31/03/2026
WARGELIN MUHIIM AH
Waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa
Ololaha Qalliimada Lacag-la’aanta ah (ENT)
Dhegaha, Sanka, Cunaha & Qurxinta
Wuxuu bilaabanayaa : 1-da April ilaa 1-da May 2026
Fadlan ka faa’iidayso fursadaan muhiimka ah!
oo Isdiiwaangeli hadda:
Wac: Lambarka gaaban ee 2002 ama
WhatsApp: +252 61 1111868