Somali Medical Association

Somali Medical Association Somali Medical Association (SMA)

15 February 2025: Patient Safety and Protocols Trainingโ€,Ururka Dhakhaatiirta Koonfur Galbeed Soomaaliya Southwest Somal...
16/02/2026

15 February 2025: Patient Safety and Protocols Trainingโ€,

Ururka Dhakhaatiirta Koonfur Galbeed Soomaaliya Southwest Somali Medical Association (SOSOMA) oo kaashanaya Ururka dhakhaatiirta Soomaaliyeed Somali Medical Association (SMA)iyo Hay'ada Private Sector Partnership in Health - PSPH (PSPH) waxa ay tababar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa โ€œPatient Safety and Protocolsโ€, u qabteen isbitaalada gaarka loo leeyahay ee ku yaalla magaalada Baydhabo.

Ujeeddada tababarku waxay ahayd xoojinta badbaadada bukaanka, hirgelinta hab-raacyada saxda ah iyo kor u qaadista tayada adeegyada caafimaad ee la siiyo bulshada.

Waan ku faraxsanahay wada shaqeyntan miro dhalka ah, waxaana rajeyneynaa in ay horseed u noqoto adeeg caafimaad oo ammaan ah, hufan, oo tayo leh.

Sawiro Lafoole ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐:  oo isku xilqaamay taakuleynta dadka ay saameeyeen abaaraha iyo baraka...
15/02/2026

Sawiro Lafoole ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐: oo isku xilqaamay taakuleynta dadka ay saameeyeen abaaraha iyo barakaca gudaha dalka. Iyagoo ka jawaabaya xaaladaha adag ee ka jira deegaanno badan, ururku wuxuu bilaabay qorshe degdeg ah oo gargaar caafimaad iyo mid biniโ€™aadannimo lagu gaarsiinayo qoysaska abaaraha so barakiciyeen.

Sawiro  Kaxda Qeybta 1aad: ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐:  oo isku xilqaamay taakuleynta dadka ay saameeyeen abaarah...
15/02/2026

Sawiro Kaxda Qeybta 1aad: ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐: oo isku xilqaamay taakuleynta dadka ay saameeyeen abaaraha iyo barakaca gudaha dalka. Iyagoo ka jawaabaya xaaladaha adag ee ka jira deegaanno badan, ururku wuxuu bilaabay qorshe degdeg ah oo gargaar caafimaad iyo mid biniโ€™aadannimo lagu gaarsiinayo qoysaska abaaraha so barakiciyeen.

๐Ž๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐กWaxaa la ogaysiinayaa dhammaan umada soomaaliyeed waxa jira abaaro baahsan dalka Ururka Dhaqaatiirta S...
15/02/2026

๐Ž๐ ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan umada soomaaliyeed waxa jira abaaro baahsan dalka Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed wuxuu qaban doonqa kulan muhiim ah oo loogu hadli doono abaaraha dalka ka jira
Culimada Dhaqaatiirta Bahda Caafimaadka Macalimiinta Ardayda
Bulshada rayidka ah
Ka soo qaybgalkaagu waa mid muhiim ah si loo xoojiyo Gargaar ka abaaraha dal ka
๐Ÿ“ Goobta: Prima Plaza Hotel
Taariikhda: 17/02/2026.

14/02/2026

๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ค๐ก๐š๐š๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐: oo isku xilqaamay taakuleynta dadka ay saameeyeen abaaraha iyo barakaca gudaha dalka. Iyagoo ka jawaabaya xaaladaha adag ee ka jira deegaanno badan, ururku wuxuu bilaabay qorshe degdeg ah oo gargaar caafimaad iyo mid biniโ€™aadannimo lagu gaarsiinayo qoysaska abaaraha so barakiciyeen.

Gudoomiyaha urur ka dhaqaatiir ta soomaaliyeed Dr luul mohamud mohamed ayaa ka qeyb gashay  ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐›๐š๐›...
14/02/2026

Gudoomiyaha urur ka dhaqaatiir ta soomaaliyeed Dr luul mohamud mohamed ayaa ka qeyb gashay ๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐š๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐š๐ค๐š๐ฆ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐ž๐ค๐ฌ๐ก๐š๐ง๐š๐๐š (๐ˆ๐๐‚)
Daqiiqadahani waxay ahaayeen kuwo dhiirrigelin leh, iyadoo xirfadlayaashayada la guddoonsiiyay shahaadooyin ka tarjumaya dadaalkooda iyo aqoonta ee ay kororsadeen.

Hambalyo mar kale dhammaan xirfadlayaasha caafimaadka ee qaatay tababarkan. Waxaan ku kalsoonahay in aqoontani ay wax weyn ka beddeli doonto badbaadada bukaannada iyo tayada daryeelka caafimaadka dalka.

10/02/2026

๐Ÿ“ธ Muqaalka guud ee barnaamijka: ๐‚๐Œ๐„ ๐จ๐ง ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐œ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ง๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ž๐š๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ฐ๐ž๐ž๐ค.
๐Ÿค๐Ÿ”ˆ๐Œ๐ž๐ž๐ญ ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ง๐š๐ฅ๐ญ๐ข๐ž๐ฌ
๐ƒ๐ซ ๐€๐ฅ๐ข ๐ƒ๐š๐ฐ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐
Consultant interventional pediatric cardiologist
๐ƒ๐ซ ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐ฌ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐
Cardiothoracic surgeon MBBS,MRCS, MCTS, EACTS & WSPCHS
๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ง๐š๐Ÿ๐ข๐œ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง
MBBS, MS(Cardiovascular Surgery), MRCSE

๐Ÿ“ธ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐š๐๐๐š :  barnaamijka:๐‚๐Œ๐„ ๐จ๐ง ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐œ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ง๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ž๐š๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ฐ๐ž๐ž๐ค.๐Ÿค๐Ÿ”ˆ๐Œ๐ž๐ž๐ญ ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ง๐š๐ฅ๐ญ๐ข๐ž๐ฌ๐ƒ๐ซ ๐€๐ฅ๐ข ๐ƒ๐š๐ฐ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž...
10/02/2026

๐Ÿ“ธ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐š๐๐๐š : barnaamijka:๐‚๐Œ๐„ ๐จ๐ง ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐œ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ง๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ž๐š๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ฐ๐ž๐ž๐ค.
๐Ÿค๐Ÿ”ˆ๐Œ๐ž๐ž๐ญ ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ง๐š๐ฅ๐ญ๐ข๐ž๐ฌ
๐ƒ๐ซ ๐€๐ฅ๐ข ๐ƒ๐š๐ฐ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐
Consultant interventional pediatric cardiologist
๐ƒ๐ซ ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐ฌ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐
Cardiothoracic surgeon MBBS,MRCS, MCTS, EACTS & WSPCHS
๐ƒ๐ซ ๐€๐›๐๐ข๐ง๐š๐Ÿ๐ข๐œ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง
MBBS, MS(Cardiovascular Surgery), MRCSE

๐Ÿ“ธ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ผ:  barnaamijka:๐‚๐Œ๐„ ๐จ๐ง ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐œ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ง๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ž๐š๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ฐ๐ž๐ž๐ค.๐Ÿค๐Ÿ”ˆ๐Œ๐ž๐ž๐ญ ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ง๐š๐ฅ๐ญ๐ข๐ž๐ฌ๐ƒ๐ซ ๐€๐ฅ๐ข ๐ƒ๐š๐ฐ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐Consultant in...
10/02/2026

๐Ÿ“ธ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ผ: barnaamijka:๐‚๐Œ๐„ ๐จ๐ง ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐œ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ง๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ž๐š๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ฐ๐ž๐ž๐ค.

MBBS, MS(Cardiovascular Surgery), MRCSE.

10/02/2026

Waalid ilamahaaga ka talaaal xanuunka gowracatada

๐Ÿ“ธ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ผ: Qeybta Lixaad.barnaamijka ๐‚๐Œ๐„ ๐จ๐ง ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐œ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ง๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ž๐š๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ฐ๐ž๐ž๐ค.
10/02/2026

๐Ÿ“ธ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜„๐—ถ๐—ฟ๐—ผ: Qeybta Lixaad.
barnaamijka ๐‚๐Œ๐„ ๐จ๐ง ๐ฐ๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐œ๐จ๐ง๐ ๐ž๐ง๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐ก๐ž๐š๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ฌ๐ž๐š๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ฐ๐ž๐ž๐ค.

Address

Jowhara Apartments, Block D, Room 2, KM5, Hodan District, Mogadishu/
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252617677999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Medical Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somali Medical Association:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram