07/04/2026
Maanta waa Maalinta Caafimaadka Adduunka.
Caafimaadku waa nimco weyn oo nolosha aasaas u ah. Aan ka shaqeyno ilaalinta caafimaadkeenna, daryeelka jirkeena, iyo wacyigelinta bulshada.
Bulsho caafimaad qabta waxay dhistaa mustaqbal wanaagsan.
Hambalyo Maalinta Caafimaadka Adduunka! ๐ฉบ๐