! ☀️
Lyhyt, vähäluminen… ja juuri sopiva verenluovutukseen.

🧑‍⚕️ Potilaat tarvitsevat verivalmisteita ympäri vuoden, myös lomakaudella.
📅 Varaa aika tai poikkea käymään!
👉 veripalvelu.fi

💡 Etkö voi luovuttaa juuri nyt?

Voit silti auttaa:
📣 puhu verenluovutuksesta
❤️ jaa Veripalvelun postauksia
👥 vinkkaa verenluovutuksesta kaverille

Puolesta puhuminen on tärkeä auttamisen muoto.
Kiitos, kun autat!

Salaam akhyaarta sharafta leh, waxaan filayaa inaad nabad qabtaan.walaahaha guruubkaan ku kujira Qofkii heli karo, waxaa...
26/06/2025

Salaam akhyaarta sharafta leh, waxaan filayaa inaad nabad qabtaan.

walaahaha guruubkaan ku kujira Qofkii heli karo, waxaa aad logu baahanyhy Dhiig B- Hooyo Somaliyeda ayaa ugu baahan

Qofkii dhiiga noocaas Sadaqeysanayo fadlan nagala soo xiriir *0612330448*

Mahadsnidiin.

Asc walaal Hooyo somaliyed  waxaa si degdeg ah ugu baahanta  hay dhiig 0-  wax ku jira isbitaalka DigferFadlan haddii aa...
07/06/2025

Asc walaal Hooyo somaliyed waxaa si degdeg ah ugu baahanta hay dhiig 0- wax ku jira isbitaalka Digfer
Fadlan haddii aad tahay Dhiig 0- ah ugu deeq Hooyo Somaliyed
Kala xiriir 0615577674

Please share gareey.

🩸 BIXID DHIIG – BLOOD DONATION SOMALIA 🇸🇴Channel cusub oo loogu talagalay badbaadinta nololaha!👉 Ku biir halkan: https:/...
04/06/2025

🩸 BIXID DHIIG – BLOOD DONATION SOMALIA 🇸🇴
Channel cusub oo loogu talagalay badbaadinta nololaha!
👉 Ku biir halkan: https://t.me/bixidhiig

Asxaabta qaaliga ah,

Ku soo dhawaada Bixid Dhiig, channel Telegram ah oo loogu talagalay in aan ku mideyno dadka diyaar u ah in ay dhiig bixiyaan iyo kuwo u baahan dhiig degdeg ah gudaha Soomaaliya.

Waxaa si joogto ah u dhacda in bukaan ku jira isbitaallada ay u baahdaan dhiig degdeg ah – laakiin xilliyadaas adag, la’aanta isgaarsiin habboon ayaa keenta in nolosho badan lunto taasi dhaxalsiiso reerka in wayaan reerka qof muhiim u ah.

Hadafka channel-kan waa:

✅ In aan si degdeg ah u helno dadka dhiigga bixin kara marka xaalad degdeg ah timaado
✅ In aan si wacyigelin ah ugu baraarujino bulshada muhiimadda dhiig-bixinta
✅ In aan dhisno shabakad iskaa wax u qabso ah oo dalka oo dhan ka shaqeysa
✅ In aan abaabulno maalmaha dhiig-bixinta guud ahaan magaalooyinka

Waxaan u baahanahay:

🩸 Dad caafimaad qaba oo diyaar u ah in ay dhiig bixiyaan mar kasta oo loo baahdo
📍 Dad kala jooga magaalooyinka kala duwan ee Soomaaliya
📢 Dad diyaar u ah in ay la wadaagaan fariinta, casuumaan asxaabtooda oo ay bulshada kusoo biiriyaan

Sidee ku caawin kartaa?
1. Ku biir channel-ka: https://t.me/bixidhiig
2. La wadaag asxaabtaada, ehelkaaga iyo bulshadaada
3. Noqo mutadawici badbaadiya naf – dhiig bixintu waa sadaqo badbaadineysa nolosha qof kale!

“Qofkii badbaadiya naf – wuxuu la mid yahay mid badbaadiyey dhamaan aadanaha.”
– Quraanka Kariimka (5:32)



Ku biir hadda ➡️ https://t.me/bixidhiig
Badbaadi Naf. Bixi Dhiig. Kaalay Noq Mutadawici.

Mahadsanidiin Dhiig-bixiyeyaasha Qaaliga ah – Dhiig-bixintiinnu Waa Badbaado NololeedHal dhiig-bixin oo keliya waxay bad...
04/06/2025

Mahadsanidiin Dhiig-bixiyeyaasha Qaaliga ah – Dhiig-bixintiinnu Waa Badbaado Nololeed

Hal dhiig-bixin oo keliya waxay badbaadin kartaa ama wax ka tari kartaa nolosha ilaa saddex qof. Dhiigga aad bixiso wuxuu noqon karaa rajo iyo nafis u ah qof wajahaya waqti adag—wuxuu noqon karaa waalid, ilmo, ama saaxiib u baahan gargaar degdeg ah. ❤️

Waad nagu deeqdeen nolol.

Ururka Somali Blood Donation Volunteers wuxuu si joogto ah ugu hawlan yahay ururinta dhiigga si loo helo gargaar degdeg ah oo lagu badbaadiyo nolosha dadka Soomaaliyeed ee u baahan. Adiga oo dhiig bixiyay, waxaad noqotay geesi dhab ah oo aan la iloobi karin.

Baaq Muhiim ah

Ballamo dhiig-bixin ah ayaa haatan laga heli karaa qaar ka mid ah xarumahayaga. Fadlan ka qeyb qaado hawshan samafalka ah ee na badbaadinta ku dhisan.

Maxaa lagaa doonayaa?
Inaad dhiiggaaga bixiso hal mar ayaa noqon karta farqiga u dhexeeya nolosha iyo dhimashada qof kale. Waxaad noqon kartaa sababta qof u arko berri kale, u helo daaweyn, ama uu dib ugu laabto qoyskiisa.

Mahadsanidiin – Dhiig-bixintiinnu waa hadiyadda ugu qiimaha badan ee nolosha lagu badbaadiyo.

Address

Waberi District
Mogadishu

Telephone

+252615527142

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Blood Donation Volunteers posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Blood Donation Volunteers:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram