05/10/2018
Soomaali:
Bar caruurtaada iney dhaqaan gacmahooda xaaladaha soo socdo:
1.cunida cuntada ka hor
2.diyaarinta cuntada ka hor
3.ciyaarta kadib
4.xaywaanka taabashadiisa kadib
5.iyo shey kasta oo wasaq ah.
ku dhiirri gali iney adeegsadaan saabuun
English:
Teach your child to wash hands before eating or preparing food, after going to the toilet, and after playing or touching animals or dirty things. Use water and soap over hands and wrists. Dry hands thoroughly.