23/10/2025
๐ KARIBU! ๐
Magaalada Nairobi waxaa dhawaan laga hirgeliyey Xalwo Kismaayo โ taasoo ah xalwada ugu dhadhanka wacan ee dalkeena Soomaaliya! ๐ธ๐ดโจ
๐ Goobta: Xaafadda Islii, Jaamka gaar ahaan aagga Masjid Sunna.
Fiiro gaar ah:
Xalwadan waxaa soo saara shaqaale si gaar ah u tababaran, lehna khibrad ka badan 20 sano oo ku saabsan diyaarinta iyo daryeelka macaamiisha. ๐ช๐ฝ๐ฌ
Ku soo dhowaada Reer Nairobi, ka faaโiidaysta dhadhanka dhabta ah ee Xalwo Kismaayo โ adeeg hufan, dhadhan gaar ah, iyo soo dhoweyn diirran!
๐ค๐ฝ๐
Agaasinka Qaybta Nairobi Sahal Rashiid Jelle ayaa Idin Leh Hala hala marhaba