Maternal Mercy & Development - MMD

Maternal Mercy & Development - MMD Maternal Mercy Development (MMD) is a Non Governmental Organization and not affiliated to any religi

21/02/2026

MENTAL BENEFITS OF FASTING

Fasting serves as a powerful catalyst for cognitive enhancement, primarily by triggering the production of Brain-Derived Neurotrophic Factor (BDNF).

This protein acts like a natural fertilizer for the brain, promoting the growth of new neurons and strengthening the synapses that facilitate learning and memory. By increasing neuroplasticity, fasting essentially primes the brain to process information more effectively and protects against age-related cognitive decline.

​Beyond structural changes, fasting shifts the brain's primary fuel source from glucose to ketones. This metabolic switch provides a remarkably stable and efficient energy supply, which many people experience as a "lifting of the fog." Unlike the energy spikes and crashes associated with frequent meals, ketone-fueled states often lead to heightened mental clarity, sustained focus, and a significant boost in alertness that can last throughout the day.

​On an emotional and psychological level, fasting promotes mood regulation and mental resilience. The process triggers "autophagy," a cellular cleansing mechanism that reduces systemic inflammation—a factor increasingly linked to anxiety and depression.

Furthermore, the act of voluntarily abstaining from food strengthens the prefrontal cortex, the area of the brain responsible for executive function. This builds significant "mental muscle," enhancing your willpower and discipline in other areas of life while fostering a more mindful relationship with hunger and consumption.

Sheekh Cali Wajiis”Waxaan qabaa in Gudniinka gabigiisa la joojiyo”
09/02/2026

Sheekh Cali Wajiis”Waxaan qabaa in Gudniinka gabigiisa la joojiyo”

24/01/2026

The United States has Totally pulled out from WHO.

Ifrah Foundation iyadoo kaashanaysa AmplifyChange, waxay qabatay kulan wadatashi ah oo loogu talagalay Ururada Bulshada ...
24/01/2026

Ifrah Foundation iyadoo kaashanaysa AmplifyChange, waxay qabatay kulan wadatashi ah oo loogu talagalay Ururada Bulshada Rayidka ah (CSOs). Kulankan ujeedkiisu waxa uu ahaa
• Xoojinta awoodda ururada ee ku aaddan u doodista sharciga ka hor tagga gudniinka hablood (FGM Bill).
• Dhisidda dhaqdhaqaaq midaysan oo ka shaqeeya ilaalinta xuquuqda iyo caafimaadka gabdhaha Soomaaliyeed.
• Wadaagista xeeladaha ugu habboon ee lagu gaari karo isbeddel bulsho oo waara.
Si wadajir ah.

MMD waxay ka mid ahayd ururada bulshada rayidka ee lagu martiqaaday.

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shir...
08/01/2026

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirka dib-u-eegista fulinta Qorshaha Qaranka ee la-dagaallanka Gudniinka Gabdhaha (FGM/EFM).

Shirka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta horumarka la gaaray, caqabadaha jira, iyo dardargelinta tallaabooyinka lagu ciribtirayo FGM, si loo xoojiyo ilaalinta xuquuqda gabdhaha iyo haweenka.

Ururka Maternal Mercy & Development (MMD) ayaa ka mid ahaa ururrada lagu casuumay shirka, kana qeyb galay doodaha iyo talo-wadaagga ku saabsan doorka bulshada rayidka ah ee ka hortagga FGM.

30/12/2025

Universal declaration of human rights (UDHR)

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan is-ku-duwi...
21/12/2025

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay kulan is-ku-duwid ah oo ku saabsan ka-hortagga Gudniinka Gabdhaha (FGM) iyo Guurka Degdegga ah (EFM), iyadoo kaashanaysa Isbeddel-wadayaasha Bulshada (Champions of Change).

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray:
• Dhibaatooyinka caafimaad, bulsho iyo nafsi ee ka dhasha FGM iyo EFM
• Kor u qaadidda fahamka muhiimadda Sharciga Ka-hortagga Gudniinka Gabdhaha (Anti-FGM Bill)
• Dardar-gelinta u-doodista siyaasadeed si sharcigaasi loo ansixiyo

Kulankan wuxuu muujinayaa dadaalka Dowladda iyo bulshada rayidka ah ee lagu ciribtirayo falalkan waxyeellada leh, laguna xaqiijinayo xuquuqda, karaamada iyo badbaadada gabdhaha Soomaaliyeed.

FGM & Guur Degdeg ah waa Xadgudub Xuquuqda Aadanaha ee loo geysto gabdhaha.

Maternal Mercy & Development (MMD) ayaa ka mid ahayd ururadii lagu martiqaaday kulankan muhiimka waxaan uga qeyb gallay dhowr xubnood oo shirka ama tababarka lagu casuumay..mmdsom.org

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo lagu dhisayo laguna hawlgelinayo ...
16/12/2025

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa qabatay kulan wadatashi ah oo lagu dhisayo laguna hawlgelinayo hannaan isku-duwid qaran, si loo kormeero loona taageero hirgelinta Qorshaha Qaran ee Ka-hortagga Gudniinka Gabdhaha (FGM).

Kulankan oo ay taageerayso GIZ, wuxuu xoojinayaa wada-shaqeynta hay’adaha kala duwan si loo ilaaliyo xuquuqda gabdhaha Soomaaliyeed.

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqda Aadanaha (Federal Republic of Somalia) waxay si rasmi ah u furtay maanta ololaha 16-ka Ma...
25/11/2025

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqda Aadanaha (Federal Republic of Somalia) waxay si rasmi ah u furtay maanta ololaha 16-ka Maalmood ee Ka-hortagga Rabshadaha Ku-saleysan Jinsiga, iyadoo sanadkan diiradda lagu saarayo rabshadaha ay fududeeyaan teknolojiyada.

Ku soo biir munaasabadda 25-ka Nofembar 2025. Ka qeyb qaado olalaha ka hortaga iyo la dagaallanka tacadiyada dumarka .

Maternal mercy and development MMD waxay ka mid ahayd ururada sidda rasmiga loogu martiqaaday ee ka qeyb gallaya. Munaasabadan ayaa ka dhacday Airport Hotel Mogadishu

aynu mideyno dadaallada si aan u joojinno xadgudubyada online-ka iyo kuwa bulsho.

“Jooji Gudniinka, Badbaadi Mustaqbalka Gabdhaha” 🌸✋Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa qabatay kula...
12/11/2025

“Jooji Gudniinka, Badbaadi Mustaqbalka Gabdhaha” 🌸✋
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa qabatay kulan muhiim ah oo lagu wacyigelinayo bulshada iyo hoggaamiyeyaasha isbeddelka si ay door firfircoon uga qaataan joojinta gudniinka gabdhaha.

Kulanka oo ka dhacay Hotel Hayat, November 2025, ayaa lagu iftiimiyay muhiimadda Xeerka Ka-hortagga Gudniinka (Anti-FGM Bill) iyo doorka uu ka ciyaari karo ilaalinta caafimaadka, karaamada, iyo mustaqbalka gabdhaha Soomaaliyeed.

Wasaaraddu waxay ku baaqday in bulshada, culimada, iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay si wadajir ah u taageeraan dadaallada lagu ciribtirayo dhaqankan waxyeellada leh.

Muqdisho, 19–20 August 2025 Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegga Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ...
20/08/2025

Muqdisho, 19–20 August 2025 Wasaaradda Caafimaadka iyo Adeegga Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay shirweyne wadatashi ah oo ay iskugu yimaadeen daneeyayaasha caafimaadka, kaas oo lagu daahfuray Mareegta GRM ee mashruuca Damal Caafimaad iyo Talaalka COVID-19.

Kulankan oo socday laba maalmood ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta, hufnaanta iyo isla xisaabtanka dhinacyada ka shaqeeya adeegyada caafimaadka, iyadoo mudnaanta la siinayo baahiyaha bulshada Soomaaliyeed.

28/07/2025

Traning

Address

Maka Almukarama Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maternal Mercy & Development - MMD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Maternal Mercy & Development - MMD:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram